Hor-joogaha Khaatumo Oo Olole ugu jira sidii uu mar kale u soo bixi lahaa Shariifka Soomaaliya

Muqdiho (Somaliland.Org)- Mulkiilaha maamul ku sheega Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa la sheegay in uu magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ka bilaabay olole balaadhan oo uu taageero ugu raadinayo sidii uu mar labaad kursiga Madaxweynenimada Soomaaliya ugu fadhiisin lahaa, Madaxweynaha xukuumada ku meel gaadhka ah ee wakhtigeedu gabaabsiga yahay ee wadanka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Wasiirka Madaxtooyada Iyo Madaxda Wasaaradaas oo Tacsi u diray Maareeyaha Dekada Berbera

Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Cabdi Xasan Madar Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweynaha JSL Mudane Cali Axmed Cali Agaasimaha Protocol-ka Madaxtooyada JSL Mudane Cabdiraxmaan maxamed Ibraahim (Saqadhi) Agaasimaha Maamulka Shaqaalaha Madaxtooyada JSL Mudane, Maxamuud Cabdilaahi Xarbi Agaasimaha Xafiiska […]

Shir Lagaga Hadlayay kor u qaadista Dhaqaalaha oo ka furmay Hargeysa

HARGEYSA (Somaliland.Org)- Shir lagaga wada hadlayay toosinta rukunka dhaqaale ee dalka ee qorshaha shanta sanno isla markaana ay ku kulmeen hay’adaha dawliga ah iyo kuwa caalamiga ah ayaa maanta lagu qabtay caasimada dalka ee hargaysa. Shirkan oo lagu falanqeeyay sidii loogu tabaabushayn lahaa ka dhabaynta qorshaha shanta sanadood ee horumarinta qaranka Somaliland, waxaana shir gudoominaysay […]