Archive for July, 2010

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka warbixiyay kulan uu la yeeshay Wefti Faransiis ah

Thursday, July 22nd, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shalay kulan la yeeshay wefti Faransiis ah oo maalmihii u dambeeyay socdaal ku joogay Hargeysa......

Duuliyeyaashii Qaybta Libaax Ka Qaatay Duqayntii Somaliland

Wednesday, July 21st, 2010 Comments Off

MIG fighter in HargeisaTaariikhdu waxbay hagtaa, dadkuna wuu haybiyaa… Dhacdo kasta oo dunida ka dhacdaa raad ayey ka tagtaa, siiba dhacdooyinka murgada leh ee ay ka mid yihiin Xasuuqa iyo dil wadareedka lagu bartilmaamaysto Isir iyo Qoomiyad gaara oo aan waxba galabsan.

Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandaha kal-fadhiga 12-aad

Wednesday, July 21st, 2010 Comments Off

Fadhigii golaha ee maanta oo uu guddoominayey guddoomiyaha golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayaashu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen ajandaha kal-fadhiga 12-aad.

Wefti culus oo Faransiisa oo booqday maxaabiista budhcad-badeedda & Aataarta qadiimiga ee Laas-geel

Wednesday, July 21st, 2010 Comments Off

Hargeysa, (Somaliland.org)- Madaxweynaha la doortay Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa shalay qaabilay wefti uu hogaaminayo Safiirka Faransiiska u fadhiya Djibouti Dominique Decherf. Weftigan Faransiiska ahi markii ay socdaalkaas ka soo noqdeen, waxay kulan la yeesheen Madaxweyne Siillaanyo. “Aad baanu ugu faraxsanahay weftigan ka socda dawladda Faransiiska imaantinkiisa. Maslaxadda ka dhaxaysa labada waddana waanu ka [...]

Ciidamada oo Xalay raad-caynayay kooxo la sheegay inay Qorshaynayaan Qaraxyo

Tuesday, July 20th, 2010 Comments Off

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa labada Taliye ee Ciidamada Qaranka Somaliland ee Milatariga Nuux Taani iyo Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad la yeeshay kulan ay kaga arrinsanayaan sidii loo sugi lahaa Amaanka xuduudaha iyo Gudaha Dalka oo ay ka jiraan khatar weeraro qorshaysan oo la duunayo wakhtigan kala Guurka ah in [...]

Guddida ilaalinta hantida xilliga kala-guurka oo digniin u diray cidda isku dayda boob hanti qaran

Tuesday, July 20th, 2010 Comments Off


Wasiirka Gaashaandhiga oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaanka Widh Widh

Monday, July 19th, 2010 Comments Off

Hargaysa, (Somaliland.org)-Wasiirka Gaashaandhiga Saleebaan Warsame Guuleed ayaa ka hadlay weerar

Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Mahad Naq Ah U Qabtey Xubnihii Ugu Firfircoona Ololahii

Monday, July 19th, 2010 Comments Off

Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Mahad Naq Ah U Qabtey Xubnihii Ugu Firfircoona Ololahii Doorashada Madaxtooyada Gaar Ahaan Gobolka Maroodijeex…………………. Munaasibad loogu mahadnaqaayey dhamaan xubnihii ugu firfircoonaa wakhtigii ololaha doorashada madaxtoooyada ee kulmiye ku guuleystye ayaa lagu qabtey hotelka Imperiyal Ee Magaalada Hargeysa . Munaasibadani oo ay aheyd mahadnaq dhamaan gudidii ololaha degmooyinka gobolka maroodijeex ayaa [...]

The Somaliland Orchestra: An African Masterpiece in Democratic Elections

Monday, July 19th, 2010 Comments Off

Somaliland has a special place in the political developments in Africa,especially in the Horn. The country was lucky to be liberated by a group which resembles a mass movement than an authentic liberation force.I spent the 1990s trying to decipher Somaliland and the positions of neighbouring countries and major global powers,when I was so oddly [...]

Nuxurka kulan dhex maray Weftiga UK iyo Shirguddoonka Golaha Wakiilada

Monday, July 19th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka warbixiyay kulan ay la yeesheen Wefti ka socda Dawladda Ingiriiska oo booqasho ku jooga maalmihii u dambeeyay dalka. Guddoomiye

Laascaanood: Madaxii Garsoorka Sool oo la dilay & aragtida Masuuliyiinta Gobolka

Monday, July 19th, 2010 Comments Off

Laascaanood (Somaliland.org)-Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka gobolka Sool marxuum Saleebaan Jaamac Ciise, ayaa xalay lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Halkan ka daawo Madaxweyne ku-xigeenka la doortay oo u mahadnaqaya madaxda KULMIYE ee gobolka Maroodi-jeex doorkoodii xilligii ololaha

Sunday, July 18th, 2010 Comments Off


Madaxweynaha la doortay oo ka hadlay wasiiro la sheegay inuu si hordhac ah u magacaabay

Sunday, July 18th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org)-Xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay War sheegaya in Madaxweynaha la doortay uu magacaabay laba Wasiir oo Xukuumaddiisa ka tirsan. Isla markaana wuxuu ka hadlay wakhtiga uu Madaxweynaha cusub soo magacaabayo Xukuumaddiisa. Qoraal kooban oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Warbaahinta ee Xisbigaas Maxamed Cilmi Aadan, ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaa ku soo baxay [...]

Nuxurka kulan ay yeesheen Madaxweynaha la doortay iyo ku-xigeenka safaarada Ingiriika ee Ethiopia

Sunday, July 18th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.org)-Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay kulan la yeeshay wefti ka socda Safaaradda Ingiriiska ee Addis Ababa iyo waaxda horumarinta caalamiga ah ee Britain.

Taliyaha Booliska oo sheegay inay qabteen Gaadiid Dawladeed oo la dhacay (DAAWO)

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off


Guddiyada ay kala magacaabeen labada M/weyne oo abaabulaya Munaasibado kala duwan & kulankii xalay

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddiyada ay labada Madaxweyne ee Somaliland ee xilka la kala wareegaya u kala magacaabeen qaban-qaabada Munaasibadda xil-wareejinta, ayaa wada hawlo ay ugu diyaar-garoobayaan qabashada laba Munaasibadood oo kala duwan oo qolo waliba dhinaceeda ka abaabulayso, kuwaas oo midkood tahay ta xil-wareejinta. Iyada oo ay arrintay xalay kulan ka yeesheen Guddida uu magacaabay Madaxweynaha xilka ka degayaa.....

Culimada dalka qaarkood oo ka hadlay isbedelka ka dhacay iyo baahida Bulshada ee hoggaamineed

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Qaar ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa ka hadlay Xukuumadda iyo hoggaanka cusub ee la filayo in uu dhawaan soo dhiso Madaxweynaha la doortay, isla markaana waxay talo u jeediyeen Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa la doortay. Iyaga oo baaq u diray shacabweynaha reer Somaliland.....

M/weynaha talada ka degaya iyo Taliyaha Ilaalada Madaxtooyada oo ka hadlay dilkii Ciidanku geysteen

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha xilk wareejinaya ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay fal toogasho ah oo ciidanka ilaalada Madaxtooyadu ku dileen muwaadin ka mid ahaa Qurba-jooga dalka.....

M/weyne-xigeenka xilka ka degaya oo ka hadlay sababta Xisbigooda looga guulaystay iyo Arrimo kale

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne ku xigeenka talada sii haya ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii u horaysay ka hadlay arrimo dhawr ah oo ku saabsan xukuumadda cusub ee uu soo dhisi doono Madaxweynaha la doortay iyo aragtidiisa qaabka ay xukuumadu noqon doonto. Md. Yaasiin, waxa uu sheegay in doorashadii Somaliland ay cashar u noqon [...]

Shabakadaha Cadhaysan Ha Joojiyeen Dagaalka Madaxweynaha La Doortay Iyo Ku Xigeenkiisa

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Shabakadaha cadhaysan ee badankooda laga leeyahay Awdal ha joojiyeen dagaalka ay kula jiraan Madaxweynaha la doortay iyo Ku xigeenkiisa ee aan weli xilka la wareegin iyo beenta ay shacabka Somaliland ku khalkhalinayaan. by A Goth

Wales Somaliland Community Praises Rt Hon Alun Michael, MP Cardiff

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Wales Somaliland Community, has today welcomed and praised Rt Hon Alun Michael, MP for Cardiff South & Penarth for taking the lead in re-launching Somaliland All Party Parliamentarian Group of both Houses of UK Parliament with membership of over 28 MPs and lords signing up at its first meeting.

Birmingham UK: Xaflad Loogu Dabbaaldegay Doorashada

Saturday, July 17th, 2010 Comments Off

Xaflad Dabaaldega kuna saabsan Guushii Doorashadii Madaxtooyada Somaliland oo Lagu Qabtay Birmingham UK (Daawo Sawirada Xaflada dhamaadka Qormadan) -- Taariikhdu markay ahayd 11/7/2010 Waxaa ka dhacday Magaalo Madaxda 2aad ee UK Magaalada Birmingham

Madaxweynaha la doortay oo ka hadlay Qaraxyadii Kampala, tacsina u diray shacabka Uganda

Friday, July 16th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa markii u horreysay ka talo-bixiyey siyaabaha loo xakamayn karo, loona fashilin karo shirqoollada kooxaha argagixisada ah ee isqarxiyaa ka fuliyaan dalalka mandaqada Geeska Afrika.....

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo toogasho ku dilay Muwaadin Qurbaha ka yimi

Friday, July 16th, 2010 Comments Off

Marxuumkan ayaa sida ay xaqiiiyeen eheladiisu waxa uu ka yimi wadanka Ingiriiska, waxaanu muwaadinka geeriyoday kamid ahaa qurba jooga wadanka ku yimi fasaxa. Sido kale waxa shilkan ku dhaawacmay mid kamid ah laba nin oo la socday....

Madaxweynaha la doortay oo magacaabay labadii Wasiir ee u horreeyay Xukuumaddiisa

Friday, July 16th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay labadii wasiir ee u horreeyey xukuumadda cusub ee la filayo inuu soo dhiso....