“Wasiirku waa Geesi iibinaya qadiyada dalka Iyo Siyaasada xukuumadda”

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose), ayaa sheegay in weftiga wasiirka arrimaha dibaddu hoggaaminayo ee Magaalada Nairobi Arbacadii kulanka kula yeeshay Guddi ka tirsan Golaha Ammaanka iyo nabadgelyada qaramada midoobay uu ahaa go’aan xukuumadeed, waxaanu wasiirka khaarajiga ku sifeeyay geesi iibgeynaya qadiyada dalka. Wasiirka Daakhiligu waxa kale oo uu […]

Shirkadda Dahabshiil: Hantiile u adeega Soomaalida Qurbaha Deggan

Waxannu halkan ku soo koobeynaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo qoraaga Katrina Manson la yeelatay Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, kuna soo baxay 24 May 2011, wargayska Financial Times, oo ah wargayska ugu caansan ee ka faallooda arrimaha ganacsiga oo ka soo baxa dalka Ingiriiska. Iyada oo qoraagu ka sheekaynayso sida Maamuluhu […]

Wasiirka Arr.Dibada Somaliland Oo ka Hadlay Kulankii Gaarka Ahaa Ee Ay la Yeesheen Golaha Ammaanka

Nairobi (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay shir gaar ah weftigii ka socday Somaliland ee uu Hoggaaminayay ay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta kula yeesheen guddi ka tirsan Golaha ammaanka iyo nabadgelyada ee qarammadda Midoobay.waxaanu shirkaasi ku timaamay fursad muhiim ah oo Xukuumaddiisu ay qadiyada dalka ugu […]

Weftigii Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Golaha Ammaanka Iyo Fashilaadda Eedeymihii Mucaaridka

Nairobi (Somaliland.Org)- Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan gaar ah kula yeeshay Guddi ka socday Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Qaramada Midoobay. Weftigan oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxaana xubno ka ah Wasiirrada Gaashaandhiga Md. Axmed X. Cali Cadami , Macdanta […]

Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigtay Madaxdii Shirkada Total Ee Haamaha Shiidaalka Berbera

Berbera (Somaliland.Org) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta Xabsiga u taxaabtay Maamulihii Shirkadda Total ee Haamaha kaydka Shidaalka Berbera Sacad Cilmi, XisaabiyiihiisiiC/Kariin Xuseen Cilmi iyo Dirawalkiisi. sidoo kale waxa ay Ciidamadda Booliiska Berberi Xidheen sadex nin oo lagu eedeeyay rabshad ay kaga soo horjeedeen xadhiga xubnahan. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre ayaa xaqiijiyay xadhiga […]

Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Xididada u Siibi Doonto Kooxaha Qaska Wada Laas-caanood

Wasiir Maxaad Kaga Jawaabaysaa Dadka u Arka Inaad Hayso Shaqadii Wasaarada Daakhiliga? ‘Waxaad moodaa inuu soo dhamaanayo kala shakigii dadka la kala Aaminsiiyay’ Wasiirka Xanaanada Xoolaha Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta deegaanka Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay wax ka qaban doonto Nabadgelyada Magaalada Laascaanood isla […]

Guddoomiyaha Baanka Oo Ka Hadlay Xadiga Lacagta Giimbaarta Ee Laga Bedelay Gobolka Tog-dheer

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa ka hadlay xadiga lacagta giimbaarta shilin Soomaaliga ee laga bedelay shacbiga gobolka Tog-dheer tobankii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay xarunta Baanka Burco. Guddoomiyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay maanta magaalad Burco ee xarunta Gobolka Todheer oo uu ku marayo socdaal shaqo waxaanu […]

Ganacsato u Dhashay Wadanka Shiinaha Oo Booqday Magaalada Burco

Burco (Somaliland.Org)- Ganacsato u dhashay wadanka Shiinaha oo danaynaya inay maal gashadaan Somaliland ayaa maanta Booqday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Tog-dheer, waxaanay soo indho indheeyeen fursadaha dhaqaale iyo waxsoosaar ee gobolkaasi. Ganacsatadan oo ka kooban 9 xubnood waxay ka soo kicitimeen magaalada Hargeysa waxaanay maanta Magaalada Burco kun qaabilay Badhasaabka Gobolka Togdheer Yaasiin Maxamed […]

M/Weyne Siilaany Oo Kulan La Yeeshay Ururadii Bulshada ee Ka qeyb qaatay Isu Soo bixii 18-kii May

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay shirkadaha gaarka ah, ururada bulshada iyo Guddiyadii qaban qaabada munaasibadii labaatan guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee 18-kii May. Madaxweynaha Somaliland waxa uu si weyn ugu mahad celiyay shacbiweynaha Somaliland oo uu tilmaamay inay […]

Wefti Ka Socda Somaliland Oo U Kicitimay Kenya Iyo Kulan Ay Golaha Ammaanka Kula Yeelanayaan

Hargeysa(Somaliland.Org)-Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa saaka u kicitimay dalka Kenya oo ay sheegeen inay fadhi gaar ah la yeelan doonaan Guddi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa. Weftigaasi waxa kale oo xubno ka […]

M/Weynaha Oo Shacbiga Somaliland Uga Mahad Celiyay Dareenkii Ee Ay U Bandhigeen Caalamka

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa shacbiweynaha Somaliland gudo iyo dibadba uga mahad celiyay sidii Nabadgelyada ahayd ee ay beesha caalamka ugu soo bandhigeen munaasibadii dabaal dega labaatan guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ee 18-kii May. Dhoolatuskaasi oo muujinayay siday shacbigu ugu ad-adag yihiin […]

Maamulaha Shirkadaha Dahabshiil Oo Waramay Adeegyadooda Iyo Doorka Ay Ku Leeyihiin Horumarka Dalka

Hargaysa (Somaliland.Org)- Maamulaha shirkaddaha wadaniga ah ee Dahabshiil Group Mudane Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa faahfaahin ka bixiyay adeegyada kala duwan iyo shaqooyinka ay u hayaan bulshada reer Somalialnd iyo guud ahaan bulsho waynta caalamka ee isticmaala ama ku xidhan adeegooda iyo weliba qaybaha ama faracyada kala duwan ee ku bahooba shirkaddan Dahabshiil oo dalka […]

Wasaarada Arr. Dibada Oo Beenisay War Sheegayay In Somaliland Dawlada La Samaysan Doonto Soomaaliya

Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa waxba kama jiraan iyo been cad ku tilmaantay warar sheegayay in wasiirka arrimaha dibada laga soo xigtay oo la xidhiidhay in Somaliland ay dawlad wadaag ah la samaysan doonto Soomaaliya. Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa u dhignaa sidan:- “Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland waxay […]

Ardayda Wax Ku Bartay Malaysia oo Kulan la Yeeshay Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xubno ka mid ah Ardayda reer Somaliland ee waxbarashadooda heer jaamacadeed ka soo dhamaystay wadanka Malaysia ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada sanad-guurada 20-aad ee 18 May darteed. Madaxweynaha Ardaydu waxay ku bogaadiyeen dedaalka hogaamineed ee uu dalka ku hagayo, waxayna xuseen […]

Xisbiga UCID Oo Markii U Horeeyay Daadifeey Hadal Ka Soo Yeedhay Guddoomiyahooda

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta markii u horaysay shaaca qaaday naqdiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe, oo sheegay in xisbigiisu uu kala saarayo Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga iyo arrimo kale oo uu ku durayay xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Xisbiga UCID waxay sheegeen in hadalka Guddoomiyaha oo dalka […]

Wasaarada Warfaafinta Oo Si Adag U Difaacday Siyaasada Dibada Somaliland

Hargeysa(Somaliland.Org)- Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay maanta si adag u difaacday siyaasada arrimaha dibada iyo cilaaqaadka xukuumaddu la leedahay dalalka caalamka. Sidaasi wasaaradu waxay ku sheegay warsaxaafadeed u dhignaa sidan:- “Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku guulaysatay inay garaacdo oo ay furto albaabo badan oo hore inooga xidhnaa, dhinacyada xidhiidhka siyaasadda dibadda […]

M/Weyne Siilaanyo Oo Qaaday Tallaabo Soo Noolaysay Ganacsiga Xorta ah,Kana Noqday Heshiiskii Total

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qaaday talaabo weyn oo uu ku soo noolaynayo haybada qaranimo ee dalka,taas oo uu maamulkii shiidaalka kaga wareejiyay shirkada kootada ku haysatay soo dejinta noocyada kala duwan ee shiidaalka, taas oo ka soo hor jeeday ganacsiga xorta ah. Madaxweynaha Somaliland wuxuu sidaasi ku sheegay […]

Kenya ready to recognize Somaliland

The Kenyan government has expressed support for the recognition of Somaliland, which is an autonomous region of Somalia. Kenyan Assistant Minister for Foreign Affairs Richard Onyonka said that Nairobi supports the recognition of Somaliland as an independent state and Kenya will encourage the countries of the African Union to officially recognize Somaliland, a Press TV […]

‘Somaliland waxa ay ku guuleysatey in ay kasbato Saaxiibo ku Tallaabsada aqoonsiga marka ay u arkaan in la gaadhay wakhtigii ku habboonaa’

‘Somaliland ma aha dal ka go’aya dal kale, balse waa dal dib uga baxay midaw fashilmay’ Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in Somaliland ay kasbatay saaxiibo badan oo maalinta ay ku haboonaato ku dhawaaqi doona aqoonsiga Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay waraysi khaas ah oo uu siiyay shabakadda […]