Archive for July, 2011

Garabka UCID ee Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay xilkii ka qaadeen Sadex Guddoomiye Gobol

Wednesday, July 27th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Garabka xisbiga UCID ee uu Hoggaamiyo Guddoomiyihii hore ee Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta mar kale ku celiyay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiyeyaashii Gobolada ee Maroodi-jeex, Awdal iyo Togdheer. Sidaasi waxa lagu sheegay qoraal uu maanta soo saaray Guddoomiyaha Arrimaha Gudaha iyo xidhiidhka Goboladda ee xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo), [...]

Xukuumadda oo soo bandhigtay waxqabadkeedii sadexdii bilood ee la soo dhaafay …Q.2-aad

Wednesday, July 27th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- waxaanu akhristeyaashayada u soo gudbin doonaa waxqabadkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ee sadexdii bilood ee la soo dhaafay. Waxqabadka wasaarada daakhiliga waxa lagu sheegay war-saxaafadeed dheer oo ay Madaxtooyaddu shalay ku shaacisay waxqabadkii Wasaaradaha dawlada u qabsoomay sadexdii bilood ee la soo dhaafay. Warbixinta waxqabadka wasaaradaasi waxa uu u dhignaa sidan:- Wasaarada Arrimaha [...]

Madaxweyne Siilaanyo oo Sii Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorame

Wednesday, July 27th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu Hoggaaminayo ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Waxaana duleedka degmada Dilla si diiran ugu soo dhaweeyay Boqolaal dadweyne ah iyo masuuliyiinta Maamulka gobolka Awdal. Weftiga Madaxweyne Siilaanyo waxa socdaalkiisan Magaalada Boorame ku weheliya Marwada koowaad Marwo Aamina [...]

“Anigu Arrinta Ururadda mid aan hadal hayo maaha,waxaan isleeyahay xilka aad hayso wax ka dhali”

Wednesday, July 27th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa furista ururada siyaasadda ku tilmaamay arin daawo u noqon karta dhibaatada tayo xumadda ah ee ka jirta xisbiyada siyaasada dhexdooda. Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi khaas ah oo uu shalay Gurigiisa ku siiyay Tafaftiraha Wargeyska Dawan Cumar Maxamed Faarax Wasiirka Maaliyaddu waxa [...]

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Waxqabadkeedii sadexdii bilood ee la soo dhaafay

Tuesday, July 26th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta mar kale soo bandhigtay waxqabadka wasaaradaha Ha’yadaha dawliga ah ee sadexdii bilood ee la soo dhaafay. Madaxtooyada Somaliland waxay sidaasi ku sheegtay war saxaafadeed dheer oo ay kaga xog warantay waxqabadkii sadexdii bilood ee la soo dhaafay u qabsoomay dhammaan wasaaradaha dawliga ah. Waxqabadka xukuumadda Somaliland waxaanu akhristeyaashayada ugu [...]

Faysal Cali Waraabe oo sheegay inuu xisbigii ka saaray xubno ka mid ah gudida fulinta

Tuesday, July 26th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga laga saaray Xubnihii Guddida fulinta ee ku dhawaaqay inay xilka ka qaadeen. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay shir maanta ay ku qabsadeen Huteelka Scandinivian ee magaalada Hargeysa xubno ka mid ah Golaha dhexe ee isaga taabacsan iyo taageereyaashiisa caasimada waxa [...]

UCID oo Magacaabay Guddida qaban-qaabada Shirweynaha 3-aad iyo Khilaafkoodii oo cirka isku shareeray

Tuesday, July 26th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Garabka xisbiga mucaaridka ah ee UCID ee ay Hoggaamiyaan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Guddoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee xisbigaasi Md. Aadan Maxamed Mire (Waqaf) ayaa maanta magacaabay Guddida qaban qaabada shirweynaha sadexaad ee UCID. Guddidan qaban qaabadu waxay kooban yihiin 13 xubnood. Sidaasi waxa lagu sheegay war [...]

Guddoomiyaha KULMIYE oo Xisbiga UCID ugu baaqay inay wada hadal ku dhamaystaan Khilaafkooda

Tuesday, July 26th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay khilaafka ba’an ee kala qeybiyay xisbiga UCID, waxaanu u soo jeediyay inay wada hadal ku dhameeyaan khilaafkooda “Waxaan rajaynayaa oo aanu ugu ducaynayaa xisbiga UCID inay khilaafkooda xaliyaan oo ay si nabad ah ku dhamaystaan oo iyaga oo is ogol ay [...]

Goleyaasha Baarlamaanka oo cod aqlabiyad ah ku Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkamada Sare

Tuesday, July 26th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Mudaneyaasha Goleyaasha Baarlmaanka (Wakiilada iyo Guurtida), ayaa maanta fadhi wada jir ah oo ay yeesheen waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada Sare ee Somaliland Md. Yuusuf Ismaaciil Cali. Fadhigan wada jirka ah oo ay ka soo xaadireen 109 Mudane oo ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka waxa gudoominayay Guddoomiyaha [...]

Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo hortagaya Fadhi ay yeelanayaan Goleyaasha sharci dejintu

Monday, July 25th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta sheegay in Mudaneyaasha labada aqal ee Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiiladdu) ay maalinta bari yeelan doonaan fadhi wada jir ah oo ay ku ansixinayaan Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada Sare Md. Yuusuf Ismaaciil Cali. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu [...]

Faysal Cali Waraabe oo Hadal u jeediyay Taageereyaashiisa Magaalada Hargeysa

Monday, July 25th, 2011 Comments Off

“Anigaa Jeclaa Inaan Xilka u dhiibo Cirro iyo Waqaf laakiin labaduba xisbiga ma soo saari karaan” “Waxa dagaal gondahayga ka bilaabay niman xisbiga magac ku yeeshay oo aan wada abaal ku lahaa” Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kala hadlay taageereyaal haween iyo dhalinyaro u badanaa barxadda hore ee xarunta Xisbiga [...]

Guddoomiyaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedo uu u soo jeediyay Faysal Cali Waraabe

Monday, July 25th, 2011 Comments Off

“Gudoomiyihii hore ee UCID Giimbaar buu Noqday oo waa la bedelay” “Afartii nin ee xalay hadlayay waxaan leeyahay xisbigiinu wuu idin sugayaaye’e ha falaagoobina” Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Ku xigeenka Xoghayaha guud ee xisbiga UCID Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (C/Raxmaan Cirro) ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu u soo jeediyay Gudoomiyihii [...]

Madaxweynaha Somaliland Oo Xaflad u sameeyay Dhiirigelinta Isticmaalka bariiska ka soo go’ay dalka

Sunday, July 24th, 2011 Comments Off

Hargaysa (Somaliland):-Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad qado ah oo lagu soo bandhigayay Bariiskii ugu horeeyay ee dalka ka soo baxa oo lagu qabtay xarunta Madaxtooyada. Xafladan waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland,Agaasimeyaal iyo marti sharaf kale. Madaxwaynaha Somaliland oo hadal ka jeediyay [...]

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Daadifeeyay Go’aanka xilka lagaga qaaday

Sunday, July 24th, 2011 Comments Off

“Waxan waxa wata C/Raxmaan Cirro oo soo urursaday dadkii xisbiga dhicistiisii sababta u ahaa” Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa daadifeeyay isla markaana sharci darro ku tilmaamay Go’aan ka soo baxay shir Guddida fulinta ee xisbigiisu ku yeesheen Hargeysa oo ay ku magacaabeen Guddi ku meel gaadh ah oo muddo 45 maalmood [...]

Wasiirka Afrika u qaabilsan Ingiriiska Oo Khudbad u Jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland

Sunday, July 24th, 2011 Comments Off

“Markii aan la kulmay Madaxweyne Siilaanyo waxaan ku heshiinay iskaashi maalgelin gudaha ah oo ku dhisan wada hadaladdii aanu hore u yeelanay” Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Ingiuriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Henry Belling-ham , ayaa maanta khudbad ka jeediyay Golaha Wakiilada Somaliland, waxaanu kaga hadlay xidhiidhka iskaashi ee labada dal. Wasiirku waxa uu sheegay in marka la [...]

UCID oo dib u dhigay shiweynihii 3-aad doortayna Guddi oo aanu ku jirin Faysal Cali Waraabe

Sunday, July 24th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta dib u dhigay shirweynihii sadexaad ee xisbigaasi muddo 45 maalmood ah, waxaanay doorteen Guddi Hoggaamineed oo ka kooban 7 xubnood oo aanu jirin Guddoomiyihii hore Md. Faysal Cali Waraabe. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga UDUB oo u dhignaa [...]

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La yeeshay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika

Sunday, July 24th, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somalialnd Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika Henry Belling-ham oo socdaal maalin ah ku yimid dalka. Madaxweynuhu waxa uu Wasiirka tafaasiil ka siiyay xaalada guud ee dalka. Waxa kale oo ay iska xog-waraysteen iskaashiga labada dal, sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed maanta ka soo [...]

Wasiir Ku xigeenkii hore ee Cadaalada oo ku geeriyooday dalka Kenya

Saturday, July 23rd, 2011 Comments Off

Nairobi (Somaliland>org)- Guddoomiyihii siyaasadda ee xisbiga mucaaridka ah ee UDUB Marxuum Yuusuf Ciise Ducaale (Talaabo) ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu muddo bil ah lagu dawaynayay. Alle ha u naxariistee geerida Marxuum- Talaabo waxa saxaafadda u xaqiijiyay Guddoomiye Ku Xigeenka xisbiga UDUB ahna Madaxweyne Ku Xigeenkii hore [...]

Dabaylo Dumiyay Qaybo Ka Mid Ah Dugsiga Degmada Dhoqoshay

Saturday, July 23rd, 2011 Comments Off

Dhoqoshay (Somaliland.Org)- Dabayl Xagaa xoogan oo ka dhacaysay degmada Dhoqoshay ayaa shalay dumiyay laba fasal oo ka mid ah dugsiga hoose dheexe ee degmada Dhoqoshay. Labada Fasal ee dumay oo ka mid ah 17 fasal oo uu ka kooban yahay dugsiga hoose dhexe ee degmada Dhoqoshay, ayaa ahaa dhisme cusub oo dhawaan ay ku kordhisay [...]

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ugu Baaqay Caalamka in la Aqoonsado Somaliland

Saturday, July 23rd, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed C/laahi Cumar, ayaa ugu baaqay caalamka in ay si rasmi ah u aqoonsadaan jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirku waxa uu sheegay in ay Somaliland wax badan qabsatay mudadii labaatanka sano ahayd ee ay dib ula soo noqotay madax banaanideeda, waxaanu xusay in ay taageerada Somaliland ay tahay mid ku soo [...]

Masuul ka tirsan Xisbiga UCID oo xukuumadda ku majeertay Talaabooyin ay qaaday

Friday, July 22nd, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)-Guddoomiyaha Gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga UCID Maxamed Ibraahim Qabo, ayaa xukuumadda Somaliland ku ammaanay gogosha nabadda ee uu madaxweynuhu iclaamiyay iyo isbedelkii lagu sameeyay Garsoorka dalka oo uu sheegay inay cabasho badani ka taagnayd. “Waxaan xukuumadda ku ammaanayaa waxyaabaha ay wanaajisay oo ay ka mid tahay gogoshii nabadda ee gobolada bariga iyo isbedelkii [...]

Recognize Somaliland as an independent state’ urges Foreign Minister

Friday, July 22nd, 2011 Comments Off

Somaliland has recently celebrated the 20th anniversary of its declaration of independence. On May 18, 1991, Somaliland terminated its union with Somalia after a decade of struggle against oppression, exploitation and destruction by the Siad Barre regime. We found the country in a shambles, devastated not by a foreign enemy, but by the Somali army. [...]

Weftigii uu Hoggaaminayay Wasiirka Maaliyada oo Dalka Ku soo laabtay Iyo Natiijada Socdaalkooda

Friday, July 22nd, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)-Weftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay soo dhamayteen socdaal qaatay muddo afar maalmood ah oo ay ku tageen dalka Jabuuti. Weftigan waxa kale oo xubno ka ahaa Wasiirka Ganacsiga, warshadaha iyo Dalxiiska Md. C/Risaaq Khaliif Axmed iyo Guddoomiyaha Rugta [...]

Guddoomiyaha Dahabshiil Oo Soo Xidhay Tababr Shirkaddu u qabatay Wakiilada Laamaha Gudaha

Thursday, July 21st, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirkadda Xawaaladda lacagaha iyo Sarifka ee Dahabshiil Group ayaa tababar ay u qabatay masuuliyiinta laamaheeda gudaha ee Somaliland iyo Soomaaliya oo ka socday huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa u soo gebogabaysay. Tababarkan oo socday muddo shan maalmood ah, kana qaybgalayeen oo loo qabtay masuuliyiinta guud ahaan laamaha gudaha waxxa uu ku saabsanaa maamulka [...]

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Socdaalkii u horreeyay ku Tagay magaalada Laascaanood

Thursday, July 21st, 2011 Comments Off

“Waxaan u socdaa sidii aan u baadhi lahaa dilalka soo Batay ee Laascaanood” Laas-caanood (Somaliland.Org)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen. Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta markii u horaysay socdaal shaqo ku tagay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool tan iyo markii dhawaan dib loo soo magacaabay. “Waxaan soo kormeeray saldhigyada Booliska iyo rugaha magaalada Laascaanood, [...]