Taliyeyaasha Mileteriga Iyo Bileyska Oo Soo Bandhigay Hub Iyo Dhukumanti Ay Ka Qabteen Ciidan..

Taliyeyaasha Mileteriga Iyo Bileyska Oo Soo Bandhigay Hub Iyo Dhukumanti Ay Ka Qabteen Ciidan Lagu Qiyaasay 250 Nin Oo Tababar Ku Soo Qaatay Eriteria, Kuna Hareeraysan Yihiin Ciidamada Somaliland Iyo Itoobiya Hargeysa (Somaliland.Org) – Taliyeyaasha Ciidamada Qaranka ee Milateriga Iyo Booliska, Nuux Ismaaciil Taani iyo Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal) ayaa si wada jir ah […]

Badhasaabka G/Saaxil ma noqon-doonaa mid ka midho Dhaliya Horumarkii G/Saaxil Muddo..

Badhasaabka G/Saaxil ma noqon-doonaa mid ka midho Dhaliya Horumarkii G/Saaxil Muddo Badan Baadigoobka ugu jirtay….. Faallo dheer Kuna Saabsan G/Saaxil. Assaalaama Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Bara kaatu, Waxaan ku bilaabayaa hadalkayga Magaca ilaahay alle kor ahaaye Marka hore waxaan Salaamayaa dhammaan shacbiga walaalahayga ah ee reer Somaliland,waxaan dhammaantiin, Allaha weyn idiinka rajaynayaa inuu ina waafajiyo […]

Bandhig-taariikheedka Hal-doorka Somaliland

Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista (Education and Research Academy) oo loo soo gaabiyo “ERA”, ahna urur waddani ah oo xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa, waxa farxad weyn u ah in uu bulshada Somaliland ogeysiiyo, una soo bandhigo, talo iyo tusaalena ka weydiiyo qabashada bandhig-taariikheed uu magaciisu yahay “Bandhig-taariikheedka Hal-doorka Somaliland”, oo uruku qabanayo Oct/2010, kana dhacaya magaalada […]

Warsaxaafaded: Cadaalad La Daahiyey Waa Cadaalad La Diiday

WARSAXAAFADEED LR.13: CADAALAD LA DAAHIYEY WAA CADAALAD l LA DIIDAY Afar iyo toban bilood ayaa ka soo wareegtay 11kii Juulaay 2009 markii jidgooye lagu dilay Cali Aw Cumar Barre, Mawliid Xassan Cumar, Daa’uud iyo Cali Maxamed Nuur (Bagaashle). Marxuumiintaasi oo wax dambi ah ooy galasadeeni haba yaraatee aysan jirin. Waxa loo gumaaday haybta ay ka […]

Shunning extremism on both sides By Bashir Goth

Burning the Quran, what burning! As President Obama rightly said this is just “a stunt” and without the limelight given to it by the sensation-seeking, globalized media that makes a mountain out of a molehill, Pastor Terry Jones would have remained an unknown pastor holed up in his equally unknown Dove World Outreach Center. His […]

Komishanka Iyo Saddexda Xisbi Oo Isku Raacay In Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka

Komishanka Iyo Saddexda Xisbi Oo Isku Raacay In Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Mar La Wada Qabto Waxay Heshiis Ku Gaadheen In Doorashada Wakiilada Iyo Deegaanka Lagu Qabto December 11 Hargeysa (Somaliland.Org) – Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Saddexda Xisbi Qaran ayaa shalay isku raacay in doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo wakiilada hal mar la wada qabto […]

Jaaliyadda Somaliland ee Yurub oo ugu Baaqay Guurtida inay Degdeg uga Noqdaan Go’aanka

Jaaliyadda Somaliland ee Yurub oo ugu Baaqay Guurtida inay Degdeg uga Noqdaan Go’aanka Muddo-kordhinta London (Somaliland.Org)- Dalladda SSE oo ah urur ay ku bahoobeen dhammaan ururrada jaaliyadaha reer Somaliland ee ku dhaqan qaaradda Yurub, ayaa si kulul u cambaareeyey go’aanka Golaha Guurtidu muddada xialka ugu dheereeyeen goleyaasha Baarlamanka iyo Degaanka ee muranka culus dalka ka […]

Warqad Furan Ku Socota Madaxweynaha Somaliland

Ku: MADAXWAYNAHA SOMALILAND (Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo) RAMADAN KARIIN, DHAMAAN UMMADA MUSLINKU MEELKASTA OO AY JOOGTABA. CANBARAYNTA GO’AANKA GOLAHA GUURTIDA Waxaan marka hore CANBARAYNAYNAA go’aanka ay golaha guurtidu ay wakhtiga iskugu kordhiyeen. Waxaan qabaa in ay tahay arin lagu dag dagay, oo galaha guurtidu ayna ka fakirin danta dadka iyo ta dalka toona. Arinta […]

Dawladda Itoobiya Oo Casuumad Rasmiya U Fidisay Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo

Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Qaaday Olole Diblumasiyadeed Oo Ballaadhan. Dawladda Itoobiya ayaa si rasmiya u cadaysay inay casuumad u fidisay Madaxweynaha Somaliland, Mud: Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) sidaana waxaa lagu sheegay war murtiyadeed ay soo wada sareen Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Abdillaahi Cumar iyo Wasiiru dawlaha arrimaha […]

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Addis Ababa Kulamo Kala Duwan La Yeeshay Madaxda Dalkaas

Addis Ababa (Somaliland.Org) Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ku sugan dalka Ethiopia, isaga oo safar kusii aadan Somaliland ayaa magaaladda Addis Ababa ee casimada Ethiopia kula kulmay wasiirka arrimaha dibeda Ethiopia iyo masuuliyin ka tirsan Safarada Ingiriiska. Warsaxaafaded ku saabsan kulamadas oo safaarada Somaliland ee Ethiopia kasoo baxay ayaa u dhignaa […]

Golaha Guurtida Oo Mudo Kordhin Isugu Kordhiyay Iyaga & Wakiiladda

Hargeysa (Somaliland.Org) Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa muddo-xileedkii sii dhamaanayey ee Golaha Wakiilada ugu kordhiyey mudo laba sanno iyo siddeed bilood ah, waxa ay iyagu iskugu kordhiyeen sadex sanno iyo sideed bilood halka ay Golaha Degaankana xukumada Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqeen in muddo sannad iyo badh gudihii ah oo maanta ka bilaabmaysa in Madaxwaynuhu ku […]

Talooyin ku sabsan doorashooyinka Degaanka iyo Golayasha Barlamanka

RAMADAN KARIIN, DHAMAAN UMMADA MUSLINKU MEELKASTA OO AY JOOGTABA. Waxaan soo dhawaynaynaa tolooyinka ay soo jeediyeen kooxda aqoonyahanada madaxa-banaan. Waxa ay soo bandhigeen talooyin wax ku oola, oo u bahan in ummada Somaliland ka doodan, si loo helo talooyin iyo go’aano la qadan karo. Hadaba, qodabada ay tahay in laga doodo, talooyina laga soo dhiibtaa […]

Lessons from Somaliland

Stephanie Hanson These days, Somalia is known for two things: its pirates and its Islamic militants. When Al Shabaab, the extremist Islamic insurgents based in southern Somalia, claimed responsibility for the July bombings that killed 78 people in Kampala, international concern over the problem of Somalia spiked.

Maamulka Wajaale Oo Beeniyey In Ciidamada Ethiopia Gudaha Uso Galeen Magaaladda

Maamulka Wajaale oo ka hadlay dhaqdhaqaaq Sirdoon Itoobiyaan ahi ka sameeyeen degmadaas “Maalin bay nagu yidhaahdeen (Sirdoonka Itoobiya) waanu shakisanahay oo qolo ayaanu….” Guddoomiyaha Wajaale….WARAYSI GAAR AH Wajaale (Somaliland.Org) Maamulka degmada Wajaale, ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaq la sheegay in Sirdoonka Itoobiya ka sameeyeen degmadaas. Warbaahinta maxaliga ah qaarkood, waxay faafiyeen in Sirdoonka Itoobiya laba nin […]

Anigu waxa aan wax u qabanayaa inta iyagu aanan gaadhin Madaxtooyada ama laga furin

Ahmed Silanyo ayaa mar uu usoo baxay qurbaha la waydiiyay waxa Xisbigoodu kaga duwan yahay Xisbiga talada haya ee UDUB. Ahmed Silanyo isaga oo su’aashaa ka jawaabaya, ayaa waxa uu yidhi “Anagu waxa aanu wax u qabanaynaa inta aan gaadhin madaxtooyada”. Isaga oo hadalkiisa, sii faah faahinaya ayuu waxa uu yidhi wa ayo kuwa aan gaadhin madaxtooyada oo ah “Dhalinyarada, Dumarka, Dadka masaakiinta ee danyarta”.

Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Nadaafada Qaranka

Madaxweyne Siilaanyo wuxuu sheegay in maalintan oo 45-kii cisho-ba hal mar laga wada qaban doono dalka oo dhan, iyaga oo ay ka qayb qaadanayaan shacabka, Shaqaalaha dawlada, ganacsatada-ba, madaxda iyo guud ahaan culimo awdiinka dalka oo dhan. Md Siilanyo waxaa uu tilmaamay inuu arintan ugu talogalay inuu dalku ka baxo bilic iyo nadaafad xumada.

Isbedel,Waa Maxay

Kowdii bishan sagaalaad oo dorraato ku beegneyd ayaa waxaan akhriyay maqaal uu qoray nin runtii agtayda qaali ka ah laguna magacaabo Ahmed Abdi Arwo,maqaalka wuxuu uga magac dhigay uuguna wan-qalay,(Ducooyinaka aan la Aqbalin iyo Siyaasada Somaliland), runtiina meel aan aragtidaa ku dhalliilo kuma arag,nin baa laga sheegayay,(Inaadeer ma afkaygaad kala baxday mise uurkaygaad ku jirtay),

Taliyihii Booliska S/Land Md Saqadhi Oo Maanta Xilka Ku Wareejiyey Taliyaha Cusub Md Cilmi Kabaal

Hargeysa (Somaliland.Org) Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Md Maxamed Saqadhi Dubad ayaa maanta xilkii taliyaha Booliska ku wareejiyey taliyaha cusub ee Madaxweyne Siilanyo usoo magacaabay jagadan, Md Cilmi Rooble-Cilmi Kabaal. Xafladan xil wareejinta oo ka dhacday xarunta ciidanka Booliska ee Taliska Guud ayaa waxa kasoo qayb galay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Somaliland Md Cismaan Garaad […]

Ducooyinka Aan La Aqbalin Siyaasadda Somaliland

Axmed Carwo Waxa laga soo doogay halgan siyaasadeed oo jiitamay., kuna soo biyo shubtay in xukunka dalka ay la wareegaan hoggaan cusub oo ummaddu igmatay muddo shan sano ah. Waa kaan u soo dhoofay inaan taagteyda ku xaqiijyo arrinkan. Illaahay wuu nagu guuleeyey, waanu noo fududeeyey. Waa farxad iyo guul kolka himmiladaadu la mataanowdo ta […]