Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE oo munaasibad ku qaabilay taageerayaal ku biiray

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa maanta Munaasibad u qabtay taageerayaasha Degmada Gacan-Libaax ee magaalada Hargeysa.

Munaasibaddan oo maanta lagu qabtay Hoolka Cali Marshaal ee Xarunta Xisbigaas, ayaa waxa ka hadlay masuuliyiin kala duwan.

Halkan ka daawo Munaasibaddaas iyo hadalladii laga jeediyay;