Komishanka Oo Shaaciyay Natiijadii Doorashadda Deegaanka Saylac

Saylac-(Somaliland.Org)-Waxa lagu dhawaaqay natiijadii ka soo baxday doorashada golaha degaanka ee degmada Saylac. Sidan waxa sheegay gudoomiyaha komishanka ee degmada Saylac, waxana uu intaasi raaciyay in xisbiga Kulmiye uu ku guulaysatay 6 xildhibaan, Wadani 4, Ucid 3, Xaqsoor 2, Umada 1 Dalsan 1.

Magacyadda 17-ka Xiuldhibaan ee Ku guulaystay Golaha Deegaanka Saylac

1. Daahir Barkhad Cali Dalsan Gadabuursi/Maxadcase/Bahabar Celi
2. Caateeye Cismaan Muumin Kulmiye Gadabuursi/Maxadcase/Bahabar Celi
3. Xuseen Iidle Barkhadle KUlmiye Gadabuursi/Maxadcase/Bahabar Celi
4. Cabdikarim Aadn Kibaar Kulmiye Gadabuursi/Habarcafaan/Reer Xaamud
5. Sacad Aadan Cige Kulmiye Gadabuursi/Makaahiil/Jibrir Yonis
6. Geesh Aadan Bile Kulmiye Ciise
7. Aadan Abdilahi Boodhle Ciise Kulmiye Ciise
8. C/Kariim Nuur Cisman UCID Gadabuursi/Maxadcase/Bahabar Celi
9. Xasan Nuur Cali UCID Gadabuursi/Makaahiil/Jibrir Yonis
10. Maxamud Cigaal wacay UCID Ciise
11. Axmed Maxamud Farax Umada Ciise
12. Mustafe Xasan Cabdilahi Wadani Gadabuursi/Maxadcase/Reer Maxamed
13. Maxamed Daahir Camir Wadani Gadabuursi/Makaahiil/Reernuur
14. Cabdiraxman Muuse Diiriye Wadani Gadabuursi/Maxadcase/Bahabar Celi
15. Cabdinaasir Jamac Hoori Wadani Ciise
16. Siciid Muuse Xaqsoor Ciise
17. Axmed Migil Ciiltire Xaqsoor Ciise

Cabdalle Cali Yuusuf
Somaliland.Org/Boorame