Wefti Ka socday Baanka Aduunka Oo shir La Yeeshay Ganacsatada Magaalada Gabiley

Gabiley(Somaliland.Org)-Saraakiil sar-sare oo ka socotay Baanka Aduunka ayaa shalay Kullan ballaadhan kula yeeshay Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Gabiley Hoolka Shirarka ee Xarunta Dawlada/hoose ee Magaalada, kaasi oo ay ku soo bandhigayeen Qorshe lagu maal-galinayo Ganacsatada , isla markaana loogu samaynayo koboc dhaqaale Dadwaynaha Reer Somaliland. Kullankan Saraakiisha Baanka Aduunka iyo Ganacsatada Reer Gabiley ay ku […]

Sadex urur siyaasadeed Oo walaac ka muujiyay kharashka muraaqibiinta

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyeyaasha saddexda urur siyaasadeed ee WADDANI, UMADA, DALSAN, Md. C/raxmaan C/laahi (Cirro), Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Eng. Ismaaciil Aadan Cismaan, ayaa markii u horeysay habeen hore isoo hor-fadhiistay dood lagu lafo-gurayay doorashada Goleyaasha deegaanka ee lagu wado inay dalka ka qabsoonto 28-ka Bisha November ee fooda inagu soo haysa.

Booyad Siday 19 Kun oo Litir oo shiidaal ah ku Dhacday Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org) – Booyad Isjiid ah oo siday shidaal lagu qadaray 19,000 oo litir oo naafto ah, ayaa caawa ku qalibantay xaafadda Jigjiga yar ee magaalada Hargeysa, ka dib markii buudhiga danbe ee Isjiidhka danbe ahi furmay. Mulkiilaha shidaalkani oo la yidhaahdo C/qaadir Cali Cilmi, ayaa noo sheegay in budhigii danbe ee booyada siday shidaalkani […]

Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood ka yeeshay Siyaasadda Gudaha ee dalka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Saleebaan Maxamuud Aadan waxa ay dood ka yeesheen qodobka siyaasadda arrimaha Gudaha ee waddanka oo ka mid ah ajandayaasha horyaalla golaha. Mudanayaashu aragtiyo kala duwan ka bixiyeen qodobo ay ka mid yahiin Arrinta nabadaynta Gobolada Bari gaar ahaan deegaanka Buuhoodle […]

Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray qoyskii Marxuum- MAXMED XASAN AXMED (NABADIID)

Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u Dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM MAXMED XASAN AXMED (NABADIID), oo ku geeriyooday (23.09.2012) Magaalada Hargeysa, Madaxweynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa MARXUUM-Ka inuu naxariistii janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qoyskii uu ka baxayna […]

Komishanka Oo Digniin U Jeediyay Axsaabta ka qeyb galaysa tartanka Doorashada Deegaanka

Olalaha Doorashada oo Bilaabmaya 30 October 2012-ka Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka Md. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari) ayaa u soo jeediyay Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadu inay u hogaansamaan Xeerka anshaxa doorashada ee ay dhawaan saxeexeen, waxaanu uga digay in aanay wax kaanbayn ah samayn. Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka qaranka oo u waramayay caawa wakaalada […]

Gudiga Horumarinta Togdheer Oo Ka Warbixiyay Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Burco Iyo Hargaysa

Burco (Somaliland.Org)- Gudiga Horumarinta Gobolka Togdheer ayaa Kulan balaadhan oo ay maanta Ku qabteen Magaalada Burco waxa ay kaga Warbixiyeen Qorshahooda ay ku dhisayaan jidka isku xidhaya magaalooyinka Burco, Oodweyne iyo Hargaysa waxaana kulankani goob joog ka ahaa cuqaal, Ganacsato, Gudida gacanta ku haysa dhismaha wadadani iyo wax garad kale oo tira badan. Cawil Yuusuf […]