Sidee ayuu u dhaqan geli Go’aankii xukuumaddu ka qaadatay xiliga kala guurka G/ deegaanka?

Faallo…Cumar M.Faarax Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu dhawaan si feejigan oo taxadar leh u hoggo-tusaaleeyay Goleyaasha deegaanka dalka oo uu ku goodiyay inay wax ka qabtaan qabyooyinka badan ee horyaala xiligan oo ay shan sanadood muddo dhaaf ku sii fadhiyaan xafiisyadooda. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in Goleyaasha deegaanku ka baaqsadeen horu-socodkii […]

Degmada Laas-qoray oo si weyn loogu soo dhaweeyay Masuuliyiinta cusub ee degmadaasi

Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxa magaalada xeebeedda degmada Laas-qoray iyo deegamada hoos yimaadaba si balaan loogu soo dhoweeyay masuuliyiinta maamulka cusub ee dhowaan loo soo magacaabay degmadaasi. Mauuliyiintani oo ka koobnaa gudomiyaha cusub ee degmada laas-qoray Maxamed Hayaan Cashare iyo xog-hayihiisa Maxamed Axmed (Caano-boodhe) ayaa markii ay gaadheen duleedka magaalada laas-qoray waxa halkaasi kaga hor-yimi oo si […]

Dawladnimaddu waa Dugsi inoo Wada Adeegga !

Muxaafid yo Mucaarid waa faraqa keliyaata ee shacab ku kala suntanyahay, marka dowladnimo iyo nidaamkeedda laga hadlaayo. Waa wax qabad iyo tartan xora oo ummadda loogu raadinaayo horumar, nidaam hufan iyo barwaaqo lagaga guuro Jahliga,Gaajadda, Cadaalad daradda, sinnaan la,aanta iyo Midnimo xumadda keenta burburka iyo basan baaska maanta Qaaradda Afrika sidda weyn uga jirta, taasi […]

Go’aamadii Shirkii lagu soo gunaaday Boorame oo la shaaciyay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxa si rasmi ah loo shaaciyay go’aamadii ka soo baxay shirkii TOL ee ka socday dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Boorame. Waxa war-murtiyeedkii ka soo baxay ayaa la soo bandhigay waxaanu u dhignaa sidan:- BAYAANADA SHIRWAYNAHA TOLKA • In wixii khilaafaad jira noocuu doonoba ha ahaadee sida ugu dhaqso badan loo […]

Reer Gabiley Waa Qoomiyad Madax-banaan Qarankana Miisaan Wayn iyo Qiimo Ku Leh

Gabiley iyo degmooyinka hoos yimaadaa waxay noqdaan meelaha markaaba lala soo boodo marka doorashooyin la xasuusto. Waa gobol baaxadda dhulkiisu ka yar tahay gobolada Togdheer, Sanaag iyo Maroodi Jeex laakiin tirada dadka ku nool ayaa ka badan baaxada dhulka uu ku fadhiyo gobolka Gabiley. Waa deegaan marka 3 kiiloo mitir la socdaba aad gaadhayso meel dad badani ku nool yahay oo tuulo ama magaalo ah.

Xisbiga KULMIYE oo xaflad balaadhan u sameeyay siyaasiyiintii UDUB ka baxday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xaflad balaadhan oo loo sameeyey xubnihii dhawaan ku soo Biiray xisbiga Kulmiye eek a soo diga rogtay Xisbiga UDUB ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa,Xaf-ladaasi oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan C/llahi ismaaciil-(Saylici),hogaanka sare ee xisbiga kulmiye iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda.

Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal Tacsi ah u Diray Abiib Timacad oo xaaskiisii geeriyootay

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa, Diiriye Nuur (Abiib Timacad) Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Qoyskii ay ka baxay MARXUUUMA, KHADRA XASAN KAAHIN oo ahayd Xaaskii La-taliyaha Madaxweynaha mudane Abiib Timacad. Markuumada oo ku geeriyooday magaalada Jiggiga ee Wadanka Ethiopia, 25/08/20102, laguna aasay Jigjiga. Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY […]