“Xaruntan Agooamaha mar kasta oo aan imaado wax baa ii kordha”

Hargeysa (Somaliland.Org)-Marwada koowaad Somaliland, Marwo Aamina-weris Sh. Maxamuud Jirde ayaa maalintii Ciidul fidriga kala qaybgashay farxada ciida carruurta lagu xannaaneeyo xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Marwada koowaad ayaa shacabka u soo jeedisayn ay kaalin wax ku ool ah ka qaataan sidii loo xannaanayn lahaa carruurta ku dhaqan xarun, waxayna sheegtay in yihiin macalimiintii mustaqbalka dhawo […]

Wasiirka Cadaalada Oo Kormeer ku soo maray Xabsiga Laascaanood

Laascaanood (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo garsoorka Jamhuuriyada Somaliland Md Xuseen Axmed Caydiid oo socdaal shaqo ku tagay magaalada Laascaanood ayaa socdaalkiisa ku tilmaamay mid uu ugu kuur gelayo xaalada ay ku sugan yihiin maxaabiista ku jirta xabsiga Laascaanood iyo sida uu u shaqeeyo garsoorka gobolku. Wasiirku markii maanta uu gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta […]

Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Xiliga Dalka Laga Hirgelinayo Idaacad weyn oo Gobolada wada gaadha

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyigelinta ee Somaliland Md.Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta daboolka ka qaaday in bisha October ee sannadkan 2011 ay wadanka keeni doonaan idaacad awood badan oo dalka oo dhan wada gaadhaysa. waxa uu Wasiirku hadalkan ka sheegay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Huteelka Rays ee magaalada Boorame oo uu […]

“Xildhibaanadaasi waxa u sharaf badnaa iyagoo yidhaahda waanu is casilnay” Xil Xasan Xaydh

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Xasan Cabdi Maxamuud (Xasan Xaydh) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa sheegay inaanay Golahaasi wakiil ka ahayn Mudaneyaal ka tirsan Golahooda oo Madaxweynaha u soo jeediyay in la kala diro Golahaasi oo ay ku eedeeyeen inuu gudan waayay xilkiisii. Xildhibaan Xasan Xaydh oo u waramayay Shabakada wararka ee Somaliland.Org, […]

Xukuumada Somaliland Waxay Ku Socotaa Jidkii Horumarka

Cidna aniga oo aan u diideyn in ay sifa sharciya Xukumadda u dhaliisho, ayaa waxaa xusid muddan aqoonsiga iyo qirista horumarka balaadhan ee Xukumadda Axmed Siilaanyo ku talaabsatay mudaddii koobnayd ee hogaanka dalka ay haysey oo ah wax aad loogu faano oo weliba ay tahay in lagu amaano masuuliyiinta Qaranka dadaalkoodda weyn iyo suuragelinta balanqaadyadii […]

“KULMIYE waa Xisbigii Madaxtinimadii naga qaaday, Waana Qani” Waran Cadde

Hargeysa (Somaliland.Org)- Gudoomiyaha Siyaasadda Xisbiga UDUB Cali Maxamed Waran Cadde, ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynenimada Xisbigiisa, waxaanu tilmaamay inuu ka cudur daartay soo jeedin ay ula yimid Guddoomiyaha KULMIYE ahayd inuu buuxiyo xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha. Ee uu dhawaan iska casilay Dr.Gaboose. Cali Waran Cadde waxa uu sheegay inaanay is qabanayn […]

Jawigii Munaasibada Ciida ee Magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer

Burco (Dawan)- Waxaa Saaka guud ahaanba Looga dareeray Gobolka Togdheer iyo degmooyinka hoos yimaada Saaladda Ciidul Fidriga, waxaana magaalada Burco ee ay saaka dadweynuhu ku kala tukadeen  goobo kala duwan ee ay ka mid ahaayeen Garoonka Stadiumka,Saylada Xoolaha,Maxamed Cali, masaajido iyo barxado dhawra oo ay isugu soo baxeen kumanan ka tirsan dadweynaha Magaalada Burco. . […]

Muuse Biixi oo ka Hadlay Xidhiidh uu la yeeshay Cali Waran Cadde

Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddoomiyaha Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay inuu doonayo dadka mudakarka ah ee dalka uu ku qanciyo barnaamijka Xisbiga KULMIYE. Muuse Biixi waxa kale oo uu ka hadlay xidhiidh ay wada yeesheen Guddoomiyaha Siyaasada UDUB Cali Maxamed Waran Cadde oo uu xusay inuu kala hadlay sidii uu ugu […]

Madaxweyne Siilaanyo oo shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Fudriga

Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxweynaha Somaliland.Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa shacbi weynaha Somaliland u diray dhambaal hambalyo ah oo uu ku bogaadinayo munaasibada ciidul fidriga oo Somaliland iyo dunida Islaamkaba maalinta bari laga ciidayo. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu sidaasi ku sheegay warsaxaafadeed caawa uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi […]

Toban Xildhibaan Oo Madaxweynaha u soo jeediyay inuu kala diro Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Toban Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa ayaa maanta Madaxweynaha Somaliland u soo jeediyay inuu kala diro Golahaasi ka dib markii ay ku eedeeyeen Maamulka dawlad Hoose inay xalaalaysteen hantidii ummadda. Mudaneyaashaasi waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Huteelka Imperial ee Magaalada Hargeysa waxa kale […]

Barnaamijkii Kasmaal ee Shirkada SOMTEL Iyo TV-ga Qaranku Iska kaashadeen oo la soo gabo-gabeeyay

Shacbiga oo Barnaamijkan ku sifeeyay mid maskax dhis u ah garaadka dadweynaha Hargaysa (Somaliland.Org):- Barnaamijkii loogu magac daray Kasmaal ee bisha Ramadaan ka socday Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa caawa lagu soo gabagabeeyay xarunta TV-ga Qaranka ee magaalada Hargaysa. Barnaamijka Kasmaal waxaa soo saaristiisa si wada jir ah iskaga kaashaday Shirkada Isgaadhsiinta ee SOMTEL iyo TV-ga […]

“Somaliland Waxay soo jiidanaysaa shirkadaha Saliidda” Wargeyska Upstream

Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Max’d Cabdillaahi Cumar, ayaa kulan kula yeeshay magaalada London shirkada maalgashiga ‘investment bank libertas’ toddobaadkan. Kulankaasi waxa labada dhinac kaga wada xaajoodeen sidii ay shirkadaha saliiddu uga hawlgeli lahaayeen dhulka Somaliland. Wargeyska Upstream oo wax ka qoray kulanka Wasiirka ayaa sheegay in ay Somaliland ku tallaabsatay sidii ay u […]

Waran Cadde oo U Ololaynaya In loo magacaabo Wasiirka Daakhiliga

Hargeysa (Somaliland.Org) Guddoomiyaha siyaasadda ee Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Mr. Cali Maxamed Warancadde ayaa u xusul duuban isla markaana olale weyn ugu jira sidii Madaxweyne Siilaanyo ugu Maracaabi lahaa xilka Wasiirka Daakhiliga ee uu dhawaan iska casilay Dr,. Maxamed Cabdi Gaboose. Waxaanu suuqa soo geliyay in la magacaabayo. Cali Warancadde waxa uu soo Ururiyay […]

Somaliland oo 600 oo kun oo Dollar u ururisay Dadka Ku tabaalaysan Abaaraha Soomaaliya

Hargaysa (Somaliland.Org):- Guddida gurmadka dadka tabaalaysan ee koonfurta Soomaaliya ay xukuumada Somaliland u magacawday ayaa sheegay in shacbiga Somaliland ay u soo ururiyeen walaalahooda ku tabaalaysan koonfurta Soomaaliya lacag dhan $600, 000 dollar.sidaasi waxaa sheegay guddoomiyaha guddidaasi Axmed X.Cali Caddami oo maanta ka hadlayay shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeysa. Wasiirka Gaashaan dhiga […]

Hoggaanka Ku Meel gaadhka ah ee UCID oo mudadii korodhsaday

Hargeysa (Somaliland.Org)-Hoggaanka ku meel gaadhka ah ee Xisbiga UCID, ayaa mar kale korodhsaday 45 Maalmood oo kale ka dib markii siday sheegeen ay maxkamad gashay khilaafkii xisbigaasi ka dhex aloosnaa. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu maanta soo saaray Guddoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee Xisbiga UCID Md. Aadan Maxamed Mirre (Waqaf) waxa kale […]

Somaliland takes steps to attract oil companies

Breakaway state tries to surmount problems bringing in E&P business as it petitions UN for recognition/ SOMALILAND Minister for Foreign Affairs & International Co-operation Mohamed Omar this week convened a meeting with London investment bank Libertas to discuss how to attract oil companies back to the breakaway republic in the Horn of Africa. 26 August […]

Dhaqdhaqaaqa Suuqa Laascaanood iyo u diyaar garowga munaasibada Ciidul fidriga

Laascaanood (Somaliland.Org):- Iyada oo lagu jiro maalmihii u danbeeyay ee bisha Barakasyan ee Ramadaan isla markaana ay fooda inagu soo hayso ciida Ciidul fidriga ayaa waxaa dhaq-dhaqaaq xoog leh oo ay dadwaynuu ugu diyaar garoobayaan ciidaasi laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka sool ee Somaliland. Dadwaynaha ku dhaqan magaalada laascaanood ayaa maalmihii u danbeeyay […]

Ku simaha Wasiirka Daakhiliga oo Kormeer ku soo maray Suuqyada Cidhiidhiga ah ee Hargeysa

Hargeysa (Somaliland.Org)- Ku simaha Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Md/ Cismaan Garaad Sooffe iyo Guddoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Md. Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarje ayaa maanta kormeer ay ku darsayeen dhinaca amaanka waxay ku soo mareen Suuqyada waaweyn ee caasimada Hargeysa oo samxad weyni ka jirtay dadwynuhuna ay ka iibsanayeen adeegyadda […]

Warbixin xiiso leh oo Wargeyska The Guardian Ka Qortay Somaliland

London (Dawan)- “Dawladda Somaliland iyada oo ka tashatay taageerada maaliyadeed ee muwaadiniinteeda iyo ganacsatadeeda, ayaa waxa ay dalkeeda ka hirgelisay degganaansho iyo dimuqraadiyad, sidaasi waxa qortay jariidada ‘Guardian’ ee ka soo baxda London. Jariidadu waxa ay tilmaantay in ay Somaliland tallaabo u qaaday xagga wanaagga markii ay dawladdeedu dhawaan ku yaboohday in ay gargaar u […]

Wasiirka Ciyaaraha oo Socdaal Ku Tagey Magaalada Burco

Burco (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaarada Ciyaaraha,Hidaha iyo dhaqanka Somaliland Mudane Cabdi Siciid Faahiye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Burco sida uu ku soo waramayo weriyahaga gobolka Togdheer Maxamed Balaaki. Wasiirka Ciyaaraha ayaa galabta kormeer balaadhan ku sameeyay qaar ka tirsan garoomada ciyaaraha ee Gobolka qaarkood kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Garoonka Saylada […]