Madaxweynaha, Sadexda Xisbi Qaran, Guurtida, Wakiilada Iyo Koomishanka Oo Kulan Isugu Yimi

Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa shalay kulan isugu yimi madaxda sadexda xisbi qaran, Madaxweynaha Somaliland iyo komishanka qaranka. Kulankaas oo lagaga arrinsanayay waxa laga yeelayo doorashoyinka wakiilada iyo guurtida oo wakhtigodi soo guda galay, ayaa waxa laga soo saaray warsaxaafaded uu ku saxexan yahay af-hayeenka Madaxtooyadda, Md Cabdilahi Cukuse. Warsaxaafadedkas oo dhamaystiran waxa uu u qornaa sidatan: […]

Toljecle Waxaa Uu u Tanaasulay Danta Qaranka, Hormuudna Ka Noqon Mayno …

Waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan beelaha kale ee aanu walaalaha nahay in ay si wayn uga foojignaadaan dhamaanba wax kasta oo keeni kara is fahan daro, neceb iyo hadalo qalqalafsan oo dadka wada dhashay kala dhex dhigi kara cuqdad iyo cadaawad, waxaana mar walba mihiima in aynu xaqeena ku raadsano wadada sharciga walaaltinimada is xaqdhowrka iyo in aynu ahaano dad aan kala tagayn iskuguna tudhno Odhaahda iyo hadalka wanaagsan oo ah ka macruufka ah sadaqa noqon kara.

UDUB, Waaheen & Qarannews: Somaliland Waa Argagixiso Iyo Siyaasad Mooryaanta Cusub Ee Kusoo Korodh

UDUB, Waaheen & Qarannews: Somaliland Waa Argagixiso Siyaasad Mooryaanta Cusub Ee Kusoo Korodhay Hab-dhaqanka Siyasada Somaliland Waxa dhacday tan iyo intii ay dhamaatay doorashoyinki Madaxtooyada Somaliland ee lagu kala guulaystay ayaa masraxa siyaasada Somaliland waxa kusoo kordhayay oo lagu arkayaa hab-dhaqan cusub oo aan hore loogu aqoon saaxada siyaasadda Somaliland. Hab dhaqankaasi waa mid aan […]

Kastamka Magaalada Berbera oo Muddo ka Yar Bil soo Xareeyey Lacag ka Badan 11 Bilyan

“Saaxil waa gobolka ugu dhaqaalaha badan gobollada Somaliland, runtii in haddana la yidhaahdo waa gobolka ugu dib-u-dhaca badan cid kasta oo reer Somaliland ahi way la yaabaysaa oo ma qaadan karaan, taana waxa keenay maamulladii hore, waayo haddii aannu qofku garanayn wax uu qaban karayo inuu isagu qabto oo uu cid kale ka sugo oo shillinkii meesha ka soo baxayeyna aan khasnadii dawladdana lagu ridin meel aan ku munaasib ahayna lagu bixiyo waa dhibaato.

“Guddidii Loo Saaray Dayntii Cawil Way Soo Celiyeen Arintii, Laakiin Wali Arin Dhamaatay

“Guddidii Loo Saaray Dayntii Cawil Way Soo Celiyeen Arintii, Laakiin Wali Arin Dhamaatay Maaha Hawshaasi, Waana Arin Baadhitaan Danbe U Baahanaysa” Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka Maaliyada Somaliland, Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa sheegay in guddidii loo saaray dayntii Wasiirkii hore Ee maaliyada Mr. Cawil uu sheegay in lagu leeyahay Wasaarada Maaliyada ay soo celiyeen, isla markaana […]

Cause for concern

Ibrahim Mead Ibrahim Mead In pursuing our (right) proposition for the recognition of Somaliland, we shall need compromises in the days ahead, to be sure. not by these self appointed traders of the misery of Somalia, but by the real people the issues are concerned to them! But these conciliation must be, or should be, compromise of issues, not of principles and bottom lines

“Maxkamadda waa la iiga yeedhay, tegina maayo oo….” Waraysi Xoghayaha UDUB

Xoghayaha UDUB oo sheegay in dacwadiisu siyaasadaysan tahay. “Maxkamadda waa la iiga yeedhay, tegina maayo oo….” Xoghayaha guud ee UDUB…….WARAYSI GAAR AH “Waxaad moodaa meel laga soo daarayba inay farsamooyin dahsooni meesha ku jiraan, dayntuna…” Hargeysa (Somaliland.Org) Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Jaamac Yaasiin Faarax, ayaa faahfaahin ka bixiyay dacwad loo haysto oo kaga furan […]

“Labadan ganacsade ee Al-Jaabiri iyo Abu-Yaasir waxa ka dhaxeeya xurguf, waana laba nin oo…”

“Labadan ganacsade ee Al-Jaabiri iyo Abu-Yaasir waxa ka dhaxeeya xurguf, waana laba nin oo…” Wasiirka Xannaanada Xoolaha Hargeysa (Somaliland.Org) Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo degaanka Somaliland Dr. Axmed Xaashi Oday, ayaa sheegay inay xukuumad ahaan go’aansadeen inay u yeedhaan ganacsadaha Xukuumaddii hore dhoofka Xoolaha u xidhay ee Saleebaan Siciid Al-Jaabiri. Wasiirka oo shalay u waramay qaar […]

Somaliland: Promises and Perspectives

The recent Somaliland presidential election represents a singular achievement not seen in the Horn of Africa sub-region for over forty years. The last time an incumbent president gracefully conceded defeat through a democratic electoral process was in 1968, when president Aden Abdulle Osman of Somalia lost to Abdirashid Ali Sharmarke. He went into the history books as the first president in post-colonial Africa to transfer power peacefully to an opposition leader.

Xuseen Cali Ducaale Wuxuu Boobay Dadka

Xuseen Cali Ducaale (Cawil)In badan baa la maqli jiray Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ahaa wasiirka Maaliyadda ee xukuumaddii dhacday ee Riyaale, isaga oo ku faanaya inuu kor u qaaday dakhligii dalka, sicir bararkiina wax ka qabtay. Wuxuu in badan ku faanay in kuwii isaga ka horeeyay oo Axmed Siilaanyo ka midka ahaa ay ku guuldarraysteen arrimahaas.

Hargeysa: Taliyaha Booliska oo ka hadlay niman walxo qarxa lagu qabtay.

Hargeysa: Taliyaha Booliska oo ka hadlay niman walxo qarxa lagu qabtay. “Gacanta ayaanu ku haynaa nimankaa, Alaabtuna…” Taliyaha Booliska Somaliland….WARAYSI GAAR AH Hargeysa (Somaliland.Org) Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Mr. Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa ka hadlay niman waxyaabo ka mid ah walxaha qarxa sitay oo ay gacanta ku dhigeen. Taliyaha Boolisku waxa uu xaqiijiyay in ciidanka […]

Safiirka UK U Fadhiya Ethiopia Oo La Kulmay Sideed Wasaaradood

“Doorashadii Waxa Ay Xiiso Ku Dhalisay Beesha Caalamka Oo Haatan U Heelan Inay Wax La Qabato Somaliland” Norman Ling Hargeysa (Hargeysa) Safiirka Britain u dhaiyada Dalka Ethiopia Normal Ling ayaa shalay kulano la yeeshay ilaa sideed wasaaradood iyo Madaxdoodii uu dhawaan usoo magacaabay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, kuwaas oo ay ka mid ahaan […]