Tuesday, February 22nd, 2011 Comments Off
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Hargeysa (SomalilandOrg)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay inay xukuumadda iyo ciidammada qaranka ku garab taagan tahay difaaca dalka, waxaanay u soo jeediyeen inay si deg deg ah loo aaso barkadihii colaada Kalshaalle ka bilaabantay. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, waxaanu dagaalka [...]Tuesday, February 22nd, 2011 Comments Off
Hargaysa (Somaliland.org)- Guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland oo xogwaraysi la yeeshay qaar ka mid ah masuuliyiinta qaranka, masuuliyiintaasi oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Duulista iyo gaadiidka Hawada, Guddoomiyaha Baanka iyo Agaasimaha Baanka iyo masuuliyiin kale oo ay xogwaraysi kula yeesheen xafiisyadooda. Guddoomiyaha guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Mudane Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi [...]Monday, February 21st, 2011 Comments Off
(Somaliland.ORG Laascaanood, Somaliland) War ay maanta qortay shabakda ku hadasha afka xukumada maul goboleedka puntland ee lagu magacaabo www.allpuntland.com ayaa qortay in ciidamo ka tirsan maamulkaasi gurmad ugu tageen kooxaha Nabadiidka ee SSC, ee iyagu dagaalka kula jira ciidamada Somaliland. Ciidamo iyagu ka socda beesha Majeerteeniya oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal [...]Monday, February 21st, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay Puntland tallaabo ka qaadi doonaan haddii ay faraha kala bixi weydo faro gelinta ay ka wado deegaanada Buuhoodle ee dagaalku ka dhacay maalintii shalay. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Somaliland Md. Axmed Cabdi Xaabsade oo u waramayay laanta Afsoomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa sheegay inay xukuumad ahaan [...]Monday, February 21st, 2011 Comments Off
Xukumadda Sheekh Shariif ee dalka qalaalasuhu ka jiro ee Soomaaliya ayaa maanta si xooggan u cambaareysay weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaalla Muqdisho. 11 qof ayaa naftooda ku waayay weerarka, iyadoo 35 kalena ay ku dhaawacmeen. 15 ka mid ah dhaawaca cisbitaalka waa laga bixiyay kaddib markii la daweeyay, iyadoo [...]Monday, February 21st, 2011 Comments Off
Laascaanood (Somaliland.Org) – Fadeexado musuqmaasuq, ayaa hadheeyay maamulka caafimaadka ee Gobolka Sool, kaasi oo saameyn ku yeeshay socodsiinta hawl-maalmeedka adeegyada goobaha caafimaadka. Wariyahayaga Gobolka Sool, ayaa warbixintan nooga diyaariyay waxaanay warbixintaasi u dhignayd sidan:- “ShaqaalahaWasaaradda Caafimaadka ee gobolka Sool ayaa ah mid aan muqaal ahaan la arag intiisa badan , tayo ahaan aad u hooseeya, [...]Sunday, February 20th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland)- Sadexda xisbi qaran ayaa si isku mid ah uga hadlay dagaalka ka socda deegaanka u dhaxeeya Buuhoodle iyo qori lugud, waxaanay sheegeen in codow soo weeraray ciidamada qaranka isla markaasna waxay ku baaqeen in loo midoobo difaaca dalka. Hoggaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran ee KULMIYE, UDUB iyo UCID, waxay sidaasi ka sheegeen xuskii maanta lagu [...]Sunday, February 20th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidanka qaranka ee jiida Deegaanka Buuhoodle ayaa dhirbaaxadii ugu weynayd ku dhufatay nabad diidka xidhiidhka la leh argagixisada caalamiga ah, ka dib markii ay soo weerareen laba fadhiisin oo Ciidanka qaranku ay ku leeyihiin Hagoogane iyo Maygaagle waxaana ciidanka qaranku ay caawa ku sugan yihiin duleedka magaalada Buuhoodle. Dagaalkan oo lagu jabiyay [...]Sunday, February 20th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre (Kabaal) ayaa sheegay in ciidanka Boolisku hawl gal balaadhan oo ay xalay ka fuliyeen magaalada Hargeysa ay ku soo qabteen guri ku yaala magaaladaasi 9 xabadood oo miinadda Kaareyaasha lagu burburiyo ah. Taliyaha Boolisku muu sheegin in cid lagu qabtay miinadaasi iyo in kale, hase [...]Sunday, February 20th, 2011 Comments Off
Buuhoodle (Somaliland.Org)- Ciidamada qaranka Somaliland ee jiidaa deegaanka Buuhoodle ayaa jabiyay kooxda nabad diidka ah ee qalalaasaha ka wada deegaanadaasi oo saaka soo weeraray laba fadhiisan oo ay degan yihiin Ciidammadda qaranku, sidaasi waxa sheegay Afhayeen u hadlay ciidanka oo la yidhaahdo Xasan Cabdi Yuusuf. Xasan Cabdi Yuusuf, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaarada [...]Saturday, February 19th, 2011 Comments Off
On August 3, 2010, Ismail was diagnosed with the debilitating disease just a day after “Somaliland’s” presidential election’s winner was declared. Thus, though his party had won, he did not share the victory dance with his fellow members, that of which he had played a vital role sowing the seed. Unfortunately by then, he was already sidelined by this cruel assassin that had been lying in wait somewhere in his body throughout the campaign. Saturday, February 19th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal ka soo yeedhay Jimcihii shalay madaxda labada maamul goboleed ee dalka Somalia eek ala ah Puntland iyo Gal-mudug, kuwaasi oo sheegay inay Soomaalida u qabanayaan shir dib u heshiisiin ah oo Somaliland-na ka soo qeyb gali doonto. Xukuumadda Somaliland waxay mowqifkeeda ku faah faahisay [...]Saturday, February 19th, 2011 Comments Off
Saturday, February 19th, 2011 Comments Off
Faallo…. Weriye Cumar Maxamed Faarax Inkasta oo ay la dhaqan, dhalasho iyo suuradba yihiin ummadooda reer Somaliland, waxay xarfaan ku yihiin yab-yabka adduunyada, dedaalkooda dheef doonka ahina ma yara. Waa muqaalka iyo sawirka ganacsatada waaweyn ee dalka ee haysta liisanka soo dejinta baddeecadaha daruuriga ah ee soortu ugu muhiimsan tahay. Ganacsatadan oo marka si loo [...]Friday, February 18th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Alle ha u naxaristee Mujaahid Cali Ismaaciil Xaashi (Cali Hayaan) oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee SNM aya maanta si heer qaran ah loogu aasay magaalada Burco taas oo aaska marxuunka ay ka soo qayb galeen Wasiirro ka tirsan xukuumada Somaliland,Mujaahidiin,Cuqaal salaadiin,Siyaasiyiin iyo dadweyne aad u tiara badan oo ka kala yimi [...]Friday, February 18th, 2011 Comments Off
Gebilay (Somaliland.org)- Qaar kamid ah Salaadiinta iyo Cuqaasha gobolka Gebilay ayaa dhaliilo u soo jeediyay wasiirka arrimaha gudaha Somailand Dr. Maxamed Cabid Gabboose. iyaga oo sheegay in Wasiirku uu degmada Gebilay u soo magacaabay xoghaye cusub, iyada oo aanay dhamaanin eedaymihii loo haystay xoghayihii hore dawladda hoose, isla markaana aanu kala tashan waxgaradka iyo odayaasha [...]Friday, February 18th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Qaar ka mid ah dhalinyarta reer Somaliland ee ku nool magaalada Hargeysa, ayaa kulan-doodeed siyaasadeed oo xalay lagu qabtay hotel Imperial ee Hargeysa waxa ay markii ugu horaysay dood kulul ka yeesheen doorka ay dhalinyartu ku leedahay xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland, isla markaana waxa halkaa lagu soo bandhigay daraasad si dhab ah uga hadlaysay [...]Friday, February 18th, 2011 Comments Off
Maxkamad ku taalla magaalada Breda ee dalka Holland ayaa markii ugu horreysay go’aamisay in maxkamadaha ku yaalla dalka Holland ay qaadi karaan dacwadaha ka dhanka ah warbaahinta Soomaalida ee caadeystay inay faafiyaan dacaayado lagu dhaleecaynayo qaar ka mid ah shirkadaha Ganacsiga ee laga leeyahay dhulalka Soomaalidu degto. Go’aankan ayay maxkamaddu gaadhay kaddib markii Shirkadda Caalamiga [...]Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
“Dahabshiil Waxay Gacan Ka Geysataa Xoojinta Lacagta Soomaaliga”Sidaas Waxa Qortay Jariidadda The Economist. Maqaal ay cinwaan uga dhigtay “Ganacsi ka dhex socda dalal aan xaaladdooda guduhu wada sugnayn”, jariidadda The Economist waxay toddobaadkan xustay deganaansho la’aanta joogtada ah ee ragaadisey nidaamka qiimaha lacagaha Soomaalida. Waxase dhinaca kalena ay xustay dedaalka baananka, gaar ahaanna Bangiga Dahabshiil [...]Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
“Fadhiidnimada Xisbiyada Mucaaridku ay Saamayn Taban ku Keentay Horumarintii Dimuqraadiyada Somaliland ” Hargeysa (Somaliland.Org)-Afhayeenka Ururada xuquuqul Insaanka Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bulaale, ayaa soo dhaweeyay Go’aanka ay soo saartay Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Maraykanka oo sheegtay inaanu xasaanad siyaasadeed lahayn oo lagu maxkamadeyn karo Madaxweyne Ku Xigeenkii iyo Wasiirkii Gaashaan-dhiga ee Taliskii Siyaad Barre Maxamed [...]Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.org)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maatna xidhay wasiir ku xigeenka wasaaradda hawlaha guud ee dowladda Sheekh Shariifa Soomaaliya Mr. Cabdirashiid Maxamed Cali, kaasi oo ka soo degay Madaarka Diyaaradaha Hargasya ee Cigaal International Airport. Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Fure ayaa laanta afka Soomaaliga ee BBC-da u sheegay in ninkaasi uu ku [...]Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
Addisababa(Somaliland.Org) Safiirkuxigeenka saafarada Ingiriiska ee Itoobiya John Marshal ayaa galabta ku qaabiley martiqaad uu ugu fidiyay gurigiisa oo ku dhex yaal safaarada saraakiil ka tirsan xukuumada Somaliland oo shirhowleed u jooga magaalada Addisababa. Saraakiishan oo uu hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Faysal Cali Sheekh oo dhan 15 xubnood waxa ay ka kala socdaan wasaaradaha [...]Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
“Waxa La Lahaa Diyaarada Haddii La Taago Dad Baa Xanaaqaya” Cawil Cilmi Cabdalle Hargeysa (Somaliland.Org)- Maayarkii hore ee caasimadda Hargeysa Md. Cawl Cilmi Cabdalle, ayaa markii u horaysay ka hadlay colaada ay ka wadaan deegaamada Buuhoodle kooxaha nabad diidka ahi.waxaanu ugu baaqay inay colaada joojiyaan oo ay ummaddooda nabadgelyo kula noolaadaan. Maayarkii [...]Thursday, February 17th, 2011 Comments Off
“Waxaanu Deeqbixiyeyaasha la Socodsiinaynaa Inaanu U Gudubnay Marxaladii Horumarka” Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa Ha’yadaha caalamiga ah iyo wadamada deeq bixiyeyaasha ugu baaqay inay wax ka bedelaan nidaamka ay Somaliland ula macaamilaan waxaanu tilmaamay inay Somaliland u gudubtay marxaladii horumarka loona baahan yahay in loo kordhiyo deeqaha [...]