Kulanki Wasiirka Iyo Madaxdhaqamedka: Bedelisti Taliyaha Aaga Galbeed Md Xudhuun Maxay..

Kulanki Wasiirka Iyo Madaxdhaqamedka: Bedelisti Taliyaha Aaga Galbeed Md Xudhuun Maxay Ka Yidhahden Reer Awdal Boorama (Somaliland.Org) Waxa maanta ka dhacay magaaladda Boorama kulan dhex maray wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Mudane Gabose iyo madax dhaqameedka gobolka Awdal. Kulankan waxa uu ka dhashay cabashooyin madaxdhaqameedka reer Awdal kasoo jeediyeen bedelaadii xukuumadi Somaliland ku bedeshay taliyahii ciidamada […]

Warsaxaafaded: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxas Hayadaha Kala Duwan Ee Somaliland

Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) Waxa uu maanta kulan Saacaddo Qaatay Xafiiskiisa kula yeeshay Madaxda Hay’adaha Madaxa Banaan ee Dalka. Madaxweynuhu waxa uu Madaxda kulankan ka soo qayb gashay kaga Dhegaystay Warbiximo ay ka bixiyeen Hay’adaha ay Madaxda ka yihiin iyada oo masuul walba uu warbixintiisa uu si Tafatiran u soo […]

“Dawladda Ereteriya waxaanu leenahay dalkayaga nooga daaya farogelinta” Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa cambaareeyay dawladda Ereteriya, isla markaana ugu baaqay inay ka waantowdo wax uu ku sheegay farogelin ay ku hayso arrimaha Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay in ay Somaliland ku gedaaman yihiin marxalado kala duwan oo saamayn ku yeelan kara arrimaha nabadgelyada iyo degannaanshaha, waxaanu sheegay […]

Dawladda Maraykanka oo la Filayo Inay Somaliland Sannad Kasta ku Caawiso Adduun Gaadhaya

Dawladda Maraykanka oo la Filayo Inay Somaliland Sannad Kasta ku Caawiso Adduun Gaadhaya Ilaa 26 Milyan oo Doollar Waxyaabaha ugu muhiimsan ee Somaliland doonayso in laga taageero Hargeysa (Jam)-Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa daboolka ka qaaday in dawladda Maraykanku kor u qaaday caawimooyinka uu sannadkii siiyo Somaliland. Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar […]

US to build ties with breakaway Somali republics

NEW YORK — The Obama administration plans to strengthen ties with two breakaway republics in northern Somalia to blunt a growing threat from Islamist extremists accused of links to al-Qaida, a senior U.S. official said Friday. The U.S. will begin “aggressive” engagement with the self-declared northern republics of Somaliland and Puntland, while continuing support of […]

In The Memory Of Sakin Jirde Hussein

IN THE MEMORY OF SAKIN JIRDE HUSSIEN May her soul rest in peace. “Inna Lillahi wa Inna ileyhi Raj’oon Truly we belong to Allah and truly to Him shall we return. Ahmed Arwo On Tuesday 21 of September 2010, we buried a giant humanitarian, a scholar and a pillar of women empowerment in Somaliland. Sakin […]

khaladaadka aynu Samayno Marka aan Salaada Gudanayno

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatu. InshaAllah, Maqaalkan waxa aynu ku soo qaadan doonaa khaladaadka aynu Samayno Marka aan Salaada Gudanayno: Your browser may not support display of this image. 11. Iyada oo la hor maro Qofka Tukanaya: Waa Denbi weyn in la hor maro qofka salaada ku jira, nebgiguna SCW isaga oo arinkaa ka hadlaya waxa […]

A call for peace and achieving the common good To Somaliland, Ethiopia and the Community of Awdal

TOL LEADERSHIP COUNCIL (TLC) Urgent Press release A call for peace and achieving the common good To Somaliland, Ethiopia and the Community of Awdal/Salal regions MINNEAPOLIS, U.S.A, SEPTEMBER 24, 2010–We, The Tol Leadership Council (TLC), founded by a group of concerned scholars, professionals and community leaders of the Gadaboursi (hereafter referred to by the traditional […]

Tol Leadership Council: Education and Training

Education and Training This is the first of a number of educational essays that the The Education[1], Culture, and Training Subcommittee of the Tol Leadership Council (TLC) will present for a broader readership. All the essays will reflect the core philosophy of the TLC which defines the concept of Tol (kinship) as a positive, cohesive, […]

Fadexado & Musuqmasuq Xukuumadda Hore Ee Md Rayale & Masuuliyiin Badan

Xogo Sugan oo Jamhuuriya ku soo Xaqiijiyey Masuuliyiin Badan oo u Daldalan Fadeexado Musuqmaasuq Wasiirka Warfaafintu muxuu ka yidhi dammiinashada Xisaabiyaha TV-ga Qaranka oo lagu helay inuu lunsaday ku dhowaad $160 kun oo dollar? Hargeysa (Somaliland.Org)- Qormada labaad ee dabagalka Jamhuuriya ka diyaariyey hawlgallada baadhisees ee Hantidhawrka Guud ka wado hay’adaha dawladda waxa aynu cadadka […]

“Qofkii imaanaya Boorama, waxuu kusoo dagi doonaa Madaarka Boorama dhawaan” Wasiirka

“Qofkii imaanaya Boorama, waxuu kusoo dagi doonaa Madaarka Boorama dhawaan” Wasiirka Duulista & Hawada SL. +DHAGEYSO – DAAWO Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayay ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Boorama ee caasimadda gobalka Awdal, isagoo booqday Jaamacada Camuud iyo Madaarka magaalada Boorama oo in muddo ah […]

Furista ururada iyo xeer No.14 oo ruxay ajandaha Kal-fadhiga 13aad ee Wakiilada

Hargaysa (Somaliland.Org)- Mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa shalay gudogalay ajandaha kalfadhigooda 13-aad. Fadhigaas shalay oo uu shirgudoominayay guddoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, waxay mudaneyaashu ku gudogaleen ajandaha kalfadhigooda, iyadoo mudaneyaal dhawr ahi aragtidooda ka dhiibteen. Mudaneyaasha doodaa shalay ka qaybgalay waxay si wayn ugu kala qaybsameen in ajandaha lagu xeerka lagu […]

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay in Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi loo soo Rarayo Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Sheegay in Xafiisyada Qaramada Midoobay ee Nairobi loo soo Rarayo Somaliland Wasiiradii reer Somaliland ee booqashada ku joogay Nairobi oo dalka ku soo laabtay iyo Nuxurka Kulamadii ay la Yeesheen Hay’adaha Caalamiga iyo Dawladda Kenya Hargeysa (Jam)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa sheegay xafiisyada hay’adaha Qaramada Midoobay […]

Taliye-ku-xigeenka CID-da Gobolka Awdal oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Arrimaha Lala Xidhiidhinayo

Taliye-ku-xigeenka CID-da Gobolka Awdal oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Arrimaha Lala Xidhiidhinayo Qabashadiisa “Taliyaha CID-da ciidanka ayaa gacanta ku haya oo waa la baadhayaa, waxana lagu haya xarunta CID-da” Hargeysa (Jam)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay taliye-ku-xigeenka laanta Dembi-baadhista Bilayska (CID) ee Gobolka Awdal, kadib markii maalintii Jimcaha mudaharaadyo rabshado watay oo nin […]

Cadowga Somaliland Ma Kala Jecla Cidda Kursiga Madaxtooyada Ku Fadhida

Ahmed Arwo Cadowga qaran leeyahay waa mid hadafkiisu yahay burburinta qaranimada iyo jiritaanka dalkaas, mana kala jecela cidda hoggaanka haysa. Waxa hubaal ah inaan cadowga Soomaliland kala jeclayn Madaxweyne Siilaanyo, Riyaale amba hadday Heblaayo Dacar Madaxweyne ka tahay. Ma kala jecla xisbiyada. Waxa leyskaga caabiyi karaa wadajir iyo midnimo dawlad, dadweyne muxaafidiyo mucaaridba.

“Ma Jiro Weerar La Weeraray Guriga Wasiirka Xananada Xoolaha” Sarkaal Ciidanka Boliska

Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa caawa fiidniimadii markay saacadu ahayd 7dii fiidnimo qarax laga maqlayay guriga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Md Axmed Xaashi Oday. Ciidanka Booliska Somaliland ayaa marki ay tageen goobta qaraxa laga maqlayay waxay sheegeen in qaraxaasi ka dhashay ‘Boiler’ kii ama haanta biyaha kululaysa ee guriga ku xidhnaa […]

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Bixi Cabdi Oo Waraysi Dheer Siiyey..

KULMIYE muxuu ka yidhi Gobollada tirade badan ee Rayaale magacaabay? “Markaad xisbiyo badan sii dayso saddexdii baynu u taag la’nahaye, yaa huba inay u hoggaansamayaan natiijada?” Guddoomiyaha KULMIYE – WARAYSI GAAR AH “Arrinta bariga, dadka aanu wada-hadallada la galaynaa laba shuruudoodbaa ku xidhan oo kala ah…” “Ma joogno wakhti nalagu canaanto waxbay dabciyeen, anaguba markaanu […]

Two Cheers For Somaliland

E. M. Forster wrote, “So Two cheers for Democracy: one because it admits variety and two because it permits criticism.” By this criterion, Democracy is rampant in Somaliland! As Lewis has recently observed in The Guardian, “with virtually no external help [Somaliland Republic] has built itself up by a remarkable series of internal peace agreements […]

Kursi Baanu Rabnay!

Kursi baanu rabnay!! Barkhad M. Kaariye Telefoonka gacantu ma joojin jirin dhawaaqa, kama nasto soo-dhicitaanka khadad kala duwan. Afar ilaa shan masuul ayaa u baratami jiray inay ku kala horreeyaan wicitaanka ama garaacista Telefoonnadaas, iyaga oo la kadlaynaya farriimo isku mid ah, balse farqiga u dhaxeeyaa kaliya uu yahay dadka tebinaya oo kala da’, aqoon, […]