Mahad Allee Codkeenii Waynu Ku Ciidaminay

Ugu horreyn, hanbalyo iyo bogaadin aan la wadaago shacbiweynha Soomaliland, xaakim iyo muwaadinba. Waa sharaf aynu dhammaan wadaagno, si gaar ah aan hanbalyeeyo hoggaamada xisbiyada iyo ururada iyo musharaxiinta: KULMIYE, UCID, XAQSOOR, WADANI, DALSAN, UMMADDA, IYO RAYS, sidoo kale aan hanbalyo gaar ah u tabiyo hawlwadeenada doorashooyinka iyo hay’adaha nabadda.

Ifafaalaha Guusha KULMIYE Ee Doorashadda Deegaanka iyo Qodobadda Sababay

Dadweynaha Somaliland ee ku dhaqan gobolladda iyo degmooyinka dalka, ayaa mar kale sanduuqa codbixinta doorashaddii deegaanka ku muujiyay kalsoonidda iyo hanka ay u hayaan xukuumadda afraad ee Somaliland ee uu majaraha u hayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Inta Badan 23-ka degmo doorasho ee ay ka qabsoontay doorashadii labaad ee Dawladaha hoose ee 28-kii bishan […]

Hambayo Ummadda reer Somaliland

Asalaamu Caleykum, Aniga oo ka wakiil ah Shaqaalaha xukuumadda iyo jaalliyadda reer Somaliland ee ku sugan dalkan Britain waxan halkan hambalyo iyo bogaadin u marinayaa shicib weynaha reer Somaliland iyo dawladdeenna, anigoo ku bogaadineya kuna hambalyeynaya sidii waddaniyaddu ku dheehnayd ee ay shalay (28/11/12) u guteen waajibkii qaran uguna hiiliyeen qaddiyaddooda markii ay sida sharafta […]

Mucaaridka Congo oo diidey inay joojiyaan qabsashadda Caasimadda Goma

Congo: (Somaliland Org) Xoogagga Mucaaridka falaagoobey ayaa gacanta ku haya caasimadda Goma ee Jamhuuriyadda Dimuquraadigga ee Congo maalintii Salaasadda, saacaddo kadib wakhtiggii kama danbaystaa ee ay u qabteem hogaamiyayaasha gobolku iyo Midowga Afrika in ay wakhtigaasi caasimadda kaga baxaan ayaa muddo dhaaftay. Hogaamiyaha kooxda siyaasadda mucaaridka ee lagu magacaabo M23, Jean-Marie Runiga ayaa ugu sheegay […]