Khudbadii Madaxweynaha Somaliland warbaahinta u mariyay shacbiga

Hargeya(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somalikland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maalin ka hor doorashada deegaanka ee maanta ka qabsoontay dalka, waxa uu khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysay warbaahinta u mariyay shabciga Somaliland.