Dhagayso khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyay dhagax-dhiga xarun lagu daryeelayo agoomaha
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarun balaadhan oo lagu daryeelayo agoomaha oo ay dawlada Kuwayt ka dhisayso bariga caasimadda Hargeysa.
xaruntan oo ay ku baxayso sadex Milyan oo Dolar, waxa loogu tallo galay in lagu xanaaneeyo in ku dhow 700 oo caruur agoomaha.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafladii dhagax dhiga dhismaha xaruntan ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayo ahmiyadda mashruucani u leeyahay dalka.
Riix halkan Hoose si aad u dhagaysatid
