Codkaaga Ku Ciil Bax… Dhammaad Iyo Dardaaran

Waxay ahayd shan sano iyo dheeraad kolkii taxanaha CODKAAGU YAANU CADOW KUGU NOQON aan bilaabay. Waxay ahyd digniin muhiim ah oo ay ahayd in la hubsado si loo helo barlamaan tayo ah oo meel mariya masiirka ummadda, la xisaabtama xukuumadda. Waxa dhacday in reero loo soo xulay laguna doortay. Waxa dhacday in colkii UDUB halkay xukuumadda ka toosin lahaayeen noqdeen qaar gar iyo gardaraba ku raaca, oo ilooba muhimka ay leedaha la xisaabtanku.

Taariikhda Iyo Waxqabadka Siilaanyo

TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO TAARIIKHDII WAXBRASHO: Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE islamarkaasna ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo wuxuu ku dhashay tuulada Dheryalay oo ka tiran degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer. Waxbarashadiisii hoose wuxuu ku dhamaystay magaalada Shiikh. Waxbarashadii dugsiga sarena wuxuu ku qaatay magaalada Boorame. Markuu waxbarashadiisa dugsiga sare dhamaystay sannaddii 57kii […]

Taariikhada Iyo Waxqabadka Ahmed Mohamed Silaanyo

IMG_1155

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE islamarkaasna ah musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo wuxuu ku dhashay tuulada Dheryalay oo ka tiran degmada Ballidhiig ee gobolka Togdheer. Waxbarashadiisii hoose wuxuu ku dhamaystay magaalada Shiikh. Waxbarashadii dugsiga sarena wuxuu ku qaatay magaalada Boorame

TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO

BAAQA Suldaanka Guud iyo Boqorka Beesha Ayuub, oo soo bandhigaya formam

BAAQA Suldaanka Guud iyo Boqorka Beesha Ayuub, oo soo bandhigaya formam loogu talo galay in Beesha lagaga iibsado Shan iyo toban kun oo oo cod ( 15,000) Suldaanka guud iyo boqorka Beesha Ayuub waxay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan guud ahaan shacbiga reer Somaliland ee isbadal doonka, si wadankan loogu yagleelo hogaan hanankara hogaaminta dalkan si […]

Hees: Annagu Kulmiyaanu Nahay

Hees, Annagu Kulmiyaanu Nahay, uu ku luuqaynayo Faysal Yuusuf Cilmi (Faysal-Yare), oo uu tiriyay Mawliid Adan Qolqol, laxankeedana uu leeyahay Cabdilaahi Axmed Xirsi (Wigic). Musiga waxaa tumaaya Axmed Saalax Qasiim Naaji. Qabanqaabadii Amal Cali Maxamed iyo Abwaan Qolqol.

Sawir Noocee Ah Ayay Yeelatay Soo Dhaweyntii Siilaanyo ee Oodweyne??Iyo Dareenadii ku Xeernaa?

Haregysa(Som-)-Soo dhawayntii Cuslay ee Weftiga Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee Kulmiye ee Gobolka Daad-madheedh(Oodweyne), ayaa u muuqata mid wal-wal weyn ku abuurtay xisbiga talada dalka haya ee UDUB,ka dibmarkii ay u eekaatay bilowgii Waji-cusub oo uu yeeshay taageerada Xisbiga Kulmiye ku Leeyahay Beelaha ka soo jeeda Deegaankaasi, Sida ay sheegeen dadka ka faalooda arimahani “Siilaanyo […]