Maamulka Tog-dheer oo Go’aamo laga soo saaray Biyo gelinta Burco

Burco (Somaliland.Org)- Badhasaabka gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayar iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan laamaha Dawlada ee gobolkaasi ayaa maanta ka hadlay shirkado gaar looleeyahay oo magaalada Burco biyo galin ka waday sanadadii u danbeeyay kuwaasi oo ay ugu baaqeen in ay biyogalinta joojiyaan. Masuuliyiintan ayaa sheegay wakaalada biyaha Burco in ay ku filaatay biyo […]

Go’aamo Nabadeed oo beelaha Buuhoodle iyo Qori-lugud ka soo saareen Colaadii Kalshaalle

Kalshaalle (Somaliland.Org)- Ergooyin ka kala socday beelaha bariga Burco iyo Buuhoodle, ayaa shalay kulan ay ku yeesheen deegaanka Kalshaale waxay ka soo saareen go’aamo nabadeed oo lagu sii ambo-qaadayo nabad-gelyo buuxda oo lagu soo dabaalayo ammaanka iyo nabadaynta beelaha deegaankaasi. Wadahadaladan oo ay isugu yimaadeen labada dhinac waxa ka qeyb galay ergooyin gaadhaya ilaa 70 […]

Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal Tacsi ah u diray qoyska Wasiirka daakhiliga

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray qoyska Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur) oo aabihii maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu wuxuu dhambaalkaasi tacsida ah ku sheegay dhambaal tacsi ah oo uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul, dhambaalkaasina wuxuu u dhignaa sidan:- […]

Tacsi ku socota Qoska Ilma Kabadhe Cabdillaahi

Gaafuun, Maxamed Gaafuun, Ibraahim Dalqaf, Cabdillaahi Sandheere, Fu’aad, Qoortumaale, Hamse Suudi, Cabdirisaaq Suudi, Cabdi Buushe Muruq-liqe. Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan geeridii naxdinta ahayd ee k u timi Ilma Cabdillaahi Kabadhe oo ay Hooyadood Marxuumad Faadumo Cali Xasan oo shalay ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Hargeysa. waxay Marxuumadda Illaahay uga baryayaan in Janadiisa ku […]

Madaxweynaha Oo Tacsi U Diray Qoyskii Marxuum Nuur X. Jaamac Oo ku geeriyooday UAE

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi u diray bahdii tacliinta sare iyo qoyskii uu ka geeriyooday Marxuum: Nuur X. Jaamac Maxamed (Nuur Camiye) oo ka mid ahaa aasaasayaashii tacliinta Somaliland oo Jimcihii shalay ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. dhambaalkaas tacsida ah oo uu soo saaray Afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul, […]