Somaliland Waxay U Baahan Tahay Mucaarad Waji Cusub Leh Balse Uma Baahna…

Xubnaha aan ka hadlayaa waa Wasiiradii ugu tunka weynaa Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin, ku waas oo Nasiib u helay yagoo aan ka digigixan markii dadkooda diyaaradaha lagu garacayay balse iska daayo wakhtigaas roodhida kula dhuqaayay Nadaamkii Maxamed Siyaad Barre. Waxay ashkhaastasi Hadana markale ummadda ku soo noqdeen yagoo waji kale sita, waxayna ku kaceen Musuq Maasuqii ugu baaxada weynaa abid ee Somaliland ka dhaca.

‘Axmed-Siilaanyo Ciddii Doontaaba ha iska Hadashee waa Mujaahid, Aniguna Waxaan ka mid ahaa Raggii

‘Axmed-Siilaanyo Ciddii Doontaaba ha iska Hadashee waa Mujaahid, Aniguna Waxaan ka mid ahaa Raggii La Dagaalamay Ee Rayaale Doortay’ Urur-siyaasadeedkii ugu Horreeyey oo Lagaga Dhawaaqay Hargeysa Hargeysa (Jam)- Urur-siyaasadeedkii ugu horreeyey, ayaa lagaga dhawaaqay shalay hudheelka Xaraf ee magaalada Hargeysa. Ururkan oo magaciisa la yidhaa Dalsan oo u taagan ururka horumarinta iyo nabadda oo uu […]

Shirkii Beelaha Ciise Muuse oo ka furmay tuulada Dubur ee Degmada Sheekh

Sheekh (Somaliland.Org)- Shir Beelaha Ciise Muuse ay kaga hadlayaan horumarinta danaha beelahooda ayaa maanta ka furmay  tuulada Dubur ee degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, waxaana ka qeyb galay boqolaal xubnood oo ka mid ah  waxgaradka, cuqaasha, salaadiinta iyo siyaasiyiinta beelahaasi.  Shirkan  oo loogu magac daray dan iyo duco waxa ka qeyb galay siyaasiyiin iyo aqoonyahano […]

Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Gabilay oo beeniyay inay dacwad u gudbiyeen maxkamada sare

Gabiley(Somaliland.Org)-Xubno ka tirsan Golaha deegaanka ee magaalada Gabilay ayaa beeniyay war sheegayay in toban Xildhibaan oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha deegaanku ay dacwad ka dhan ah wasaarada daakhiliga u gudbiyeen Maxkamada sare, sida uu ku soo waramay Weriyahayaga Gabilay Caydaruus Axmed Maxamed.  Xildhibaanadu waxay beeniyeen War ku soo baxay  Wargayska Haatuf  soo baxay Salaasadii Cadadkii […]

Xubnihii UCID ee Gobolka Sool Oo ku dhawaaqay Inay ka baxeen Xisbiga

Laascaanood (Somaliland.Org) Xubnihii maamulka Gobolka Sool ee Xisbiga UCID, ayaa dhamaantood iska casilay isla markaana ka baxqy xubinimadii xisbigaasi.  Xubnaha is casilay waxa ka mid ah Ku simaha Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Gobolka Sool Cawil Ismaaciil Faarax, Guddoomiye Ku Xigeenkii xisbiga ee Gobolka Sool Maxamed Saleebaan. Waxa kale oo iyaguna xilkii iska casilay kana baxay […]

Weftigii Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Oo Raashin u qeybiyay dadka ku jira Xerada qaxoontiga ee IFO

Kenya (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed iyo wefti uu Hoggaaminayo ayaa maanta raashin u qeybiyay dadka Soomaalida ah  ku jira xerada qaxoontiga ee  Ifo ee ka soo qaxay  abaaraha ba’an iyo macaluusha ka jirta dalka qalalaasuhu ka taagan yahay ee Soomaaliya. “Kaalmaadan aanu gaadh siinay ee aanu qeybinay  waxay […]

Dallada SONYO oo beenisay in laga hor istaagay inay Madaxweynaha u gudbiyaan dalabkooda

Hargeysa (Somaliland.Org)-Dallada dhalinyarada Somaliland ku bahowday ee SONYO, ayaa maanta waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu daabacay wargeyska Waaheen oo sheegayay in Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland  uu dhalinyarada Dalladaasi ka horjoogsaday inay madaxweynaha u gudbiyaan qoraal codsi ah. Sidaasi waxay dallada SONYO ku sheegtay war-saxaafadeed uu soo saaray Madaxa Xidhiidhka Dadweynaha Iyo Saxaafada  Maxamed M. […]

Golaha Wakiilada oo ansixiyay Gudida Diiwaan gelinta ururada Siyaasada iyo laba Wasiir

Hargeysa (Somaliland.Org)-Fadhigii Golaha wakiiladda ee Somaliland ee maanta  ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey todobada xubnood ee gudida diiwan gelinta ururada siyaasada iyo ansixinta Xisbiyada Qaranka. sidoo kale waxa uu goluhu ansixiyey Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha iyo Wasiirul dawlaha arrimaha, waxaa fadhigan shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiilada Md. C.raxmaan Maxamed C.laahi (Cirro) waxaana ka soo […]

Wasiirka Warfaafinta Oo kulan La Yeeshay Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta JSL Md.Axmed Cabdi Xaabsade oo ay  weheliyaan Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan ee wasaarada warfaafinta ayaa maanta kulan balaadhan kula yeeshay hawl wadeenada ka shaqeeya wasaarada hoolka shirarka ee wasaarada  warfaafinta  Waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Kusimaha Agaasimaha Guud ee wasaarada warfaafinta ahna agaasimaha idaacada Radio Hargeysa  Siciid Aadan […]

“Dadka Mahiga isku sawirayaa saamayn kuma yeelanayaan xidhiidhka Somaliland iyo Q.midoobay”

Wasiirka Arrimaha dibada oo beeniyay In Mahiga la kulmay kooxaha ka soo horjeeda Somaliland Hargeysa(Somaliland.Org)- Wasiirka Arrimaha dibada Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inaanu Wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland/Somalia Augustina Mahiga aanu la kulmin kooxaha ka soo horjeeda qadiyada Somaliland.  Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in dadka Mahiga isku ag sawirayaa aanay […]

Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka waramay Natiijada socdaal uu ku tagay Maraykanka

“20-kii sano ee la soo dhaafay Somaliland way sugaysay  inta dunidu u imanayso waxase  xukuumaddani go’aansatay inay dunida  doonato” Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka waramay natiijada socdaal shaqo oo uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu tafaasiil ka bixiyay nuxurka kulamo uu la yeeshay xubnaha rigliga ah ee Golaha ammaanka […]

Wasiirka Waxbarashada oo Kulan dardaaran ah la Yeelatay Ardaydii Deeqda Waxbarasho ka helay Turkiga

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland  Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta kulan dardaaran ah kula   sii  yeelatay xafiiskeeda ardaydii ku guulaysatay deeqda waxbarasho ee dawlada Turkigu  ugu deeqday. Waxay Wasiirku   kula dardaarantay guud ahaan ardaydaas deeqda waxbarsho ku guulaystay in aqoonta ay soo baranayaan ay dalkooda iyo dadkoodaba uga faa’iideeyaan.  Wasiirku […]

Garabkii UCID Ka Baxay Oo Sheegay inay ku dhawaaqi doonaan urur siyaasadeed cusub

Nuxurka War-saxaafadeed, garnaqsi, isbarixid iyo sagootis iskugu jira  oo ay soo saareen garabkii UCID Ka Baxay  Hargeysa (Somaliland.Org)- Garabka UCID ee ay hoggaamin jireen Guddoomiye Ku xigeenkii Xisbigaasi Md. Aadan Maxamed Mire (Waqaf) iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sheegay inay ka baxeen xisbigoodii isla markaana ay maalmaha fooda inagu […]

Orod-yahanka Weyn ee Moh Farah oo si xamaasad leh loogu soo dhaweeyay M agaalada Gabilay

Hargeysa (Somaliland.Org)-  Orod yahanka  caalami ga ee Moh Farah oo u dhashay Somaliland iyo Britain,  ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Gebilay. Waxa  orod yahankan soo dhawayntiisa ka qayb qaatay maamulka gobolka,ka degmada gebiley iyo dadweyne tiro badan. Maayarka Magaalada Gabilay Marwo Khadra Xaaji Gaydh  ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin booqashada uu ku […]

Guddida Joogtada ee Wakiilada Oo Golaha horgeeyay warbixin ay ka diyaariyeen Ha’yado “

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta Mudaneyaasha golaha uga waramay waxyaabihii u qabsoomay mudadii goluhu fasaxa ahaa kalfadhigii hore.  Guddoomiyaha Guddida joogtada ee Golaha Wakiilada Md. Maxamed Barkhad Miigane ayaa fadhigii Golaha ka jeediyay warbixin dheer oo u dhignayd sidan:- “Fasaxii Kal-fadhiga 15-aad ee Golaha Wakiilada oo Dastuurka JSL, iyo […]

Madaxtooyada Somaliland Oo Beenisay in la lunsaday raashin deeq ah oo dalka la keenay

 “Warkaasi waxba kama jiraan, Gudida abaaruhuna waxay asteeyeen uun goobaha ee waxa deeqda gacantooda ku bixinaysay Ha’yada” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxtooyada Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war sheegayay in la lunsaday deeq ay dalka keentay Ha’yada khayriga ah ee Imaaraadka carabta. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland  Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa gaashaanka ku dhuftay jiritaanka warkaasi […]