Nin Maydkiisa Aan La Aqoonsan Oo 2 Maalmood Yaala Cusbitaalka Hargeysa

Hargaysa (Somaliland.Org):- Suldaan Cawil Maxamed Warsame oo ka mid ah salaadinnta Hargaysa oo xalay la soo xidhiidhay wargeyska Dawan ayaa sheegay in uu baafinayo nin aan la aqoonsan oo uu shalay baabuur ku jiidhay wadada marta dooxa hargaysa gaar ahaana meesha la yidhaahdo beerta sayidka. Suldaanku waxa uu sheegay in ninkaasi oo aan la aqoonsan […]

Haweenka Reer Kuweyt Oo Dalbanaya Rag Iib Ah Oo Ay Guursadaan

Kuweyt (Somaliland.Org) Haweenay lagu magacaabo Salwa Mudiiri oo ah siyaasiyad hore isugu sharaxday in ay ka mid noqoto Baarlamaanka dalka Kuweyt ayaa xukuumada iyo Baarlamanka dalkaas u soo jeedisay in ay u ogolaadaan haweenka dalkaas in ay soo iibsan karaan rag ay guursadaan oo ah rag muslimiin ah, oo qurux badan isla markaana dabeecad wanaagsan oo masaakiin ah.

Nin Isticmaali Jiray Kiniinada Bidaarta Lagula Dagaalamo Oo Gabadh Isu Bedelay

Maraykan (Somaliland.Org) Ninkan u dhashay wadanka Maraykanka oo si xoog leh u isticmaali jirey kiniinada bidaarta lagula dagaalamo ayaa gebi ahaanba muuqaalkii jidhkiisu waxa uu u ekaaday muuqaal qof dumar ah. Ninkan oo lagu magacaabo While William Mckee ayaa waxa uu lahaa bidaar aad u weyn oo madaxa kaga dhigtay, taasoo uu aad u nebcaa, had iyo jeerna uu u isticmaali jirey kiniino iyo dawooyin kale oo bidaarta lagula dagaalamo.

Salaadiin Dhambaal Tacsi ah u diray Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye Cali Gebilay Prof Axmed Xasan Caafi Xildhibaan C.raxmaan Axmed Cartan Weriye Cabdale Cali Yuusuf Maxamed Nuur Muuse Bili bili Xildhibaan Diini C/laahi Hande Xildhibaan Maadi Xuseen Cadar Maxamed Aadan Ibraahin “D,aadan” Caaqil Cismaan Caynaan 11. Muxumed Dile Muxumed Faaliye Dheere 12. Abokor Xasan Caafi Madaxweyne ku xigeenka […]

Somaliland: Government Enters Temporary Cessation of Somali Talks

Dr Mohamed A Omar in his office”Talks cannot continue when the mandate of our counterparts is at an end” Dr Abdilahi A Omar By: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The third phase of talks with Somalia will commence after ongoing political shifts are complete. This was announced by Somaliland’s Minister of foreign affairs during […]

Warqad furan oo ku Socota Gudida komishanka Qaranka Somaliland

Mudane gudoomiye sida laga wada warqabo waxaad dhawaan socdaalo ku soo wada marteen dhammaan gobolada iyo degmooyinka dalka si aad dib ugu soo shaqaalaysiisaan gudiyadii hore ee komishanada gobolada iyo degmooyinka dalka . Si kastaba ha ahaatee markii uu soo shaac baxay wararka ku saabsan soo xulida gudiga cusub ee komishanka degmada lughaya ee gobolka […]

Maayar Degmadiisu abaaraysan Tahay Oo Daad Qaaday

Boon (Somaliland.Org)- Maayarka degmada Boon Maxamed Khayre Dhimbiil ee gobolka Salal oo ay weheliyeen xoghayaha fulinta dawladda Hoose iyo sarkaal kale ayaa habeen hore daad qaaday iyaga iyo gaadhigii ay wateenba, kuwaasi oo muddo ka badan 24 saacadood ku jiray dooxa tuulada Ceel-gaal oo uu daadku ku qaaday.

Hargeysa : Xaflad Balaadhan oo lagu shaaciyay Murashax KULMIYE u sharaxay Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa(Somaliland.Org)-Xaflad Balaadhan oo lagu Shaacinayay murashaxnimada Murasahax Xasan Cabdi Cali (Xasan-Shahar) oo Xisbiga Kulmiye isugu soo sharaxey Caasimada Hargeysa in uu uga tartami doono Doorashada Golaha Deegaanka ee dhawaan la filayo in ay dalka ka qabsoonto ayaa lagu qabtey Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan Lagu Shaacinayay Murashaxa Xasan Cabdi Cali (Xasan-Shahar), oo hore u […]