Hambalyo Dhalasho Wacan

Maxamed Cismaan Mire (Sayid)
Axmed Maxamed Saleebaan,
Maxamed Axmed Cigge
Yuusuf Maxamed Xasan
Faysal Maxamed Xasan
Mustafe Cabdi Maxamed Janaale
Xasan Maxamed Yuusuf,
Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab)
Saleebaan Ibraahim Guray,
Ibraahim Axmed Maxamed,
Xasan Xuseen Cabdi,
Nimcaan Muuse Guulleed,
Siyaad Xuseen Jaamac
Yuusuf Maxamed Ismaaciil
Najax Aadan Cunaaye
Siciid Xuseen Yuusuf
Abokor Xasan Caafi
Sadaam Maxamed Axmed
Cabdalle Cali Yuusuf
Maxamed Saleebaan Cumar

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay dhambaal Hambalyo ah u dirayaan

Weriye Cumar Maxamed Faarax
Iyo
Sahra Faarax Maxamuud (Ilkacase)

oo maanta 28/01/2012 wiil ugu dhashay cisbitaalka Edna Aadan ee Magaalada Hargeysa, waxaanay wiilkaas yar leeyihiin soo kor oo soo bar-baar oo noqo kii dalkiisa iyo dadkiisaba Anfaca.

Hambalyo Dhalasho Wacan
Aabo Muuse Guulleed Faarax
Hooyo Caasha Guun Axmed
Nimcaan Muuse Guulleed

Safiya Muuse Guulleed iyo odaygeeda
C/Kariim Muuse Guulleed
Khadar Muuse Guulleed
Nuura Muuse Guuleed
Xamda Muuse Guulleed
C/risaaq Muuse Guulleed
Farax Xasan Cilmi iyo carruurteeda
Ismaaciil Cabdi Jacfaan
Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Weriye Cumar Maxamed Faarax
Iyo
Sahra Faarax Maxamuud (ilkacase)
Oo 28/1/2012-ka uu wiil ugu dhashay Cisbitaalka EDNA Andan ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin wiilkaasi ha soo koro hana noqdo kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca
Aamiin Aamiin Aamiin

HAMBALYO DHALASHO WACAN
Axmed Maxamed Faarax iyo Xaaskiisa Khadan Muuse
Xamse Maxamed Faarax
C/Risaaq Xasan Faarax iyo xaaskiisa
C/Qaadir Xasan Faarax
Khadar Koosaar Muxumed iyo xaaskiisa
Cabdilaahi Cismaan Faarax (Cirro) iyo xaaskiisa
Keyse Xasan Fidhin iyo xaasaskiisa
Naasir Ibraahim Carte
Adeero Maxamed Wayrax Dhacar iyo xaaskiisa
Adeero Cabdi Yuusuf Dhacar iyo xaaskiisa
Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Weriye Cumar Maxamed Faarax
Iyo
Sahra Faarax Maxamuud (ilkacase)

Oo 28/1/2012-ka uu wiil ugu dhashay Cisbitaalka EDNA Andan ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin wiilkaasi ha soo koro hana noqdo kii dalkiisa iyo dadkiisa anfaca
Aamiin Aamiin Aamiin