M/weynaha oo dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum-Chief Caaqil Cabdilaahi Sharaafi Dhego-cadde

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dhambaal tacsi ah u diray ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Chief Caaqil Cabdilaahi Sharaafi Dhego-cadde oo ka mid ahaa cuqaasha gobolka Buuhoodle oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Sidaasi waxa madaxweynuhu ku sheegay dhambaal tacsi ah oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed […]

Wefti Wasiirro ah oo socdaal shaqo ugu kicitimay dalka Itoobiya

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirradda Arrimaha dibada iyo Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur) ayaa maanta u kicitimay dalka Itoobiya, halkaasi oo ay socdaal shaqo ku tageen. Wasiirradan oo maanta dalka Itoobiya ka galay dhinaca xadka Wajaale, ayaa ka hor intii aanay ka ambo bixin magaalada Gabiley waxay ku sheegeen […]

Ciidanka Qaranka oo si fudud u kala daadiyay maleeshiyo nabad diid ah oo soo weeraray iyo khasaarihii loo geystay

Buuhoodle (Somaliland.Org)- Ciidammadda qaranka ee jiida Buuhoodle ayaa galabta dhabarka ka jabiyay oo u awood sheegtay maleeshiyo nabad diid ah oo weerar ku soo qaaday galabta fadhiisimada ciidanka qaranka ee ku sugnaa deegaanka Sool-joogto. Dagaalkan oo qarxay markii galabta abbaaro 3:00 galabnimo ay maleeshiyadaasi Soo weerartay fadhiisimada ciidanka qaranka. Waxa illaa imika la xaqiijiyay inay […]

Dr. Diixood Oo Ku Baaqay In Somaliland Ay Ka Qayb Gasho Shirka London

Hargeysa (Somaliland.Org) La Taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Cumar Cilmi Diixood ayaa soo dhaweeyay ka qaybgalka shirka ay soo qabanqaabisay dawladda Ingiriisk, ee ka dhacaya magaalada London, kaas oo sida la sheegayo loo qaban doono dhamaanba dhinacyadda isku haya Dalka aynu Jaarka nahay ee Somalia. Dr. Cumar Cilmi Diixood oo shalay la hadlay warbaahinta […]

Badhasaabka cusub ee Sanaag oo kulan la yeeshay iskuduweyaasha Gobolka

Hargeysa (Somaliland.Org)-Badhasaabka cusub ee Gobolka Sanaag Md. Aadan Cigaal Diiriye, ayaa maanta kulankii u horeeyay maanta la yeeshay iskuduweyaasha laamaha dawlada ee gobolkaasi. Kulankan oo ku qabsoomay xarunta maamulka gobolka Sanaag waxa goob joog ka ahaa Wasiirka wasaaradda duulista hawada iyo gaadiirka cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada Md. Warsame […]

Wasiirka Gaashaan-dhiga Iyo Weftigiisii oo kulamo la yeeshay waxgaradka degmada Xiingalool

Xiingalool (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Xiin-galool ee Bariga gobolka Sanaag, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Saldhig Booliis oo laga dhisayo Xiingalool iyo Sariibad cusub oo iyana laga hirgelinayo Tuuladda Damala-xagare oo hoos timaada degmadaasi.mashaariicdaasi oo ay maalgelinayso xukuumadda Somaliland.

Hadimiyo Hantaaq :Naqdi Kooban Buugga Cabdillaahi Yuusuf Ee Halgan Iyo Hagardaamo)

“Haa waa wadhiisii, Sardhadii walaaqnayd, Wiswiskiyo waswaaskii, Wiishkii la tegi jiray, Hurdadii la wici jiray, Ee damaca waalani, Keenada ku wadi jiray, Caawana la weesaaq, La wandaafiyoo duul, Lana soo walaanwali,” Maansadii ‘Waayo-arag’ ee Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), Addis Ababa, 1983kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormadii: 1aad Hordhac: Bisinka iyo Yaasiinka…..Tabaaragga iyo […]

Khilaaf Adag Oo U Dhexeeya Garaadada Sool Iyo Guddida G6

Laascaanood (Somaliland.Org):- Khilaaf adag ayaa la sheegay in uu soo kala dhexgalay Garaadada, Isimada iyo Cuqaasha Beesha Dhulbahante iyo weliba guddidii maamulaysay shirka Taleex ee loo yaqaano G6, khilaafkaasi oo ka dhashay socdaal qorshaysan oo guddidaasi iyo xubno ka mid ahi ku tagayaan qaar ka mid ah dalalka jaarka. Khilaafkan soo kala dhexgalay Garaadada Beesha […]

Dareen Noocee Ah Ayay Dadweynaha Hargeysa Ka Muujiyeen Shirka London?

Hargeysa (Somaliland.Org)-Dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa ayaa dareeno kala duwan ka bixiyay shirka Ingiriisku ku qabanayso magaalada London badhtamaha bisha Febarwari ee fooda inagu soo haysa, kaasi oo ay dawlada Britain sheegtay in lagu gorfayn doono sidii wax looga qaban lahaa mashaakilaadka kala duwan ee saamaynta taban ku yeelan kara mandaqada gaar ahaan ahaana suulinta Argagixisada iyo la dagaalanka budhcad badeeda oo khatartooda wada taabatay caalamka oo dhan.

Wasiirka Degaanka oo Dhahar Dhagax Dhigay Mashaariic Dowladu Ka Fulinayso

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Md, Maxamuud Siciid iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa di diiran loogu soo dhaweeyey Degmada Dhahar bada cad iyo baraago aqalood oo ku teedsan xadka Somaliland la wadaagto Puntland. Wasiirka Degaanka iyo waftigii in hogaaminayay ayaa dadweynaha degaanadaas uga mahad celiyay sida fiican ay u soo dhaweeyeen, […]

Xukuumada Iyo Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Gaadhay heshiis 5 qodob ah

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda iyo ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa shalay markii ugu horaysay kala saxeexday heshiis is-fahan oo nuxur ahaan xambaarsan qodobo xasaasi ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin dhaqan xeerkii Saxaafadda ee Xeer Lr 27/2004, kaas oo ay baarlamaanku ansixiyeen, isla markaana Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale uu saxeexay, balse aanay xukuumadu ku dhaqmin.

Shir lagaga hadlayay horumarinta waxbarashada Somaliland Oo London lagu qabtay

London (Somaliland.Org)-Waxa magalada London ka dhacay ahayd 22-kii bishan shir ay soo soo agaasintay Ha’yada Centre for Education and Employment Research (CEER). Wax shirkan lagaga hadlayey waxbarashada iyo shaqada Somaliland. Waxaa shirkaas ka soo qeyb galay aqoonyahano badan oo ka shaqeeya arrimaha waxbarashada, shaqada iyo arrimaha bulshada oo degen magalada London.Waxa shirkaas ugu horeyn soo […]