Suldaan Cali Baane oo ka Hadlay Natiijada Shirkii London

Hargeysa (Somaliland.org)-Suldaan Cali Cabdillaahi Baane ayaa maanta ka hadlay sida uu u taageersan yahay natiijada ka soo baxday shirkii London oo uu tilmaamay in ay tahay guul u soo hoyatey Somaliland. Suldaaanku waxa uu ku hambalyeeyay xukuumada tallaabadii kalsoonida laheyd ee ay kaga qeybgashay shirkii London, taasi oo uu xusay inuu Ilaahey ku guuleeyay oo […]

Ku simha Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Sh. Shariif Makididi

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ahna Ku simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayay Sheekha caanka ka ah dunida islaamka ee dhalinyarada ah ee Shariif Makididi oo socdaal ku yimid magaaladda Hargeysa. Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed oo ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay […]

Sheekha mucjisada ah ee Shariif Makididi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)-Waxa maanta is heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa Sheekh Shariif Makididi oo ah wiil mucjiso ah oo u dhashay dalka Tanzania, isla markaana ah xaafudul quraan mujicso ku noqday dunidda islaamka ka dib markii uu hadlay isagoo sagaal bilood jir ah, markii isaga oo yar uu hadlay. waxa uu meelo badan oo dunida ka mid ah ka soo jeediyay muxaadirooyin diin ah

“Waxaan ugu Baaqayaa xukuumadda inay Wax uga Qabtaan Colaada iyo Been-abuurka Shabakadda Harawo”

Khadra Ismaaciil Xasan (Qarni), Lawyacaddo Anigoo ah muwaaddinad reer Somaliland ah oo deggan magaalo-xuduudeeedka Lawyacaddo waxa aniga iyo guud ahaan dadka degaankaas aad iyo aad uga yaabiyey maqaal lagu baahiyey shabkadda wararka Internet-ka ee Harawo.com taariikhdu markay ahayd 25 February 2012, kaas oo xambaarsanaa tirtirsi colaadeed iyo been-abuur iyo magac-dilis badheedh ah oo aan haba […]

Siyaasadda caalamku ka leeyahay dhulka Somaliland iyo Somalidda.

Waxaa aad u xumaaday dhaqaalahii aduunka oo gaadhey heer la midda ama ka sii hooseeya taariikho hore oo loogu yeedho wakhtigii wareerka ama is madax marka ee dhinaca dhaqaalaha. Hadaba dunidda caalamku maanta waxay si wadara iyo keli ahaaneedba ugu suxula duubanyahiin siddii ay u heli lahaayeen dhaqaale iyo dhul xaafimaad qaba oo lagu noolaan […]

Wasiirka Qorsheynta Oo ka hadlay Kulamo Weftigii Madaxweynuhu La Yeeshay Ingiriiska

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Qorsheynta Qaranka ee Somaliland Mudane Sacad Cali Shire ayaa faah faahin ka bixiyey faa’iidooyinka Somaliland uga soo hoyday kulami xidhiidh ah oo Weftigii Madaxweynaha ee Ingiriiska ku sugan la yeesheen Xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Ingiriiska iyo xubno kale oo ka mid ah madaxdii ka qayb galaysay Shirkii Arrimaha Somalia ee London lagu soo gab gabeeyey.

Shir lagaga hadlayay horumarinta Ganacsiga gaarka ah oo lagu qabtay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shir balaadhan oo lagaga hadlayay horumarinta hantida iyo Ganacsiga gaarka ah ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa. Waxaa shirkan soo qaban qaabiyay Baanka adduunka kaas oo horu-dhac u noqon doona mashruuc maalgashi oo baanka adduunku ka fulinayo Somaliland. Mr Bitar Maushi oo ah madaxa mashruuca horumarinta hantida gaarka ah ee baanka […]