Wasiirka Madaxtooyada Iyo Madaxda Wasaaradaas oo Tacsi u diray Maareeyaha Dekada Berbera

Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar
Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL Mudane Cali Axmed Cali
Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL Mudane Cabdiraxmaan maxamed Ibraahim (Saqadhi)
Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi
Agaasimaha Xafiiska Sama-falka Madaxtooyada JSL Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye
La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Warsame (Digaale)
Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi
Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cali Xuseen Nuur
Dhamaan Masuuliyiintani waxay Tacsi u dirayaan Mareeyaha Dekeda Berbera, Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Sodogii MARXUUM, MAXAMED MAXAMUUD FARAH oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa 29/07/2012 laguna aasay Hargeysa.
Masuuliyiintani waxa ay EEBBE uga baryayaan Marxuumada in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qayskii uu ka geeriyootayna Samir iyo iimaan alle ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA