OPINION

Hambalyo Maher Wacan

Haybe Axmed Yuusuf iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Caasha Yuusuf Halac iyo Carruurteeda, Carab Yuusuf Halac iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Saleebaan Yuusuf Halac iyo Carruurtiisa, Xasan Yuusuf Halac, Cabdi Bille Halac,Axmed Xasan Buraale iyo Xaaskiisa Kiin Cali Faarax iyo Carruurtooda, Shugshir Yuusuf iyo Carruurteeda, Cali Kayse Saleebaan Geel-dabar’ iyo xaaskiisa iyo Carruurtooda Xiis Axmed Kabadhe iyo Gabmiil Saleebaan Yuusuf iyo Carruurtooda, Nuura Xiis Axmed iyo Carruurteeda, Faarax Maxamed Axmed iyo Xasakiisa, Yuusuf Maxamed Cali Cariish iyo Xaaskiisa, maxamed Jaamac Xasan, Sadaam Haybe Axmed Yuusuf iyo Maxamed Aamiin Haybe Axmed Yuusuf, Cabdillaahi Yuusuf Xuseen iyo Caruurtiisa, Aamina Yuusuf Xuseen iyo Odaygeeda iyo Carruurtooda, Jaamac Hirad Yuusuf Xaaskiisa yo Carruurtiisa, Yaasiin Faarax iyo Xaaskiisa, Xasan Axmed Yuusuf iyo Xaaskiisa, Samsam Jaamac iyo Carruurteeda, Axmed Saleebaan Yuusuf iyo Xaaskiisa. Rashiid Faarax Cabdi Waraabe iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Cali Faraax Cabdi Waraabe iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,Maxamed Jaamac Cali Faarax, Shamis Faarax Cabdi Waraabe, Siraad Faarax Waraabe Xaliimo Rooble Cabdille.Dhamaan Dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan

Boqorka iyo Boraqada Xuseen Cawad Cali (Sanyare) iyo Hooda Maxamuud Cumar Fariid oo maher koodu ka dhacay Huteelka Maan-soor ee Magaalada Hargeysa 27 August 2012, waxaanay leeyihiin aqalkiina ku gaadha bash iyo barwaaqo


TOP