Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland oo Hambalyeeya Madaxweyne Siilaanyo

Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland oo Hambalyeeya Madaxweyne Siilaanyo
London (Jam)-Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland ee Ingiriiska oo Hambalyo u direy madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxauud Siilaanyo. Haddaba Garyaqaan Sare oo caalami ah oo magaca guddida ku hadlaya Mr.Jeremy Carvey CBE, ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay u qalano aqoonsi oo ay horena Madaxweynihii hore Md Daahir Rayaale ay guddidoodu ugu caddeeyeen in aanay ahayn in Somaliland ay barido aqoonsiga. Fariintan oo Md Mr Jeremy Somaliland u soo mariyay khadka Utube ka daawo halkan oo guji.http://www.youtube.com/watch?v=9LmhGf-dId4