Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo kulan la yeeshay Madaxweynaha TFG-da Somalia

Hargeysa (Somaliland.Org)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta Magaalada Dubia ee dalka isku taaga imaaraadka carabta kula kulmay Madaxweynaha dawladda TFG-da Somalia Shariif Sh. Axmed, oo uu kala hadlay inuu ka noqdo laba xubnood oo uu ku soo kordhiyay Gudidii uu u soo xulay wada hadalada Somaliland/Somalia, kuwaasi oo ka soo jeeda maamul-goboleedka Puntland.

Wefti Shiine ah oo ku Booqasho ku jooga Somaliland iyo socdaalkooda

Berbera (Somaliland.Org):- Wefti ka kooban sagaal xubnood oo ka socda qaar ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn dhinaca kalluumaysiga ee dalka Shiinaha ayaa shalay booqasho ku yimid Somaliland. Weftigan oo shalay ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Berbera, waxaa soo dhaweeyay wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka baddaha Somaliland Md. C/llaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire) oo uu weheliyo […]

Ku simaha Badhasaabka Maroodi-jeex iyo Cuqaasha Hargeysa oo ka shiray adkaynta nabad-gelyadda

Hargeysa (Somaliland.Org)-Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodi Jeex ahna ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Rashiid Axmed Maxamed Ayaa maanta cuqaasha Gobolka maroodi jeex shir kula yeeshay xarunta wasaarada arimaha gudaha. Ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodi Jeex,Rashiid Axmed Maxamed waxa uu cuqaasha kala hadlay sidii lo xoojin lahaa nabadgelyada Guud ee dalka, loogana hortegi […]

Somaliland encourages international and national Investors to invest the development of Berbera Port

Somaliland government urges international and national parties to invest in the redevelopment of Berbera port. In a statement issued by the Foreign Affairs Ministry, the Government of the Republic of Somaliland stated that it is keen to enter a dialogue with both international and national investors interested in developing the Berbera Port and the road that links it with Ethiopia.

Mudaharaado rabshado watay oo ka dhacay Magaalada Mombassa ee dalka Kenya

Mombasa (Somaliland.Org)- Muslimiinta ku dhaqan magaaladda Mombassa ee dalka Kenya ayaa maanta balaadhan ka dhigay magaaladaasi taasi oo ay kaga dhiidhiyeen wadaad caan ka ahaa dalkaasi oo la odhan jiray Sh. Samiir Khaan oo si fool xun loogu dilay Mombasa. Mudaharaadkan oo aanay dawladda Kenya diiday in dalka laga dhigo wax mudaharaad ah, ayaanay Muslimiinta […]

M/Ku xigeenka Iyo Maayarka Hargeysa oo furay Waddooyin cusub, kuwo kalena dhagax-dhigay

Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay waddo cusub oo laami ah oo dhererkeedu yahay 1.8Km oo laga hirgelinayo xaafadda DAAMI ee degmadda Gacan-libaax ee magaaladda Hargeysa isla markaana xadhiga ka jaray waddo kale oo xaafadaasi laga dhisay oo dhererkeedu dhan yahay 900m oo ka bilaabanta Geerashka Cabdi-Xasan ilaa Baliga Daami.

Shirkii qorsheynta qorshaha quudinta iyo nafo-qeynta carruurta oo la soo gabo-gabeeyay

Hargeysa (Somaliland.Org)-Shir lagu daah-furayey istiraatijiyada qaran ee quudinta iyo nafaqaynta caruurta yar-yar ,kana soo qayb galeen xubno ka kala socday wasaaradaha caafimaadka, beeraha, xanaanada xoolaha , waxbarashada iyo qarshaynta,hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey huteel maansoor. Waxa xidhitaankii shirkaasi ka hadlay Agaasimaha quudinta iyo nafaqaynta ee wasaarada caafimaadka […]

Shirkadda SOMTEL oo qiimo dhimistii ugu balaadhnayd ku sameysay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL ayaa samaysay qiime-dhimistii ugu ballaadhnayd ee telefoonnadda dhanka dibadda (international call rates)waxaanay taasi ka dambeysay markii ay maamulka shirkaddu garteen inay il-raxmadeed hoos ugu eegaan baahiyaha bulshadda isticmaala adeegayada xagga telefoonnada ee Shirkadda SOMTEL.