‘Somaliland: Saaxiib lagu Kalsoonaan karo’Morgan Roach

Warbixin lagu baahiyay shabakadaha wararka, ayaa ammaantay doorka ay Somaliland caalami ahaan ka qaadatay la dagaalanka budhcad badeeda, waxayna tilmaantay in ay tahay saaxiib lagu kalsoonaan karo oo mudan in la taageero. Warbixintu, waxa ay sheegtay in ay Somaliland kordhisay joogitaankeeda kulamada caalamiga ah iyo wax laga qabsiga gobolka iyo dunida guud ahaanba, hase yeeshee […]

Taliyaha Laanta Socdaalka Gabilay oo waramay Tirada Dadka ajanabiga ah ee ka baxaya dalka

WAJAALE (Somaliland.Org):- Taliyaha  Laanta Socdaalka Gobalka Gabilay Maxamed Cabdi Gaas   ayaa ka waramay tirada  dhalinyarada maalin kasta  dalka ka baxa, tan iyo  intii xukuumada  Somaliland go’aanka soo saartay tahriibka.  Maxamed Cabdi Gaas   oo u waramayay shabakada wararka ee Somaliland.Org, isaga oo ka hadlayay tirade dhalinyarada tahriibta  waxa uu yidhi “Intii ka danbaysay go’aanka xukuumada  waxa  […]

Wararkii wargeyska Saxansaxo ee Cadadkii maanta

  “Xaaladaha Siyaasiga Ah Ee Muqdisho Ka Jira Annaga Shaqadayada Maaha, Hawshayaduna waxay ku egtaha,,,,  Shacabkeenana Waa U Sharaf Talaabadani” Abwaan Hadraawi  Hargeysa (Somaliland.Org)-Abwaan Caanka Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo ka mid ah Guddi ka kooban lix xubnood oo uu Xukuumadda Somaliland u dirayso Magaalada Muqdisho, si ay halkaasi u gaadh siiyaan gar gaar shacabka […]

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Fiirsaneysa Talaabadii Ay Ka Qaadi Lahayd Augustina Mahiga

Hargeysa (Somaliland.Otg)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay ka fiirsanayso talaabaddii ay ka qaabi lahayd Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Somalia Augustina Mahiga oo dhawaan dalka Kanada kula kulmay Koox dibed wareeg ah oo la baxay Awdalstate, kuwaas oo dalka dibediisa ka wada dhaqdhaqaaq ka dhan ah Somaliland. Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibeda […]

Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal Tacsi ah u diray Marxuum-C/Rashiid Kaamil Ciise

 Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii uu ka baxay Marxuum-C/Rashiid Kaamil Ciise oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu waxa marxuumka ILAAHAY uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Madaxweynuhu wuxuu sidaasi ku sheegay dhambaal tacsi ah oo […]

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay in dawlada Masar Xafiis siyaasadeed ka furanayso Hargeysa

 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirul dawlaha wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Md. Maxamed-Rashiid Sh. Xasan,ayaa sheegay in dawlada cusub ee dalka Masar ay dhawaan xafiis siyaasadeed ka furan doonto Somaliland ka dib markii ay xidhiidh la sameeyeen. “Dawlada cusub ee Masar waxay dhawaan ka furan doontaa magaalada Hargeysa xafiis siyaasadeed ka dib markii ay xukuumada Somaliland xidhiidh la […]

Dalkeenu Waa Inuu Noqdaa Mid Ina Gaadh Siiya Mustaqbal Wacan

Suxufiga iyo siyaasigu waa ilaha murgin kara xaaladda wanaagsan ee dalka iyo horumarka shacabka reer Somaliland hiigsanaayo. Ugu horayn waxaan qabaa in la dhiirigeliyo saxaafadda madaxabanaan ee Jamhuuriyadda Somaliland si laysugu dheelitiro miisaanka iyo doorka dumuruqaadiyadda iyo qabyo tiridda hawlaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo xil muwaadinnimo ka saaranyahay Suxufiga, Siyaasiga iyo Masuuliyiinta Qaranka oo qaybta […]

Ciidanka Booliska Oo Berbera ku qabtay Nin ku eedaysan inuu ka tirsan yahay Al-shabaab

Berbera (Somaliland.Org)- Ciidanka Booliska ee magaalada xeebta ku taalla ee Berbera, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen  isla markaana jeelka loo dhaadhiciyay nin lagu eedeeyay inuu  ka tirsan yahay kooxda Alshabaab oo Somaliland u aqoonsan tahay  urur argagixiso. Taliyaha qyebta Booliska ee Gobolka Saaxil C/Raxmaan Maxamuud Ibraahim, ayaa  maanta Saxaafada u sheegay inay  gudaha Magaalada […]

Somaliland Oo Deeq Gaadhsiinaysa Sabtida Soomaalida abaaruhu Tabaaleeyeen

 Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in laba wefti ay deeqo gaadhsin doonaan dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee k u nool magaalada Muqidisho ee dalka Soomaaliya iyo Xeryaha qaxoontiga wadanka Kenya oo ay ku jiraaan qaxoonti badan oo ka soo baro-kacay dalka Soomaaliya. Wasiirka Ganaacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Somaliland Md. C/Risaaq Khaliif Axmed […]

Shirweynihii Horumarinta Waxbarashada oo la soo Gebogabeeyey iyo Doorka Dahabshiil

‘Haddii la doonayo horumarinta waxbarashada iyo afka Soomaaliga loo dhiibo shirkadda Dahabshiil’ Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirweynihii horumarinta waxbarashada carruurta af-soomaaliga ku hadasha oo muddo saddex maalmood ah ka socday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta galab la soo gebogabeeyey. Shirweynaha oo ay ka qaybgaleen wufuud iyo aqoonyahanno ka badan 200 ergay oo ka kala socotay degaannada […]

Madaxweyne Siilaanyo oo kulan is xog waraysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Dallada SONSAF

Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa kulan is xog waraysi ah la yeeshay  Masuuliyiinta Dallada  Ururada aan dawliga ahayn ee Somaliland (SONSAF). Madaxweynuhu wuxuu ku booriyay masuuliyiinta SONSAF inay ka shaqeeyaan horumarinta danaha qaranka, sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo u dhignaan sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]

Shir Hawleed lagu dardar gelinayo Wasaarada Arrimaha dibada Oo ka furmay Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)-Shir-hawleed lagu falan qaynayo sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland, ayaa Isniintii ka furmay Hoteelka Maan-soor ee magaalada Hargeysa. shirkaasi oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 40 xubnood oo intooda badani yihiin shaqaalaha wasaaradda iyo masuuliyiin hore oo soo ahaan jiray Safiiro hore. Shirkan waxa furitaankiisii ka […]

Siyaasada iyo siyaasiga Maantu Isma Oga

Siyaasiga aflaxaa waa hogaamiyaha fiican ee doorashadda kelmadahiisa iyo hadalkiisa aad u ilaaliya, waayo inaad noqoto hogaamiye fiican waa in aad xoogaa cabsataa oo habdhaqankaaga iyo saamaynta qudbadahaagu noqdaan qaar qurux badan oo kugu tukhaan tukhinaya kasbashadda taageeradda iyo kalsoonidda shacabka, si loo gaadho hadafka iyo meesha safarka loo yahay ee socodka siyaasigu ku egyahay, […]

Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Qodobada ay ku Naaqishayaan Ajandahooda 16-aad

Hargeysa (Somaliland.Org)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ajandaha kalfadhigooda 16-aad ee kadib markii lagu sameeyay wax ka bedal iyo kaabis. Fadhiga oo uu  shir gudoominayay gudoomiyaha Golaha Wakiilada  Md. C/raxmaan Maxamed C.laahi “Cir Ajandahan kalfadhiga 16-aad ee Golaha wakiilada ayaa lagu ansixiyay 38 Mudane oo ogolaaday, […]

Wasiirka Arrimaha dibada SomalilandOo Khudbad ka jeediyay Jaamacada Howard University

Washington (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa khudbad uu kaga hadlayay Somaliland marxaladihii ay soo martay iyo wixii u qaboomay  ka jeediyay  Jaamacada Howard University ee dalka Maraykanka. Sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu soo saaray Wakiilka Somaliland ee dalka Maraykanka Rashiid Gaaruf, waxaanu u qornaa sidan:- “Wasiirka Arrimaha Dibeda […]

Madaxweyne Ku xigeenka oo kulan la yeeshay saraakiil ka socday Ha’yadaha Miinosaarka

Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday Ha’yadaha Somaliland ka taageera dhinaca miino saarka ee  UNMAS & UNOPSMA, kuwaasi oo socdaal ku yimid dalka. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u dhignaa sidan:-  “Madaxweyne […]

M/Ku-Xigeenka Somaliland Oo furay Shirweyne Lagaga hadlayo horumarinta waxbarashada Mandaqada

Hargeysa(Somaliland.Org)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  Md.C.raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka furay Huteelka Maansoor ee caasimada Hargaysa shir caalami ah oo lagaga hadlayo tayaynta waxbarashada caruurta ku hadasha af Somaaliga.  Waxaa shirkan soo qaban qaabisay hay’ada horumarinta Waxbarashada ee EDC kaas oo socon doona muddo sadex maalmood ah, Waxaana ka soo qayb galay aqoon-yahano, ururada […]