Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland oo Hambalyeeya Madaxweyne Siilaanyo

Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland oo Hambalyeeya Madaxweyne Siilaanyo London (Jam)-Guddi Hoosaadka Saaxiibada Somaliland ee Ingiriiska oo Hambalyo u direy madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxauud Siilaanyo. Haddaba Garyaqaan Sare oo caalami ah oo magaca guddida ku hadlaya Mr.Jeremy Carvey CBE, ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay u qalano aqoonsi oo ay horena […]

Madaxweyne Hambalyo: Waa Wasiirro Hal-abuur yeelan kara!

Qalinkii Maxamed Baashe X Xasan mohamedbashe@hotmail.com Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu magacaabay wasiirro tayo leh. Waxa muuqata inuu madaxweynuhu aqoon uga xishay wax kasta oo kaleba: Annagaa badnaan jirney “laandheere ahayn” oo jagooyin lama taabtaan ah lahaan jirney waxa hafiyey aqoon iyo diyaar ahaansho. Waa halkii Cali Sugulle “Duncarbeede” ka lahaa “Kuftay dhacday […]

New Government, New Dawn

Well done Mr President, you have assembled a great team with Some very poplar names known for their dedication and hard work. The new Government must hit the ground running and do what they are good at doing. I am personally pleased that my old colleague from Oxford House , London is our Secretary of […]

Waddada Madaxtooyada Ee Xukuumaddii Hore Xidhay Oo Dawlada Cusubi Xalay Xayiraadii Xalay Ka Qaaday

Waddada madaxtooyada hor marta ee xukuumadii hore ee madaxweyne Daahir Rayaale ka mamnuucday inay isticmaalaan habeenkii wixii ka danbeeya 6:00-da maqribnimo gaadiidka, ayaa habeenkii xalay ay xayiraadii ka qaaday xukuumada cusub ee madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, islamarkaana loo ogolaaday inay isticmaalaan gaadiidku. Waddada madaxtooyada hor marta ayaa xukuumada hore xidhay sanadkii 2008-kii bishii October […]

Khudbadihii xiisaha lahayd ee madaxweynaha cusub iyo arrimihii uu diirada saaray.

Hargaysa (Somaliland.org)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirada xukuumaddiisa, Madaxweynaha oo xubnaha wasiiradiisa ka dhigay 26 isugu jira wasiiro iyo wasiir ku-xigeeno, kuwaas oo sida uu tilmaamay uu ku xushay aqoon iyo karti, sidaa waxa uu ku sheegay shir-jaraa’id oo uu maanta ku qabtay qasriga madaxtoyada. Sidoo […]

Munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen M/weynaha la doortay iyo M/weynaha xilka wareejinaya.

Hargaysa (Somaliland.org)-Munaasibad balaadhan oo si heer qarana ah loo agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayaan madaxweynaha la doortay Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici iyo madaxwynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin iyo ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa lagu qabtay qasriga madaxtooyada Somaliland. Munaasiabadan oo ay ka soo qayb galeen Shir-guddoonka labada gole baarlamanka golaha […]

BOQOLKA MAALMOOD EE UGU HOREEYA DOWLADA

Haddaba, haddii aan u gudo galo dowladu 100-ka maalmood ee ugu horreeya waxyaabaha ay tixgalinta siinayso waxqabadkeeda, waxaan ku darsan lahaa qodobo dhowr oo aan u kala qaadey: Qaybta koowaad oo hirgalintooda 100-ka maalmood ee ugu horreysa dowladu qorsheysato sdii ay u hirgalin laheyd iyo qaybta labaad oo dowladu ku dhawaaqdo dhaarta madaxweynaha ka dib.

Wefti meeqaam sare oo ay Jabuuti u soo dirtay xilwareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub

Hargeysa (Somaliland.org)-Wefti heersare ah oo ka socda dawladda Jabuuti, ayaa shalay soo gaadhay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Weftigaas oo uu hogaaminayo Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Jabuuti Cali Cabdi Faarax, waxa Madaarka Hargeysa ku qaabilay guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha Wakiillada Somaliland, koox wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumadda talada wareejinaysa, hoggaanka xisbiga KULMIYE, […]

Waasto, Xildoon Iyo Tayo

Ahmed ArwoSaacado ayaa ka hadhay intii hoggaanka cusubi xilka dalka la wareegaayey, sidoo kale ayey isla waqtigaasi ka hadhsan yahay inta xukuumadda cusub lagu dhawaaqaayo. Waxa bulshada hor iman doonta xukuumaddii la sugaayey oo kooban, tayo leh oo qancisa dadweynaha Somaliland ee u jeelay maamul wax qabta, maamul u shaqeeya, xilkas ah, dareen wadaninimo leh, daacad iyo kartina u dheertay. — Ahmed Arwo

Nuxurka kulan dhex maray Madaxweynaha la doortay iyo Madaxweynaha xilka ka degaya

Hargaysa, (Somaliland.org)-Madaxweynaha la doortay Md. Axmed Maxmed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxweynaha xilka ka degaya Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa shalay wada yeeshay kulan saacado qaatay sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada. Warsaxaafadeedkan oo uu ku saxeexnaa Af-hayeenka Madaxtooyada Siciid Cadaani Mooge waxa lagu sheegay inay labada Madaxweyne ka wada hadleen habsami u […]

Ma Kulmiye Ayaa Guulaystay Mise UDUB Ayaa Guul Daraysatay?

Waa isku mid haddana kala kaan, oo kolba dhinaca aad ka eegto. Waxa se hubaal ah in shacbigu guulaystay. Waxa muuqata dhaqdhaqaaq aan hore looga arag Dawladda Hoose oo weligeed UDUB ahayd welina ah, waxa bilaabmay qurxintii iyo bilic soo celintii magaalada Hargeysa. Waxa is-taagay shaxaadkii looga bartay askarta. Yaa wax siiya, bal adba garo. […]