Wakiillada Oo Warbixin Ka Dhagaystay Mudanayaal Ku Soo Laabtay Safar Shaqo

Hargeysa (Somaliland.Org)-Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada oo safar ku tegay goboladii laga soo doortay ayaa shalay warbixin ka hor jeediyay fadhigii shalay ee golaha wakiilada. Fadhigaasi oo uu shir-guddoominaayay Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Ciro), ayaa waxa fadhigaa warbixin ka soo jeediyay xildhinaanadii safarka shaqu ugu baxay gobolada Saaxil iyo Saraar, […]

Deeq Lacageed Oo Loo Fidiyay Askar Ka Dhaawacmay Ciidanka Qaranka

Hargeysa (Somaliland.Org)-Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Togdheer ayaa maanta Gaadhsiiyay Lacag Deeq ah Dhaawacyda Askarta Ciidanka Qaranka ee ku Jira Cisbitaalka guud ee magaalada Burco, waxaan adeeqdani ay ahayd mid ay goob joog ka ahaayeen bixinteeda Gudoomiyha Gobolka Togdheer Cabdoo Axmed Aayir iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Maxamed Maxamuud Yuusuf Ubaxle. sida uu ku soo waramay weriyahayaga gobolka […]

Urur siyaasadeedka Xaqsoor oo xafiiskii u horeeyay ka furtay Hargeysa

Hargeysa(Somaliland.Org)- Urur-siyaasadeedka Xaq-soor oo ka mid ah Ururrada isu diiwaangeliyey inay u tartamaan doorashada golayaasha deegaanka ee sannadkan ka qabsoomi doona dalka Somaliland, ayaa maanta Xafiisyadiisii ugu horreeyey ee heer gobol ka furtay magaalooyinka Hargeysa, Dacar-budhuq, Berbera, Sheekh Burco, Caynaba, Ceel-afweyn iyo Ceerigaabo.

Somaliland Waa Qaran isku Kalsoon oo ka Qaybgali Kara Shirka London

Ninka damaca meel dheer Kala soo dalwaday iyo Dagaal oogayaashaas Dibadaha ka yimi iyo Dalka kii dhex joogee Maskax aan dihnayn iyo Iblays diiradiisii Sawir kale ku daartoow Digniin hayga noqotee Ninkaad doob u lulayseed Dagaal ugu bu’aysaa Dadku waa dadkii aan Lagu soo degdegi jirin Diriraha Colaadaha Intay dunida joogeen Digniin lagu wax qaatiyo […]

Gudida Joogtada ee Guurtida Oo Kormeer ku tagay Warshada SBI

Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta kormeer hawleed ku tagay xarunta shirkada wadaniga ah ee SBI ee ku deegaanka Jaleelo. Gudoomiyaha Gudidan joogtada ah ee Golaha Guurtidda Xildhibaan Muxumed aw Axmed oo ay weheliyaan Gudoomiye ku xigeenka gudidaas Mudane C/Casiis Maxamed Gaaxnuug booshcade iyo xildhibaano ka tirsan golaha guurtida ayaa […]

“Haddii aannu iska hornimaadno cadaw-gayaga uma naxariisanno kamana baqanno..”

Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda ee Somaliland Md. Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), ayaa sheegay in Genaral Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo hoggaaminayey dagaalladii 1988-kii Somaliland ay ka fulisay dawladdii Maxamed Siyaas Barre, ugu hanjabtay inaanay Somaliland daandaansiga aqoon, hase ahaatee, ay taqaanno sida cawgeeda la isaga celiyo.

Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyay Ajandahooda Kal-fadhiga 17-aad

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay qodobada ajandaha kalfadhigooda 17aad oo ka kooban 11 qodob . Fadhigan waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha wakiilada ee Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C.laahi (Cirro) ayaa u sheegay xildhibaanada in iyagoo tixgelinaya soo jeedimihii mudanayaasha ee dooda ajandaha kalfadhiga 17aad isla […]

M/weyne Ku xigeenka Somaliland Oo Dhagax-dhigay Dhismaha cisbitaal weyn oo laga hirgelinayo Hargeysa

Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta dhagax dhigay cisbitaal weyn oo laga dhisayo Magaalada Hargeysa oo oo loogu magac daray Maxamed Aadan Sheekh. Waxa xafladan ka qayb galay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad,Golaha Wakiilada, Wasiirka Caafimaadka,Wasiir ku xigeenka Wasaaradaas, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi iyo marti sharaf kale . Madam Filijita […]

OGAYSIIS:Wargeyskii Ishasomaliland Ee Bisha January Oo Soo-baxay

Magazine-kii ama wargeyskii Ishasomaliland,cadadkiisii bisha January,2012, ayaa soo baxay. Cadadka bishan oo aanu ku soo bandhignay dhinacyo kala duwan, waxa ugu horeeya oo aanu ku eegaynaa shakhsiyaadkii dedaalka muujiyey ee wargeysku ku abaal marinayo sanadkii 2011. Dhinaca siyaasada waxa la eegayaa shakhsiyaadka soo baxay sanadkii 2011 iyo shakhsiyaadka la waayey. Sidoo kale waxaanu ku eegaynaa […]

Dhalinyaro Bayaan culus ku taageertay dhismaha waddo isku xidhaysa Hargeysa iyo Bali-gubadle

Hargeysa (Somaliland.Org)-15 xubnood oo isugu jira dhalinyarada beelaha Gobolka Hawd, ayaa bayaan culus ku taageeray dhismaha wado isku xidhaysa Bali-gubadle iyo Hargeysa oo hindisaheeda uu lahaa Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac). Bayaankaasi oo dhamaystirani wuxuu u dhignaa sidan:-“Dhalinyarada iyo Aqoon-yahanada Beelaha Gobolka Hawd waxay si weyn ugu riyaaqeen fikrad saliim ah iyo qorshe la xidhiidha […]

Hambalyo Dhalasho Wacan

Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Axmed Maxamed Saleebaan, Maxamed Axmed Cigge Yuusuf Maxamed Xasan Faysal Maxamed Xasan Mustafe Cabdi Maxamed Janaale Xasan Maxamed Yuusuf, Cabdilaahi Aadan Cumar (Wayab) Saleebaan Ibraahim Guray, Ibraahim Axmed Maxamed, Xasan Xuseen Cabdi, Nimcaan Muuse Guulleed, Siyaad Xuseen Jaamac Yuusuf Maxamed Ismaaciil Najax Aadan Cunaaye Siciid Xuseen Yuusuf Abokor Xasan Caafi Sadaam […]