Halkan ka daawo Wiil metelaya Madaxweyne Rayaale oo la waraysanayo iyo codadka Suxufiyiinta qaarkood

Hargeysa (Somaliland.Org)- Wiilkan oo magaciisa la yidhaahdo Siyaaro, isla markaana ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan Hargeysa, ayaa hadalladan jeediyay mar uu ka hadlayay Munaasibad Xisbiga KULMIYE u qabtay taageerayaal ku biiray…