Shaqaalaha Shaqooyinka Siyaasadda Ku Jira Waa La Eryi Karaa

Inta aan shebekadaha qaarkood si khaldan dadka ugu tarjumin isbeddelada noocan ah waxa loo baahanyahay inay shaqadooda weriyenimo gutaan una soo bandhigaan akhristeyaasha in dalalka dimoqraadiga ah ay ka dhacdo oo madaxda cusubi xor u yihiin inay qortaan shaqaale ay ku qabaan kalsooni buuxda si ay u gudan karaan waajibka culus ee loo doortay isla markaan u meelmarin karaan ballanqaadyada ay la galeen shacbiga.

“Komishanka Tacliinta Sare Waxa ay Qabanayaan Inay Darsaan Hawlaha Horumarinta Iyo..

“Komishanka Tacliinta Sare Waxa ay Qabanayaan Inay Darsaan Hawlaha Horumarinta Iyo Hubinta Tayada Jaamacadaha Dalka Oo Digreeto Madaxweyne Lagu Soo Saari Doono” Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ka warantay qorshayaasha Wasaarada Waxbarashada iyo waxyaabaha ugu waaweyn ee ay culayka saarayso ee la xidhiidha horumarinta iyo tayaynta waxbarashada dalka. Wasiirku […]

Tifatirihii Haatuf Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Asbaabaha ku kalifay in Uu Iska Casilo Xilkii

Tifatirihii Haatuf Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Asbaabaha ku kalifay in Uu Iska Casilo Xilkii Uu Ka Hayay Wargeyskaas Tifatirihii wargeyska Haatuf, Maxamed Cismaan Dubbe,ayaa xilkii tifatiranimo iska casilay, taasoo uu ku sababeeyey inay ka dambeysay kaddib markii sida uu sheegay uu mulkiilaha wargeyskaasi, Yuusuf Cabdi Gaboobe, uu wargeyskii u bedelay meel laga caayo beelaha Somaliland […]

Qaar Ka Mid Ah Maleeshiyo Beeleedkii SSC Iyo Tikniko Ay Wateen Oo ISu Soo Dhiibtay Ciidamada Qaranka

Qaar Ka Mid Ah Maleeshiyo Beeleedkii SSC Iyo Tikniko Ay Wateen Oo ISu Soo Dhiibtay Ciidamada Qaranka Somaliland Widhwidh (Somaliland.Org) Wararka naga soo gaadhaya goboladda Barriga Somaliland, gaar ahaan deegaanka Buuhoodle ayaa waxay sheegayaan in tiraba ilaa sadex gaadhi oo Tikniko ah ay maanta isu soo dhiibeen ciidamada Somaliland ee ku sugan deegaanka Widhwidh. Maleeshiyadan […]

Baadhitaan Culus oo Lagu Hayo Shaqaale Ka tirsan Kastmka Kalabeydh iyo Maayirka

Baadhitaan Culus oo Lagu Hayo Shaqaale Ka tirsan Kastmka Kalabeydh iyo Maayirka Gabiley oo ku Mashquulsan Fashilinta Xildhibaano Golaha Deegaanku Wadaan Gabiley oo ku Mashquulsan Fashilinta Xildhibaano Golaha Deegaanku Wadaan Gabiley (Jam)- Baadhitaano culus, ayaa ku socda xubno ka tirsan shaqaalaha wasaarada maaliyada ee ka hawlgala kastamka Kala-baydh oo ka tirsan Gobolka Gabiley, kadib markii […]

War-murtiyeed laga soo saaray kulan ku saabsanaa Xeerka Saxaafadda Somaliland

Kulan lagu dersayay xeerka Saxaafadda Somaliland, ayaa shalay lagu soo gebogabeeyay magaalada Hargeysa. Kulankaas oo muddo laba maalmood ah ka socday Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgaleen xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada, Suxufiyiin iyo sharciyaqaano, waxa gunaanadkiisii laga soo saaray war-murtiyeed la xidhiidha sidii loo hirgelin lagaa ku dhaqanka xeerka Saxaafadda ee xeer No.27 oo […]

“Faylashaa I horyaala waxa ka buuxa heshiisyo aanan ogayn oo aan xilwareejintiina naloogu darin oo…”

M/weyne Siilaanyo oo fadeexado dahsoonaa loogu soo bandhigay kormeer uu Wasaaraddaha ku maray “Faylashaa I horyaala waxa ka buuxa heshiisyo aanan ogayn oo aan xilwareejintiina naloogu darin oo…” Wasiirka Kalluumaysiga Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay kormeer kedis ah ku maray inta badan xarumaha wasaaradda dalka. Kormeerkaas oo ahaa mid lug ah, waxa […]

Bravo To President Siilaanyo over Awdal and Salal issues

At beginning of Siilaany’s Presidency those of us from Awdal/Salal who opposed his presidential candidacy were suspicious about every move that the president were making but so far in relation to Awdals/Salal afairs Siilaanyo has chosen super leadership and Statesman’s style rather than adversary’s deeds. The volume of facts is a large factor, compare to […]

Suaal Iyo Jawaab: Eng Maxamed Xashi Cilmi Wasiirka Maaliyadda Somaliland

S: Ugu horeyn wasiir waxaad nooga warantaa heerka ay korodhay ururinta cashuurta dalku? J: Horta cashuuraha saddexda ugu waaweyni waa cashuuraha beriga, Kastamada iyo dekedda, ururuntii cashuurta beriga waxa korodhay 100%, kastamada waxa kordhay 14%, anaga oo aan wax cashuur ahba kordhin. S: Laakiin, marka la leeyahay 20% ayuu Maxamed Xaashi markuu xafiiska fadhiistayba uu […]

Wasiirka Cusub iyo Masuuliyiintii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo Xilka kula kala Wareegay

Munaasibad loo sameeyey xil-wareejintaasi oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Warfaafinta, kana qaybgaleen masuuliyiintii hore ee Wasaaradda, Agaasimayaasha Idaacadda Radio Hargeysa iyo Telefishanka Qaranka, Wasiirka cusub ee Warfaafinta, xildhibaano, aqoonyahan, shaqaalaha wasaaradda, suxufiyiin kala duwan iyo marti sharaf kale, ayaa ahayd mid la isku waydaarsaday kaftan iyo duur-xul siyaasadeed oo la isku dhex raacinayey khudbadihii madasha laga jeediyey.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo ka hadlay Wacdi uu ka joojiyay Raadyow Hargeysa.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo ka hadlay Wacdi uu ka joojiyay Raadyow Hargeysa. -Maxaa ka jiray inay la xidhiidho aaminaada dhinaca fariiqooyinka ee Culimada? “Culimada waawayn ee reer Hargeysa waan u sheegay oo waxaan ku idhi…” Wasiirka Diinta iyo Awqaafta…WARAYSI GAAR AH Hargeysa (Somaliland.0rg) wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka […]

Gudoomiyaha Wakiiladda oo Caddeyey Inuu Isu Sharaxi Doono Gudoomiyenimada Xisbiga UCID iyo Madaxtinimada S/Land

“Siyaasada xisbigana waxa ka mid ah in 60% ay xilalka xisbiga qabtaan dhalinyaradu, markaana waani isku wadi doonaan in dhalinyaradii oo aan la garanayn la soo kiciyo iyo in xisbiga la keeno dad acyaan ah oo bulshadu garanayso” “Durba waxaa bilaabmay in wasaaradda maaliyadda iyo Golaha Wakiillada ay arrimaha la xidhiidha miisaaniyada wax iska weydiiyaan..baarlamaankuna […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Badhisaab Cusub U Magacaabay Marodijeex, Togdheer, Saaxil iyo Gabilay

Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silanyo ayaa maanta magacaabay Badhisaabo iyo ku xigeeno badhisaab. Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland oo arrintas lagaga hadlayo waxa uu u qornaa sidan: Madaxweynuhu, isaga oo tix-raacaya qodobka 90-aad ee dastuurka JSL, isla markaana tix-gelinaya ahmiyada wayn ee ay goboladani u leeyihiin dhismaha Qaranka, tixgaliyayna kartida, aqoonta iyo […]

Wasaradda Cadaaladda Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saartay Maxaabiista Isdul Buux Dhaafay Jeelasha Dalka

Hargeysa, August 11, 2010 (Haatuf)-Wasiirka Caddaaladda,Prof. Ismaaciil Muumin Aare, ayaa soo saaray wareegto xambaarsan go’aamo cusub oo khuseeya maxkamadaha iyo jeelasha. Go’aamadan oo la sheegay inay ka soo baxeen Guddiga Caddaaladda, waxay ka kooban yihiin saddex qodob oo isugu jira yeedhmo garsoorayaal, beddelaad garsoore iyo in la fududeeyo xabsiyada dalka ee buuxdhaafay. Wareegtadaas oo dhammaystiranina […]

Xukuumad S/Land Oo Shegtay Inay So Dhaweynayso Nabad.., Digniina Ka Soo..

Xukuumad Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Soo Dhaweynayso Dhaqdhaqaaq Kasta Oo U Adeegaya Nabadgelyada, Digniina Ka Soo Saartay Fara Gelin Lagu Sameeyo Talada Ciidanka Qaranka. ”Waxaanu si cad u sheegaynaa in arinta ciidamada qaranka aanay ahayn mid laba beelood ama laba kooxood ka talin karaan ee ay tahay…” Afhayeenka Madaxtooyada Xukuumadda Somaliland, ayaa […]