Saturday, April 24th, 2010 Comments Off
Hadii uu Madaxwayne Rayaale ka Maqanyahay Somaliland Maxaa looga Qaadi waayay Isbaarada Taala jidka hormara Madaxtooyada ee Habeenkii Xaniban?. Qaraxyadii Foosha xumaa ee lagu kacay Somaliland ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawacba soo gaadhsiiyay Muwaadiniin reer Somaliland ah oo ku kala sugnaa Safaarada Itoobiya, Xafiiska UNDP, iyo Xarunta Madaxtooyada Somaliland, kuwaasi oo Qofkasta oo reer Somaliland [...]Saturday, April 24th, 2010 Comments Off
Ogeysiis: Xaflad Dhidibada loogu taagayo Ururka Samafalka ee Calimarshal Trust oo lagu qabanayo London Dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan dalkan UK Gaar ahaan Magaaladda London waxa la ogeysiinaya in kullan balaadhan oo dhidibda loogu taagayo urur samofal ah oo loogu magac daray Halyaygii aan la hilmaami Karin Allah Ha u naxariistee Cali Xaaji [...]Saturday, April 24th, 2010 Comments Off
Jabuuti, 23-Apr-2010 – Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxa ka dhex-oogmay muran xoogan oo ku saabsan qaab isticmaalka dekadda cusub ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kadib markii ay dowladda Jabuuti soo saartay nidaam ka hor-imanaya kii ay markii hore ku heshiiyeen labada dal. Dowladda dhexe Itoobiya ayaa ku gacansaydhay qaabka ay dooneyso dowladda Jabuuti in loo [...]Friday, April 23rd, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Eng. Maxamed Xaashi Cilmi iyo Fu’aad Aadan cadde oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ay ku kacday falal musuq-maasuq, isla markaana ay lunsatay Lacag loogu talo-galay horumarinta gobollada bariga Somaliland....Friday, April 23rd, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiye-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumaddiisa ku eedeeyay ballan-qaadyo been ah, isla markaana wuxuu soo jeediyay in aan wakhti badan lagu luminin Xukuumaddan iyo ballan-qaadyadeeda hadda....Friday, April 23rd, 2010 Comments Off
Friday, April 23rd, 2010 Comments Off
Xisbiga KULMIYE Oo Soo Bandhigay Barnaamij-Siyaasadeedkiisa Haddii Uu Talada Dalka Ku Guulaysto, Kuna Dhawaaqay Inuu Furayo Ururrada Siyaasiga Ah. “Kulmiye waxa haddii uu guulaysto wuxu soo dhisi doonaa dawlad tayo leh oo tiro yar oo saacado kooban shaqaysa. Waxa aannu wax ka qaban doonnaa tayaynta iyo horumarinta Ciidamada Qalabka sida, kobcinta dhaqaalaha, la dagaallanka saboolnimada…..” [...]Thursday, April 22nd, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta si kedis ah ugu amba-baxay dalka Faransiiska......Thursday, April 22nd, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org) Madaxweynaha Somaliland Md Dahir Rayale Kahin ayaa tan iyo maalinti koomishanka doorashoyinka qaranku sheegeen in doorashada madaxwaynaha iyo kuxigenkisu dhici doonta bisha June, haddii eebe idmo, laga soo warinayaa diidmo iyo talooyin kala duwan oo la xidhiidha wakhtiga doorashada. Warar aanu ka helnay ilo xog ogaal ah sida ay sheegayan, Md Rayale ayaa [...]Thursday, April 22nd, 2010 Comments Off
Muqdisho (Somaliland.Org)- Wasiiru-dawlaha arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xiddig, ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay in ay Doorashada suurtogeliso, isla markaana ay qaddiyadda aqoonsiga Somaliland ay kala hadasho Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, taas oo uu sheegay inay suurtogal tahay in ay ka hirgesho. Waxaanu Xukuumadda iyo Shacabka Somalialnd uga digay weeraro uu sheegay inay kaga soo maqan yihiin dhinaca Kooxda Al-Shabaab......Wednesday, April 21st, 2010 Comments Off
Wednesday, April 21st, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa la sheegay inuu qorshaynayo inuu ka hadho tartanka doorashada Madaxtinimada Somaliland.....Wednesday, April 21st, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay olole ka raadisay Aaska Qalfoofkii Marxuum Xasan Saleebaan Wayne oo ka mid ahaa Saraakiishii SNM, isla markaana ahaa sarkaalkii u horreeyay ee lagu dilo dagaalladii dhex maray Taliskii Siyaad Barre iyo SNM.....Wednesday, April 21st, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa qabqabtay dhawr iyo konton qof oo ay sheegeen inay dambiyo kala duwan faraha kula jireen.....Wednesday, April 21st, 2010 Comments Off
“Ninkani Doorasho Haabka Kuma Hayo, Shan Sano Ayaa La Doortay Todoba Sano Ayaanu Fadhiyey, Imikana Waxaan Hubaa Inuu Carqaladaynayo, Aniga Dadku Wuu I Yaqaanaa,Markay Qayladaydii Socon Weydayna Waan Ka Soo Booday” Mujaahid C/Laahi Dirawal Tuesday, April 20th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga KULMIYE iyo Isbedel-doonka UDUB, ayaa heshiis ku kala saxeexday maanta Hargeysa....Tuesday, April 20th, 2010 Comments Off
Tuesday, April 20th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Qalfoofka Allaha u naxariistee Muj. Xasan Saleebaan Wayne oo ka tirsanaa Saraakiishii SNM, isla markaana ahaa Sarkaalkii u horreeyay eek u dhinta dagaalkii SNM iyo Taliskii Siyaad Barre sanadkii 1983-kii, ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay Degmada Balli-cabbane ee gobolka Hawd.....Tuesday, April 20th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Qalabkii u horeeyey ee loogu tallogalay in lagu galo doorashadda madaxtooyadda Somaliland, ayaa shalay dalka soo gaadhay, kaasi oo ay siday diyaarad ka soo qaaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya......Monday, April 19th, 2010 Comments Off
Djabouti (Somaliland.Org)- Baarlamaanka dalka Jabuuti, ayaa maanta ansixiyay Mooshin la hordhigayay oo la doonayay in wax lagaga bedelo Dastuurka dalkaas......Monday, April 19th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa qoraal u gudbiyay Murashaxiinta saddexda xisbi siyaasadeed ee dalka......Monday, April 19th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in muddo 27 sanno ah ka dib maalinta berri ah dib loo aasi doono Maydka mid ka mid ah Mujaahidiintii SNM ee ku geeriyooday Dagaalkii lagula jiray taliskii Siyaad Barre.....Sunday, April 18th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa meel sare ka galay liiska mushaharaadka ay qaataan Madaxweynayaasha dalalka dunida, kuwooda ugu magaca iyo maalka badan......Sunday, April 18th, 2010 Comments Off
Afku waa cagaar, Indhuhu waa casaan, Dibnuhu waa qallayl, Timuhu waa cawlaan, Caguhu waa boodh. Shaadhka badhammada laabta ayaa u furan, wuu xiiqsan yahay, diifta iyo diihaalka dushiisa saaran wuxuu u muuqdaa qof suudal aan sahay lahayn socday muddo sanado ah....