KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA SOMALILAND WAA XILKAS U BAAHAN IN LA IS GARABTAAGO.

Ururka Somaliland Forum waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland sida xilkasnimada leh ee ay u wadaan hawshii loo igmaday oo ah suurogelinta qabashada doorashooyinka Somaliland. Komishanku waxa uu ku ammaanan yahay sida ay u abaabuleen diiwaan gelinta iyo beddelaadda waraaqaha aqoonsiga iyo codaynta, go’aanka adag ee ay ka gaadheen muddaynta doorashada Madaxtooyada oo ay maantaba ku dhawaaqeen xilliga uu furmayo Olalaha doorashadu, iyo guud ahaan sida ay u dareensan yihiin xilka qarannimo ee ka saaran hawlaha mas’uuliyadda badan ee ay qaadeen.

Challenges face Somaliland

Since Somaliland declared its independence the executive branch has traditionally been the most powerful institution of governance. If this country to prosper and become recognised state this tendency of monopolising power and abusing the public fund must come to an end. One of the major challenges of achieving good governance is how effectively to control the executive’s power (UDUB) in this scenario and creatively balance its discretionary without plummeting its ability to fulfil its constitutional obligations and political mandate effectively.

Xuskii 18-ka May iyo dabaaldaggii West London Somaliland Community

Urur jaaliyadeedka West London Somaliland Community ayaa maalintii Sabtida ee bishan May ahayd 22-ka ku qabtay, xaafada Hayes ee galbeedka magaalada London, munaasibad balaadhan oo loogu dabaaldagayey sanadguuraha 19-naad ee lasoo noqoshada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibadan oo aan wax lacag ah lagu galeyn, oo ay ka soo qayb galeen tiro ka badan 400 oo qof […]

Doorashadda Madaxtooyadda dallabka riyaale iyo dooda shacabka

Doorashadda ayaa ah shaandho ama miire kala reeba huubaha iyo faa,iidada waxa lagu miiro waxaana faa,iidada ka soo baxdda kala shaandhayntaasi hella shacabka oo ah kuwa iyagu khasaare iyo faa,iido ba gacantooda ku keena. s/land ayey ku soo fool leedahay doorashadda madaxtooyadda oo ay naawilayeen ama sugayeen shacabku mudo 3 sanno ku dhaw. Maddaxwayne rayaale […]

Xukuumadda K/M/G Iyo Udub waan in ay ka dayaan Carqalada Hawsha Beddelaadda kaadhadhka cusub.

….in Shacabka Somaliland , K/ Doorashooyinka , Xisbiyada Qaranka iyo Beesha Caalamkuba ay la socdaan oo ay ogyihiin qorshe kasta oo ay Xukuumadda Udub ee Ku-meelgaadhka ku fadhida Heshiiskii …..ku suurtagelinayso in ay ku fashilinayso hawsha socota….. iyo weliba waxii qorshayaala ee ay la maagan yihiin …… Hadaba Madaxweyne Rayaalow wanaaggii iyo sharaftii ummaddu ku […]

Taliyihii Booliska Dila oo loo xidhay inuu is-hortaagi waayay taageerayaal KULMIYE u soo baxay

Taliyihii Ciidanka Booliska Degmada Dila ee gobolka Awdal Mr. Maxamed Aw Ciise, ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii sida la sheegay uu horistaagi waayey shalay isu-soo-bax boqolaal qof oo ka soo jeeda Degmada Dila ku soo dhaweeyeen wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo murrashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo halkaasi soo gaadhay…..

Xukumadii Riyaale Oo Soo Cusboonaysiisay Mashruucii OLalaha Argagaxisnimada

udub

Waxaanay u muuqataa in xukumada Riyaale qiil u sameenayso barnaamij hore ugu qorsheesnaa, kaas oo ahaa in wakhtigaa doorashada ka hor, maleegaan falal argagaxisnimo, iyaga oo adeegsanayaan tabo iyo xeelado casriyaysan oo u eg kuwa kooxaha Al shabaab isticmaalaan, iyaga oo bartilmaameed ka dhiganaya qaraxyo lagu samaynayo goobo istaraatiji ah iyo dilal gaadmo ah oo lala beegsanyo shakhsiyaad ka midda Siyaasiyiinta Somaliland.

SUUGAANTII IYO HAL-KU-DHEGYADII XILIGII HALGANKA SNM

Inta badan abwaanadu suugaanta waxay u adeegsadaan inay dareenkooda ku cabiraan, wax ku waaniyaan, caadifada dadka ku kiciyaan, wax dhacay kusoo tabiyaan iwm. Sidaas oo kale, ayay barbaartii halganka shamaca u siday u adeegsadeen suugaanta sidii ay u kasban lahaayeen taageerada shacabkooda uguna kicin lahaayeen si ay uga gilgishaan xukuumada kalitaliska ah ee tacadiga iyo gumaysiga la daba taagan………