UDUB – Xisbiga Waayay 70% Codadka Dadweynuhu Muxuu Ku Caban Karaa?

Faallo:

Shir jaraa’id oo ay soo saareen xisbiga UDUB oo wax la’aan ka jooga dadweynaha reer Somaliland ayaa xubno aan quus aqoon oo xisbigaa ka tirasani cambaarayn aan macno badan lahayn dusha ka saareen doorashada dalka ka dhacday ee la sugayay muddaha 7 sannadood ah.

Xisbigooda UDUB waxa lo ogyahay inuu qabanqaabinayay qorsheyaal is huwan, Plan A, B, C iyo kuwo kaleba oo ay ka mid ahaayeen:

Halkan Ku Qor Hambalyada Ku Socota Shacbiga Somaliland

safafka codayntaUruro iyo dad badan ayaa soo dirayay hambalyooyin ku socda shacbiga reer Somaliland sidii nabadgelyada iyo asluubtu ku dheehnayd ee ay uga qaybgaleen doorashooyinka, taas oo muujinaysa bisaylka ummadda reer Somaliland ee dadniyo iyo dalnimaba. Haddaba qaar ka mida Hambalyooyinka nala soo gaadhsiiyay ayaa halkan ku qoran (Your views / Aragtidaada):

Komishanka oo ka hadlay wajigii labaad ee doorashada kana digay in la faafiyo warar caydhiin

Hargaysa, (Somaliland.org)-Komishanka Doorashooyinka ayaa shacabka, axsaabta, taageerayaasha axsaabta iyo warbaahintaba uga digay in la faafiyo warar mala awaal ah iyo natiijooyin caydhiin, taasoo sida ay sheegeen abuuri karta buuq iyo arrimo amni darro.

Komishanka oo goordhaweyd shir-jaraa’id ku qabtay xaruntooda ayaa tilmaamay inaan la tukhaatukhin wixii wanaagsanaa ee aynu soo qabanay,

Sugitaanka Natiijada Iyo Jawiga Somaliland 24 Saacadood Ka Dib Doorashada

Guud ahaan xaaladda dalka Somaliland ayaa deggan maalin kadib markii dadku u dareereen inay u codeeyaan musharixiinta saddexda xisbi waxana ay u egtahay in ka midho dhalinta doorashada si weyn loogu guulaystay taas oo amaanta kowaad ay leeyihiin dadweynaha reer Somaliland. Dhinaca kale waxa guud ahaan la ammaanay hawsha Guddida Doorashooyinka qaranka oo iyagu u xilsaarnaa ka midho dhalinta doorasho xor ah oo xalaal ah oo dalka ka dhacda. Tirintii Codadka ayaa weli socota inkasta oo ay ku dhowdahay gebogebo waxana la filayaa tirrada rasmiga ah ay Komishanka Doorashooyinka Qaranku (KDQ) ku dhawaaqi doonaan muddo 7 maalmood gudahood taas oo noqon karta wakhti ka yar 7-da.

Codayntii Doorashada Somaliland Oo La Soo Gebagebeeyey Iyo Tirintii Oo Bilaabantay

(Golisnews)-waxaa si habsami ah u soo geba gaboobay cadayntii doorashada madaxtooyada ee maanta oo sabti ah ka socotay guud ahaan jamhuuriyada Somaliland gobolada ay ka kooban tahay, waxaanay ku soo xidhantay si nabadgelyo iyo xasilooni ah isla markaana aan Dad safaf kujira oo laga xidhay aanay jirin inta badan goobaha caasimada Hargeysa oo qaar ka mida aan mar dhawayd soo marnay qaar kalena telefanada gacanta kula xidhiidhnay.

Doorashadii Oo Si Habsami Ah Uga Bilaabatay Somaliland & Wararka Soo Dhacaya

Hargeysa (Somaliland.Org) Waxa saaka todobadii subaxnimo ka bilaabatay dhamaan gobolada Somaliland doroashada Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Somaliland. Saaka subaxnimadi markay saacadu ahayd todobadii ayaa caasimada Hargeysa waxa wararku sheegayaan in dhamaan gobaha oo dhan si habsami ah u socoto doorashadu, marka laga reebo xaafadda 26ka Juun oo shaqalaha komishanku u shaqaynayan si cag jiidid […]

Somaliland Election Observation Mission – Press Release

Somaliland Election Observation MissionThe international mission to observe Somaliland’s long-delayed presidential election on 26 June 2010, led by UK based development agency Progressio, the Development Planning Unit at University College London and Somaliland Focus (UK) notes that good progress is being made towards holding the scheduled vote this Saturday.

Ambabaxa Xisbiga UDUB Iyo Ifafaalaha Mucaaradka

ARAR: Waxa la gaadhay amintii saxaafaddu falanqayn lahayd geeddi socodka doorashada iyo xilli suxufiga looga baahan yahay in uu sii malo awaalo runta. Taladu waxay ahayd xogogaal u noqo waxii dhacay shalay, u toogo hay waxaa maanta taagan, si aad u odorosto waxa berri iman kara, Falanqaynta intii tamartayda ah waxaan ku salaynayaa aragtida inta badan ee bulshada. — Falanqayntii Qallinkii Xassan Cumar Horri