Archive for May, 2010

Farriinta Kelitaliye Geelle: “Riyaalow Dadka Ha Tusin In Layna Ridikaro”

Tuesday, May 25th, 2010 Comments Off

Farriinta Kelitaliye Geelle: “Riyaalow Dadka Ha Tusin In Layna Ridikaro” Kelitaliyayaasha Afrika iyo kooxaha u adeega waxaa lagu yaqaan inay isasiiyaan xukun iyo hanti dal kuna kacaan dembikasta iyo foolxumo kasta oo ay  xukunka ku xejistaan ilaa laga faramaroojyo awoodda looguna ciqaabo dembiyada ay caqlixumada ku galaan.

TACSI GEERIDA MARXUUM MAXAMUUD QALINLE

Tuesday, May 25th, 2010 Comments Off

Anigoo ku hadlaaya magaca Odayaasha Soomaliland ee Wales waxaan tacsi u dirayaa ehelka, qaraabada, xigaalka, asxaabta, iyo dhammaan Jaalidda Soomaliland ee Wales iyo Soomalida uu dhammaan ku lahaa magaca iyo maamuuska Marxuum MAXAMUUD QALINLE oo ku geeriyooday Jimci 21//05/2010 magaaladan Cardiff laguna aasaayo Isniinta 24/05/2010 isla Cardiff.

Daljire: Waa War Loo Noqon

Tuesday, May 25th, 2010 Comments Off

Cabdillaahi GeeljireDubbe:Waxaan idin weydiiyay, ciddan uu Ina Rayaale leeyahay markaan Yurub tegey ayay caddaadis igu saartay inaan argagixiso sii daayo waa ayo? Illayn waxaynu ognahay in reer Yurub aanay rabin in agagixiso la sii daayo. Ethiopiana waa la mid oo Somali argagixiso lagu tilmaamay sii daaya odhan mayso. Maraykanna hadalkiisa daa oo haddaanu inaga argagixiso inagu sheegin inagaaba buro sidna. Haddaba ma Djibouti baa? Ma Sheekh Shariif baa? Ma shirkadahii uu lacagta ka doontay baa? Ma sheekhii dayaaradda u soo kireeyay baa? Sheekadu Yurub ma aha ee waa ayo? Waa war loo noqon.

Xisbiga KULMIYE oo munaasibad u qabtay masuuliyiin ka soo baxay Xisbiga UDUB

Monday, May 24th, 2010 Comments Off


“Anaga iyo Gaadhigiiba Daadku wuu nala tegay, waanu Ashahaadanay oo waanu dhiman waynay”

Monday, May 24th, 2010 Comments Off

WASIIR KA TIRSAN XUKUUMADDA SOMALILAND OO DAAD KU QAADAY HARGEISA

“Raggii Cigaal ka hor yimi Inkaartiisii baa ku dhacday oo kuligood Daamur baa marsan”

Monday, May 24th, 2010 Comments Off

"Marxuumkii nin aad u culus buu ahaa, boqol qof oo isku jira ayuu ahaa, lixdankii bay umaddeenu tukhaantukhisay, keligii buu noqday. Alle haw naxariistee wuxuu igu yidhi ‘waxaan waayey qof qudha oo ii hiiliya oo yidhaahda dawladnimadaa aynu haysano calan buu Illaahay ina siiyey..."

Talaabo Oo Xabsiga Kala Baxay Guddoomiyihii UDUB Ee Ceerigaabo

Monday, May 24th, 2010 Comments Off

Wasiir ku xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, oo ay hor kacayeen laba Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Bileyska ee Ceerigaabo ayaa shalay barqadii la sheegay inay si badheedh ah xabsiga u gala baxeen Guddoomiyaha Xisbiga UDUB ee gobolka Sanaag Cali Ismaciil Barre (Qasaaye) oo bileysku soo xidheen kaddib markii uu doraad bastoolad ula baxay masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinka gobolka Sanaag.

Rayaale Oo Caddeeyey In Aanu Wax Cafis Ah U Sameynayn Maxaabiista U Xidhan Arimaha Argagixisada

Monday, May 24th, 2010 Comments Off

Qoraalkan ayaa mid aan lagu xusin magacyada xubnaha iyagu argagaxisada lagu eedeeyey, ee wadamada galbeedku ka dalbadeen in madaxweynahu sii daayo. Waxaana dad badani isu tuseen in war saxaafadeedkani yahay mid guntan fariin siyaasadaysan, oo loogu talo galay wakhtiga doorashada.

Xisbiga UCID oo xilal kala duwan maanta magacaabay iyo weedhaha masuuliyiiinta

Sunday, May 23rd, 2010 Comments Off


Guddoomiyaha UCID oo ka hadlay hadal ka soo yeedhay M/weynaha Jamhuuriyadda Jabuuti

Sunday, May 23rd, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maalmihii u dambeeyey kormeer ku marayey qaybo ka mid ah xarumaha ganacsiga ee magaalada Hargaysa, ayaa shalay wuxuu kormeer ku soo maray Saylada Xoolaha ee magaalada, Sariibadda Inji iyo Biriijka labaad....

“Marka laga yimaaddo Edna magaca ay Qaranka u soo hoysay, abaal gaar ah bay igu leedahay Aniga”

Sunday, May 23rd, 2010 Comments Off

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Guddiga Nabadgelyada Laascaanood oo xukun ku ridday Koox dhalinyaro ah

Sunday, May 23rd, 2010 Comments Off

Laascaanood (Somaliland.Org)- Guddiga Nabadgelyada gobolka Sool, ayaa shalay xukun ku riday dhalinyaro fara badan oo habeen hore laga qabqabtay magaalada Laascaanood.....

Boorama: Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga KULMIYE oo lagu xidhay Gobolka Awdal

Sunday, May 23rd, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Siciid Sulub Maxamed, ayaa la sheegay in uu Ciidamada Booliska ee degmada Dila amar ku siiyay in xabsiga loo taxaabo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee degmadaas Carab Cabdullaahi Xaaji Obsiiye......

Miisaanka Siyaasadda ee sadexda Musharax:

Sunday, May 23rd, 2010 Comments Off

Qawmiyad waliba mar bay fursad u heshaa inay cayimto hadafkeeda dawladnimo; taariikhdeeda sugto, mustaqbalkeedana jihayso. Qawmiyadahana waxaa lagu qiimeeyaa madaxda ay doortaan. Ka fiirso ninka shirka kuu tagaya. Doorashada Madaxtooyadu waa fursadii reer Somaliland ku xaqiijinayeen himiladeeda siyaasadeed......

Haween sheegay in Xisbiga UDUB ku fashilmay khiyaamo uu la damacsanaa

Saturday, May 22nd, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- “Maalin hore ayey noo timi anagoo ah dumarkii lagu dhacay Jiifoo-Jaq, gabadha (Xaaska) Badhasaabka Maroodi-Jeex, waxaanay nagu tidhi sheekadiinan (Mashruucii la dhacay) baan wax idiin ka qabanayaa, dabadeed...."

Wararkii u dambeeyay ee Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Degmada Buuhoodle

Saturday, May 22nd, 2010 Comments Off

Buuhoodle (Somaliland.Org)- Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyooday, tiro labaatan ka badana way ku dhaawacmeen dagaal culus oo shalay ka dhacay degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Togdheer......

Traditional Elders Call On Government Not To Disrupt The Election

Saturday, May 22nd, 2010 Comments Off

Editorial - Rayale wages war against the Commission through his minsters The distribution of voter registration cards enters its final phase as the process receives overwhelming public support. The opposition parties praised this crucial step of Somaliland’s democratization. The international community is behind it and the Diaspora Somalilanders congratulated the Electoral Commission for their remarkable achievements particularly their neutrality. -- Read the entire Issue 4 of Uffo in this PDF document

Guddoomiyaha UCID oo ka hadlay xaaladda dalka, Doorashada iyo Xukuumadda

Friday, May 21st, 2010 Comments Off


MAALINTA DOORASHADA IYO KAADHKA CUSUB

Friday, May 21st, 2010 Comments Off

Kala mudan kii hore iyo kan maantu, waa komishanka doorashooyinka. Daliil kale ha doonin ee maalintii ay cayimeen qabashada doorashada, ayaa Madaxweyne Riyaale garabka taabtay Mudane Biikalo oo ahaa xubintii Kulmiye u magacaabay Komishankii ina dhaafay inuu noqdo Wasiir Dawle. Waa tilmaam wacan iyo shaanbad ku dhacday colkii ina dhaafay iyo dareenkii aynu ka haynay.

Guddida Doorashada Somaliland oo qoraal jawaab ah u gudbiyay Wasiirka Daakhiliga

Friday, May 21st, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa jawaab cad ka bixiyey qoraal uu wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cabdillaahi Cirro kaga dalbaday inay baadhitaan ku sammeeyaan dad uu sheegay inay qaateen laba kaadh iyo wax ka badan......

Wefti ka socday Xisbiga KULMIYE oo kormeer ku soo maray Deegaano G. Saaxil ka tirsan

Friday, May 21st, 2010 Comments Off


MAS’UULIYADDA KOOWAAD IYO LABAAD EE DAWLADINIMO WAA …

Friday, May 21st, 2010 Comments Off

Waajibka ugu horeeya uguna culus ee xukuumadi guudka u ridataa waa midnimada dadkeeda iyo difaca jiritaanka qaranka. Waa waxa ugu yar ee laga sugaayo inta xilka haysa.

Bulshada Caalamka oo Xog-Waraysi Siyaasadeed la Yeelatay Xisbiga KULMIYE

Thursday, May 20th, 2010 Comments Off

DSCN0138[1] by you.

“Madaxda UDUB waxaanu leenahay farogelinta qaawan ka daaya arrimaha Komishanka iyo…”

Thursday, May 20th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Ololaha Doorashada ee Xisbiga UDUB Cismaan Cabdilaahi Cigaal (Hindi) oo la xidhiidhay in uu qaatay saddex Kaadh oo ka mid ah kuwa cusub ee codaynta iyo aqoonsiga. Waxaanu Xukuumadda ku eedeeyay in ay farogelisay arrimaha Komishanka....

Khiyaamo la doonayay in lagu dhaco mid ka mid ah Sanaaduuqda Kaadhadhka cusub oo fashilmay

Thursday, May 20th, 2010 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wejigii hore ee qaadashada Kaadhadhka cusub ee codaynta iyo aqoonsiga, ayaa xalay laga soo gebogebeeyay guud ahaanba dalka, iyada oo xalay ay uu fashilmay qorshe looga shakiyay in lagu doonayay in lagu xado mid ka mid ah Sanduuqada laga bixinayay Kaadhadhka cusub.....