Tuesday, December 27th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay oo socdaal ku jooga dalka Shiinaha, ayaa sheegay inay kulamo kala duwan la yeesheen masuuliyiin ka tirsan xisbiga tallada haya ee dalkaasi iyo xukuumadda shiinahaba.
Tuesday, December 27th, 2011 Comments Off
Nidaamka Siyaasadeed ee dalka Somaliland ka hano qaaday iyo Distoorkiisuba waxay muwaadiniinta siinayaan xuquuq cad oo la xidhiidha inuu fikirkiisa iyo aragtidiisaba ku dhiiban karo si xor ah, haday tahay mid uu ku cabiro ka qayb qaadashada wixii horumar ah ee bulshadiisu ku foogan tahay amase uu ku tilmaamayo dhaliil ka muuqata Mas’uuliyiinta loo igmaday [...]Tuesday, December 27th, 2011 Comments Off
Waxa maalmihii la soo dhaafay goobaha fadhi ku dirirka ee magaalooyinka waaweyn ee Somaliland hadheeyay doodo la xidhiidha Talaabadda Madaxweynaha Somaliland uu 20-kii bishan ku magacaabay Maareeyaha cusub ee marsadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) oo malaa dadka qaar ay ka sii ururinayaan inuu xiliyadii uu socday hirdankii doorashooyinku uu ka mid [...]Monday, December 26th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa maanta ku hor dhaariyay Gudida sare ee cadaalada 9 Garsoore oo loo kala magacaabay Maxkamadaha gobolada dalka.
Monday, December 26th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Alle ha u naxariistee Marxuum- Jaamac Muxumed Magan iyo Marxuum-Biixi Xasan Cali, ayaa maanta dhintay ka dib markii gaadhi nooca waaraadka loo yaqaanaa galay meherad laga cunteeyo oo ay ku sugnaayeen oo ku taalla isgoyska dugsiga Maxamuud Axmed Cali ee Magaalada Hargeysa .
Monday, December 26th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirkadda TELSOM ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo la magac baxay KAAFI, adeegan ayaa Macaamiisha shirkadda Telesom u fududaynaya in ay si hawl yar lacagtoodda ugala baxaan Mobileka waa haddii ay ufaran tahay adeega Zaad, oo ah adeeg lagu kala xawisho lacagta kalla duwan.
Monday, December 26th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)-Gudidda diiwaan gelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka, ayaa shaaca ka qaaday tirada ururada illaa imika is diiwaan geliyay iyo xiliga la soo gabo-gabaynayo diiwaan gelinta ururada siyaasadda.
Monday, December 26th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland..Org)-Maareeyaha xafiiska samofalka madaxtooyadda Aamina Maxamuud Diiriye, ayaa maanta magacowday masuuliyiinta laamaha xafiiskeeda u qaabilsanaan doona goboladda dalka.
Sunday, December 25th, 2011 Comments Off
Laascaanood (Somaliland.Org)-Inta la hubo Sadex Qof ayaa ku dhintay Lix kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu maanta kula qalibmay gaadhi nooca xamuulka qaada Deegaanka Higlada oo dhinaca bari kaga beegan magaalada Laascaanood. Gaadhigan oo noociisa ahaa UD lambarkiisuna yahay 26206- oo ka yimi dhinaca Garoowe,isla markaana ku soo jeeday dhinaca Hargeysa ayaa ku qalimay [...]Sunday, December 25th, 2011 Comments Off
Hargeysa, (Somaliland.Org)- Hantidhawraha guud ee Qaranka, Maxamuud Aw Cabdi Ibraahin (Dheere) ayaa lagu waday inuu maanta u gudbiyo natiijada Baadhitaan uu ku samaynayey Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Madaxweynaha JSL ku amray, ka dib markii khilaaf dhexmaray wasiirka Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi, oo ku saabsan lacago soo galay wasaarada Macdanta iyo Biyaha. Xogo ku saabsaan [...]Sunday, December 25th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Madax ka socotay Golayaasha qaranka ayaa maanta Xadhiga ka jaray Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay Magaalada Gebilay. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Socdaalkiisan ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Hawlaha Guud, Boosaha iyo Isgaadhsiinta ,Kalluumaysiga iyo Khayraadka badda [...]Sunday, December 25th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir, ayaa maanta ka waramay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan sii galbanaya ee 2011-ka iyo qorsheyaashooda sanadka fooda inagu soo hayaba.
Sunday, December 25th, 2011 Comments Off
Qaahira (Somaliland.Org)-Wasiirka Arrimaha Dibada, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaaladda Qaahira oo ay maanta (shalay) ka degeen, sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibada Somaliland.
Saturday, December 24th, 2011 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.Org):-Urur siyaasadeed cusub oo la magac baxay Horyaal ayaa maanta lagaga dhawaaqay caasimada dalka ee Hargaysa. Xaflad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo sameeyay ku dhawaaqida urur siyaasadeedkan oo lagu qabtay hoteelka Ambassador ee magaalada Hargaysa. Xaflaasi waxa ka soo qayb galay siyaasiyiin ka tirsan xisbiyada qaranka oo ay [...]Saturday, December 24th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog) ayaa ka hadlay dad cabasho la hortagay cisbitaalka guud ee Hargeysa, kuwaasi oo ka gadooday lacag toban dollar ah oo la sheegay in lagu diiwaan gelinayo bukaanka doonaya inay la kulmaan dhakhaatiir Iraaniyiin ah oo adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah ka fulinaya cisbitaalkaasi.
Saturday, December 24th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudida qaban qaabada shir weynaha nabada ee deegaanka Taalo-buur oo 100 KM dhinaca hawd kaga beegan magaalada Burco, ayaa maanta markii u horaysay daboolka ka qaaday ajandaha lagaga wada hadlayo.
Saturday, December 24th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka noqday istiqaalad uu habeen hore u gudbiyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horeysay sheegay in laga heshiiyay wax uu ku tilmaamay khilaaf yar oo ka dhashay shirkii Golaha Wasiirrada ee khamiistii.
Saturday, December 24th, 2011 Comments Off
Balligubadle (Somaliland.Org) – Shirkadda isgaadhsiinta waddaniga ah ee SOMTEL ayaa abaalmarin-lacageed guddoonsiiyay xulalka kubbadda cagta iyo kolayga ee Gobolka Hawd, iyada oo ballanqaadyo yididiilo lehna u samaysay dadweynaha deegaanka Balligubadle.
Saturday, December 24th, 2011 Comments Off
Guddida Beesha Sacad Muuse ee UK waxa fajiciso ku noqtay falalkii naxdinta lahaa ee dhawaan ka dhacay degaanka ceelbardaale iyo agagarkiisa. Is afgarasho la’aantii iyo khilaafkii beelaha dhexdooda ka jiray waxa ka bilaabantay saan saan nabbadeed oo ay horseed u ahayd wada hadal iyo isku soo dhawaansho ka iftiimay beelaha dhexdooda . Anagoo aad uga [...]Friday, December 23rd, 2011 Comments Off
Saylac (Somaliland.Org)-Wefti balaadhan oo ay hogaaminayso Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo SamSam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye ,Agaasimayaal iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal. Friday, December 23rd, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Weftigii uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ee uu weheliyay Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Kenya, ayaa caawa ka dhoofay Magaaladda Nairobi una kicitimay dalka Masar oo ay ka heleen marti qaad rasmi ah dawladda dalkaasi. Friday, December 23rd, 2011 Comments Off
Boorame (Somaliland.Org)-Urur siyaasadeedka NASIYE ayaa maanta markii u horaysay ka furtay magaalada Boorame xafiiskii ururkaasi ee gobolka Awdal.
Thursday, December 22nd, 2011 Comments Off
Jawigii xil wareejintii maareeyaha cusub ee dekadda Berbera Hargeysa (Somaliland.Org)-Maareeyaha cusub ee dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor xoor), ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugala wareegay maareeyihii hore ee Axmed Yuusuf Dirir. Xafladii xil wareejinta oo lagu qabtay xarunta dekadda Berbera, waxa ka soo qeyb galay badhasaabka gobolka Saaxil, Maayarka Berbera, madaxda [...]Thursday, December 22nd, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa hawl gal ay xalay ka fulisay magaaladda Hargeysa waxay ku soo qab-qabteen 38 neef oo lo’ ah oo ka mid ah xoolaha dhex daaqa suuqyada iyo shaaricyadda magaalada, kuwaasi oo la geeyay xero boonta dawlada hoose ku xarayso xoolaha.
Thursday, December 22nd, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil S(aylic), ayaa shalay shahaadooyin gudoonsiinayey Dufcaddii ugu horeysay ee arday Somaliland ku diyaarisay shahaadada Master-ta, kuwaasi oo ka qalin jabiyay Jaamacadda Abaarso Tech oo ku taala magaalada Hargaysa. . Ardaydan oo ay tiradoodu dhamayd 13 Arday, oo 11-ka mid ahi ay ahaayeen wiilal halka labada [...]