Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo beeniyay Warar laga baahiyay mabda’iisa siyaasadeed

Hargeysa (Somaliland.Org)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada, isla markaana ka soo baxay Xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay warar sheegaya in uu ku biirayo Xisbiga talada haya ee UDUB.

Xildhibaanka oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa sidoo kale ka hadlay xidhiidhka Xisbigooda iyo Jamhuuriyadda Jabuuti.

Halkan ka daawo Shirka Jaraa’id ee Mudanaha;