WAR-SAXAAFADEED : XISBIGA KULMIYE OO MAGACAABAY GUDDIGA OLOLAHA DOORASHADA EE QURBOJOOGGA

 

WAR-SAXAAFADEED : XISBIGA KULMIYE OO MAGACAABAY   GUDDIGA OLOLAHA DOORASHADA EE QURBOJOOGGA

 kulmiye-flag              Osmana Sahardiid Adaani (Xidhiidhiyaha Qurbajooga Kulmiye)

Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada madaxtooyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha.  Waxa aynu ka war haynaa in doorashoyinki Madaxweynaha iyo K/xigeenka ee Somaliland, sida la filayo, inagu soo fool leeyihin dhowaan, haddi eebe idmo.  Sida aynu ogsonahay xisbiga Kulmiye waxa uu aad ugu faanaa taagerada laxaadka leh ee uu ka haysto shacabka Somaliland, haday noqoto dalka gudahisa iyo dibadiisaba.  Sida aynu la wada socono xisbiga Kulmiye waxa uu dalka gudahiisa iyo dibadiisa ku leeyahay guddiyo iyo madax maamusha hawlahiisa iyo geedi socodka xisbiga.  Sidaas darteed, maadama la filayo in dhowaan lagu dhowaaqo qabaashada doorashada Madaxtooyada, isla markaana diyaar garowgi ka socda dalka gudahiisi.  Waxaa la go’aamiyay in la sameeyo guddi farsamo oo ah qurbojooga reer Somaliland ee taageera xisbiga Kulmiye.

XUBNAHA GUDDIDA

Maadama ujeedada ugu weyn ee guddidan tahay taakulaynta iyo fududeynta hawlaha guddiyada Kulmiye ee qurbaha, waxa xubnaheedu ka koobnaan doonan:

a) Guddomiyayasha iyo Madaxda Laamaha Kulmiye ee Europe iyo North America

b) Tagerayasha iyo hormoodka Kulmiye ee Europe & North America, kuwaaas oo takhasus u leh howlaha guddian

SHAQADA, HADAFKA, AWOODA & HAWLAHA GUDDIDAN

a) Taakulaynta xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye, dhanka warbaahinta, wacyi galinta iyo guud ahaan ololaha

b) Taakuulaynta guddiyada iyo laamaha Kulmiye ee Europe & North America, dhinac farsamo, talo & waxii kale ee ay uga baahdan

c) Ka hawlgalka sidii loo heli lahaa ilo dhaqaale oo ka madax banaan kan laamaha xisbiga Kulmiye ee qurbaha

d) Isku duba ridka iyo ka hawlgalida muraaqibin xisbiga Kulmiye oo ka dhoofa wadan walba oo qurbaha ah

DHISMAHA GUDDIDA

Isla markaa, si looga midho dhaliyo hawlaha iyo ujeedoyinka guddidan farsamo, waxa ay u kala hawl gali doona una sii kala farcami doontaa sadex guddi-hoosaad oo kala ah:

  • Guddi-hosadka dhaqalaha
  • Guddi-hosadka warbaahinta
  • Guddi-hosadka Istaraatijiyada

Sadexdaas guddi hoosad mid walba waxa auu yeelan doonaa maamulie iyo maamule ku xigeen.  Guud ahaan guddida olalaha ee qurba joogana waxa guddomiye ka noon doona Md Cisman Saxardiid Cadaani oo ah xidhidhiyaha laamaha Kulmiye ee UK.  Waxa isaguna dhanka masuuliyanta sare ee xisbiga guddidan odey uga ah Dr Maxamed Cabdilahi Cumar oo ah Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Arrimaha Dibedda.

Gebagabadii, waxa xusid mudan, in dhamaan guddiyada xisbiga Kulmiye iyo laamaha Kulmiye ee ku yaala wadamada kala duwan ay hawlahoodii usii wadan doonan sidoodi hore.  Hadday noqoto mid dhaqaale samayn, ururin iyo dar dar olole, isla markaana sidii ay hore ugu shaqayn jireen wax is bedel ah ku samaynayn guddidan olole.  Iyada oo ujeedada guddidan olole tahay sida aan kor kuso xusnay taakulaynta guddidayada qurbaha iyo gudaha, helida ilo dhaqaale oo ka duwan habka imika laamahas dhaqalaha u sameeyan iyo warbaahinta iyo wacyi gelinta.

Xubnaha Guddiga Ololaha Doorashada Xisbiga KULMIYE ee Qurbaha.

Cismaan Saxardiid ‘Caddaani’ (Guddoomiye)

Xubnaha Guddiga Ololaha Doorashada Xisbiga KULMIYE ee Qurbaha.
 
Cismaan Saxardiid ‘Caddaani’ (Guddoomiye)

 Europe
UK, France, Sweden, Norway, Denmark

1. Cabdirisaaq Ibrahim Kooshin Alpho 
2. Faarax Xasan Jagac   
3. Xuseen Caydiid    
4. Abdow Aayir    
5. Cabdi Bacow    
6. Ibraahim Xuseen
7. Axmed Cadare
8. Suldan Kabadhe
9. Xasan Cali Wayd    
10. Xariir Axmed Yusuf    
11. Mukhtaar Tayse   
12. Jama Ahmed (Qaylo)
13. Axmed Carwo     
14. Cali Xaamud Jibril    
15. Caasha Ayban      
16. Maxamuud Raage
17. Maxamed Xirsi Dudo
18. Maxamed Nuur- Xariif
19. Axmed Xasan Cunaaye    
20. Kayse Xiddig 
21. Jibril Cali Muse
22. Nasir Ciise Geljire
23. Mahdi Ibrahim Hassan
24. Khadra Warsame
25. Abdikhalaq M Xaji Abdi    
26. Prof. Maxamuud Muumin    
27. Xasan Cismaan
28. Ibrahim Xujaale 
29. Yurub Qaalib   
30. Axmed Saleebaan Cawad    
31. Jama Indha Case       ?
32. Maxamed Yoonis    
33. Ahmed XajiIbrahim X Maxamed
34. Cismaan Caynteenle  
35. Dahir Jama
36. Jaamac Iidle     
37. Fadxiya Jaamac    
38. Caydaruus
39. Saalax Maxamad Diriye   
40. Muuse Askar     
41. Zakaria Dahir Cige
42. C/Samad Furre    
43. Cabdi Dahir Camuud
44. Maxamed Jama Duale
45. Abdilahi Mohamed Suldan Adami.
46. Kayse Aadan
47. Abdourahman Yasin
48. Maxamed Ibrahim    
49. Abdulqadir M Xarbi     
50. Foosiya  Maxamuud         
51. Osman Abshir 
52. Ali Khadar Hassan    
53. Sulub Warsame Xusen    
54. Cali Jaamac ‘Cali dheere’   
55. Ahmed H Nur     

NORTH AMERICA

1. Ismaaciil Maxed Jama Xayraan 
2. Saxardiid Shaacir
3. Cabdillahi Geeljire
4. Xaashi Ismaaciil
5. Maxamuud Lafcambe
6. Maxamuud Nugidoon
7. Raashiid Gaaruf
8. Prof. Amina Adan
9. Saynab Yusuf X Adan
10. Xuseen Cabdi Ducaale
11. Maxamed Beergeel
12. Abubakar Xaamud Jibril
13. Jama Yusuf Abdilahi Bashe
14. Abdirizak Sharif
15. Mustafe Cartan
16. Asha Hussein Qawdhan
17. Cabdilahi Sellin
18. Ismaacil Shahmaad
19. Hussein Seerar
20. Yusuf Awale Ateye
21. Saleebaan Egeh
22. Ahmed Aden Dheri
23. Ahmed Noor MN
24. C/Rashid Cumar Madobe
25. Mahdi Abdi Gaboose
26. Omer Sanyare Ali Guhaad
27. Saeed Suleiman
28. Dr.Jama Hirad
29. Abdillahi Bulaleh
30. Salim Sahardeed
31. Osman Aw Abdi
32. Dr. Mohamoud Noor  (Abaayo)
33. Shamis qardajeex
34. Dualeh Mohamed Hersi
35. Ahmed Ibrahim Juqdhowr
36. Elmi Isse Gabobe
37. Hassan Abdi Maah
38. Khadra Ibrahim Yussuf
39. Abdirizak Jama Noor
40. Ahmed Suleiman Bidar
41. Abdirahman Ali Essa
42. Mohamoud Ismail Abdi
43. Mohamed Jama Deria
44. Abdi farah Adan
45. Yussuf Awale Ataye
46. Shardeed Mohamed Shacir
47. Osman Aw Abdi
48. Jama yussuf Bashe
49. Yussuf Omar Madobe
50. Mohamoud Shukri
51. Ibrahim Rageh
52. Abdirahman Guleed Abdilla
53. Hassan Giir
54. Yassin Abu-shirac
UNITED ARAB EMIRATES
1. Adan Nugaal 
2. Ibrahim Barre Nuur – Hurre
3. Axmed Shire 
4. Cabdillahi yuusuf Nuur

AUSTRALIA
1-Hassan A.M.Halac
2-Yusuf Cadani Yusuf
3-Xariir Heebe gagale
4-Nimco Yayiin
5-Saciid Daud
6-Mustafe Abobaker Haruun
7-Nimco Yasin
8-Abdi Gani Osman Suleyman
Madaxa guddi hosadka dhaqalaha Iyo ku Xigenkisa
Ismail Xayran
Abdirisiaq Alpho

Madaxa Gudihosadka Warbahinta iyo Ku Xigenkisa
Xariir Ahmed Yusuf
Xasan Osman

Madaxa gudihosadka istaratijiyada
Rashid Garuf
Zaynab H Adan

Suuqgaynta iyo Bandhigidda Hawlaha Guddiga Ololaha     
Cabdi Yusuf Jaamac