Natiijada Doorashada Ceerigaabo oo lagu dhawaaqay iyo sida kuraasida look ala helay

Ceerigaabo (Somaliland.Org)- Komishanka doorashooyinka ee degmadda Ceerigaabo ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyay natiijadda doorashadda deegaanka ee todobaadkii hore ka dhacday wadanka.

Waxa ka codeeyay degmadda Ceerigaabo dad tiradoodu tahay 66,988 codbixiye. Waxaana 21-ka Xildhibaan ee Golaha deegaanka Ceerigaabo ka kooban yahay ay asxaabtu u kala heleen WADDANI oo helay 6 kursi, KULMIYE oo helay 5 kursi, UMMADDA oo helay 4 kursi, UCID oo helay 2 kursi, RAYS oo helay 2 kursi, XAQSOOR oo helay 1 kursi iyo DALSAN oo helay hal kursi.

Tirada Codadka Guud 66988

1- Waddani 18828 waxaanu helay 6 kursi
2- Kulmiye -15866 waxa uu helay 5 kursi
3- Umadda – 13919 waxa uu helay 4 kursi
4- Ucid – 5658 waxaanu helay 2 kursi

5- Rays- 5114 waxaanu helay 2 kursi
6- Xaqsoor – 4898 waxaanu helay 1 kursi
7- Dalsan – 2714 waxanu helay 1 kurs
i

Somaliland.Org/Ceerigaabo