THE CHALLENGES FACING SOMALILAND SMALL AND MEDIUM SIZED ENTERPRISES (SME)

By: Mohammed Dahir Ahmed (Hiilliye) Certified Chartered Accountant (ACCA) SME Sector in Somaliland is the biggest income and employment generator for many people and the largest business sector. Small and medium sized entterprises that trade in clothes, food, agricultural products, consumables, gold, beverages, fruits,etc are visible in every city’s main street across the towns and […]

190 xubnood oo ka kala socday 14 Ha’yadood oo u fadhiistay imtixaankii qiimaynta ahaa

Hargeysa (Somaliland.Org)- 190 xubnood oo ka kala socday 14 ka mid ah hay’addaha dawladda, ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii qiimaynta ahaa ee hay’adda shaqaalaha dawladdu ay ku qiimaynaysay shaqaale waynaha dawladda Somaliland. Waxa xaflad loo sameeyey bilowga imtixaankani ka qaybgalay wasiiradda wasaaraddaha Boosaha iyo Isgaadhsiinta iyo Horumarinta reer Miyiga, Gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda iyo madax […]

Maxaa Madaxweyne Siilaanyo taariikhdu ka qori doontaa?

U.S. Secretary of State Hillary Clinton iyadoo ka jawaabaysay su’aal laga waydiiyay arimaha Somaliland, waxay tidhi “Waddankaygu waa 50 State oo hadana hal dawlad leh, markaa arrintaasi waxay u taalaa Somaalida”. Shirkii London ee Somalida Maxay Somaliland kala kulantay, Maxaase Madaxweyne Siilaanyo taariikhdu ka qori doontaa? Somaliland miyay tahay wax la xadi karo ama si […]

Breakaway Somaliland entity targets investors

Breakaway Somaliland entity targets investors inShare Share this Email Print Related News Nervously, world powers eye greater Somalia action 10:09am EST UPDATE 6-US threatens sanctions on Somali peace spoilers Thu, Feb 23 2012 Analysis & Opinion Emerging donors chip away at aid industry’s status quo Related Topics Energy » By William Maclean LONDON | Fri […]

Strengthening the UK’s relationship with Somaliland

Foreign Secretary William Hague The Foreign Secretary and President Silanyo reaffirmed the close ties between the UK and Somaliland. They agreed that Somaliland was making progress in further embedding democracy and discussed issues of mutual interest, including cooperation on trade and to counter piracy. Over the next three years, the UK will provide up to £105 million in development support to Somaliland to promote prosperity, tackle poverty and consolidate progress on stability and democracy.

Nuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyay Shirkii London

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay kaga hadashay qodobadii uu gelinkii dambe ee maanta ka jeediyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) shirweynihii London caawa fiidkii lagu soo gabo-gabeeyay. Sidaasi waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda khaarajiga oo ku qornaa af Ingriiisi oo u dhignaan sidan:- “Somaliland […]

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad gar-naqsi ah galabta ka jeediyay shirweynihii London

London (Somaliland.Org)- In ka badan Konton Hogaamiye oo uu ku jiro Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo weftigii qaran ee uu Hoggaaminayay ayaa ka qayb galay Shir balaadhan oo ay dawlada Ingiriisku soo qaban qaabisay kaas oo lagaga hadlay xaaladaha amaan ee dalka aynu dariska nahay ee Somalia kaas oo maanta ku qabsoomay kuna soo gabo-gaboobay galabta Xarunta Lancaster House ee Magaalada London.

Maxkamadda Alexandri oo gaashaanka ku dhufatay Dalab ay u gudbiyeen qareenada Cali Samatar

Alexandria (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenkii hore ee Dawladii Siyaad Barre Maxamed Cali Samatar oo 21-kii bishan lagu waday inay bilaabanto dacwadii loo haystay xasuuqii uu ka geystay Somaliland sanadihii sideetamaadkii oo ka dhici lahayd Maxkamadda magaaladda Alexandria ee gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, ayaa ku guul daraystay inuu qiil u raadiyo in mar kale dib […]

Xaflad lagu xusayay maalinta afka hooyo oo lagu qabtay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Somaliland Mudane C/laahi Jaamac Cismaan (Geel Jire) ayaa ka qayb galay xaflad lagu xusayay maalinta afka hooyo ee Soomaaliga oo lagu qabtay Xarunta Jaamacada Admas. Waxa xafladaasi soo qaban qaabisay Jaamacada Admas iyo Ururka PEN kaas oo ay ka qayb galeen maamulka, ardayda, macalimiinta, Aoon yahano iyo […]

Banaan bixii u weynaa ee lagu taageerayo qadiyadda Somaliland oo ka dhacay xafiiska R/wasaaraha Britain

London (Somaliland.Org)- Kumanaan ka mid ah Jaaliyada Somaliland ee Ku dhaqan dalka Ingiriiska iyo kuwo ka yimid Wadamada la jaarka ah UK. ayaa maanta ka dhigay banaan bax balaadhan xafiiska ra’isal wasaaraha Biritayn David Camaron ee Down Street ee Magaalada London. oo ay ku muujinayaan sida aanay gorgortan u gali Karin qadiyada madax bannaanida Somaliland iyo sida ay badheedhahooda ugu gudbin lahaayeen Shirka beri ka furmi doona magaalada London.