Taageereyaasha KULMIYE ee Burco oo banaan baxyo waaweyn ka dhigay Magaaladda Burco

Burco (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo wafti uu hugaaminaayay oo ka tirsan xisbiga Kulmiye iyo golaha baarlamaanka Somaliland ayaa maanta taageerayaasha xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer kala qaybgalay ,banaanbaxa ololaha doorashadda golaha deegaanka oo gashay maalintii Sedexaad . Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee magaalada Burco banaanbaxa doorashadda ka dhigay oo […]

Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal tacsi ah u diray qoyskii CUMAR NUUR AXMED

Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo dhamaan shacbiga reer somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MARXUUM, CUMAR NUUR AXMED oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qayb-qaatay halgankii nabadaynta iyo dawladnimada Jamhuuriyada Somaliland oo 29/10/2012 bishan ku geeriyooday Magaalada Burco laguna aasay. […]

Jamaal Cali xuseen: Aqoon yahan u qalma Murashax Madaxweyne

Horta arrimaha Ilaahay[sw] ayaa iska leh oo wax waliba wuxuu ku yimaada doonista EEBBE, maanta iyo barri qofna kuma xisaabtami karo,waxaase u furan ficil iyo inu tallaabo kasto uu qaadayo,Koreeye Ilaahay[sw] isku xidho,isku dhiibo oo aanu odhan waxaas ayaan qabanaya. Si kastaba ha ahaatee, waxa hubaal ah in uu Jamaal Caawa u taagan yahay Qadiyada […]

Shir Lagu gorfeynayay Horumarinta Aqoonsi raadinta Somaliland Oo ka furmay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirrada Wasaaradaha Qorsheynta iyo Kaluumeysiga Somaliland, ayaa maanta ka qeyb agalay shir lagu gorfeynayay horumarinta iyo hayaanka ictiraaf raadinta xaqa u leeyahay dalka Somaliland iyo wadahadalada u furmey Somaliland iyo Somaliya qaabka ug haboon ee loo furayo. Shirkan oo ka furmey Hotel Ambasodor Magaalada hargeysa oo ay soo qaban qaabisey machadka Soradi oo […]

Khudbadii Guddoomiyaha Iyo Murashaxa Madaxweynaha UCID ka jeediyeen shirkii Golaha dhexe

Hargeysa (Somaliland.Org) -Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta kalfadhigiisii shanaad ee Golaha dhexe oo ku qabsoomay Huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa si rasmi ah ugu doortay Murashixiinta jagada Madaxweynaha iyo madaxweyne xigeenka xisbigaas. waxaana loo doortey musharaxa madaxweynaha Md. Jamaal Cali Xuseen,halka Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka loo doortay Md. C/rashiid Xasan Mataan.