Agaasimaha Cisbitaalka Berbera oo ka hadashay dhaawacyadda 20 qof oo ku dhaawacmay shil baabuur

Berbera (Somaliland.Org)- Shil baabuur oo gaystay dhaawaca dad gaadhaya illaa 20-qof ayaa dhaawacooda lagu dawaynayaa cusbitaalka guud ee magaalada Berbera, kuwaasi oo ku dhaawacmay shil baabuur oo shalay ka dhacay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Bera kuwaasi oo doonayay inay ka soo codeeyaan magaaladda Berbera. Agaasimaha guud ee cisbitaalka guud ee magaalada Berbera marwo Caasha […]

Nabad Ku Codeeya: Nabad! Nabad! Nabad!

Maalinta Arbacada ah ee Barrito oo Bishan aynu ku jirnaa ay tahay 28ka November ayay mar kale dadweynaha reer Somaliland u dareerayaan doorashada golayaasha deegaanka oo ay ku dooran doonaan xildhibaanada ay u diranayaan inay u adeegaan shanta sanadood ee soo socda.

Shacabka waxaan uga digayaa nin ubadkiisii qurbaha yaalaan inuu fidma geliyo oo danahoodda baabiyo

Waxaan berito waaberigga aan gelidoonaa maalin taariikhiya oo shacab weynaha reer Somaliland qayb ku suntan noqon doonta geedi socodka iyo sooyaalka taariikhda dalkan Jamhuuriyadda Somaliland leeyahay. Waxaynu dhamaanteen u dareeri doonnaa goobaha cod bixinta iyo xildhibaanadda aan codkeenna siinayno inagoo farxad iyo rayn rayn weyn ku jira oo ubax isu dhiidhiibayna dhamaanteen urur kastaynu nahay, […]

Guddoomiye Ku xigeenkii XAQSOOR Ee La Afduubay Oo Saaka Waabarigii soo Gaadhay Laascaanood

Laascaanood (Somaliland.Org)- Guddoomiye Ku xigeenka Koowaad ahna Murrashaxa madaxweyne Ku xigeenka ee Urur-siyaasadeedka XAQSOOR Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali Sandulle) oo ay shalay galab koox nabad diid ahi ka afduubeen jiida u dhaxaysa deegaammadda awr-boogays iyo Xudun oo ka tirsan Gobolka Sool, ayaa la soo daayay xalay niskii dambe, waxaanu saaka waabarigii soo gaadhay magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool.

CODKAAGA KU CIIDAMI-2 SOCDAALKEYGII AWDAL

Waxay ahayd casar gaab isniineed xiligaan la safaray wafdiga Madaxweyne Xigeenka Mudane Cabdirahman Saylici oo u ambabaxay gobalada galbeedka. Waxaanu galnay maqrib dabadeed magaalada Boorame anagoo sii marnay dariiq dheer oo laami ah bal se u baahan dayac tir iyo dhammeystir ay ka muuqato hawl qabyo ah oo socota oo hareeraha ay tuulantay ciid iyo […]

“Waa Doorashaddii u Horeysay ee ka dhacda degmada Xudun, Waxaanay Sugaysaa Xuquuqdayadda”

Hargeysa(Somaliland.Org)- Guddoomiyaha degmadda Xudun ee gobolka Sool, Faarax Cali Ibraahim ayaa sheegay in ku faraxsan yihiin inay markii u horeysay jiida degmadaasi ka dhacdo doorashadda dawladaha Hoose ee wadanka ka qabsoomaysa Arbacadda todobaadkan. “Waxaan maamul ahaan ku faraxsan nahay shacbiga degmaduna aad u soo dhaweeyeen in markii u horaysay ay doorashaddii deegaanku ka qabsoomayso degmadda […]

Carraddu Nabad Bay Rabtaa Codkaagana Xor baad u tahay

Shacbiga Somaliland waxa ay maalinta Arbacada ee toddobaadkan u codeynayaan doorashadii labaad ee goleyaasha degaanka degmooyinka Somaliland. Doorashadani sida oo kale waa doorashadii shanaad ee si nabadgelyo ah uga dhacda dhulka Somaliland tan iyo intii ay madaxbanaanideeda la soo noqotay Jamhuuriyadda Somaliland. Doorashooyinkaasi isdabayaalay waxa aynu caalamka kaga helay magac iyo sumcad weyn oo ilaa […]