Ogeysiis: Shir Telefoonka Ah Oo Hogaanka Xisbiga Kulmiye Kula Hadli Doono Qurba Joogta Somaliland

You are cordially invited to participate in a conference call on Sunday, May 2, 2010 at 2
pm (Washington DC time). You will hear from the Kulmiye leadership and the Kulmiye
candidates for President of Somaliland. The conference will highlight Kulmiye’s
platform and vision for Somaliland. The keynote speakers are Ahmed Mohamed Mohamud
(Silanyo) and Abdirahman Abdillahi Ismail (Saylici). Other speakers include Muse Bixi
Abdi, Dr. Mohamed Abdi Gabose, Bashe Abdi Gaboobe, Mohamed Iskeerse, Mohamed Abdillahi Omar, Kayse Mohamed Cige, Mohamud Xaashi and Abdiraxman Talyanle.

Maxaad noo xadi weyday?

‘Immika ayuu kabo’la-yahay, imisaanu lahayn intaan duca-qabbedu ku soo gaadhin ka fara-qabso. Waar qof maaha, waa mid liita oo aan loo hoyan.’ Weedhahan marar kalla duwan oo badan ayaa laga yaabaa inaad maqasho ruux si hiifleh wejiga looga saarayo ama lagu xamanayaba. Haddaad maqasho qof sidaas la leeyahay, waxaa lagu haystaa waa ‘Maxaad noo xaddi […]

DALJIRE: Xeerka Anshaxa Mafrishka

Dubbe: waaryaa waaryaa. Waar salla calee. Waar hayla soo gelin nacnacda. Keebaa sir qaran qarinaya? Muu iska badheedho oo yidhaahdo waxoogaa aan Djibouti ku qarsanayay ayaa laygaga fadhiistay oo aan ka daba tegeyaa dabadeed shirkaddii faransiiska ahayd bal waxii Alla naga siiyo ayaanu ka soo qaadan doonaa. Hadduu sidaa u hadlo waa xaal rag baanu odhan lahayne…..

Baaq ka so baxay kulankii SSE ee ka dhacay LYON

Taariikh: 26.04.2010 Summad: SSE322125042010 Baaq Baaq ka so baxay kulankii SSE ee ka dhacay LYON Ururka isku xidha Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub (SSE) ayaa Shirweynihiisii 7aad ku yeeshay sannadkan magaalada Lyon ( France ) taariikhdu markay aheyd 16kii ilaa 18kii Abriil 2010. Kullankan oo ku dhacay jawi aad u qurux badan isla markaana fursad weyn […]

Xisbiga Daryeelka iyo Cadaalada UCID UK shir ballaadhan ku

Munaasibadda UCID
London Sabti 24/04/2010, Xisbiga Daryeelka iyo Cadaalada UCID UK oo shir ballaadhan ku yeeshay waqooyi-Galbeed magaalada London wadanka ingiriiska. Shirkaas oo si fiican loo so abaabulay waxa ka soo qeyb galay Gudiyada Xisbiga ee Gobolada oo dhamaan ka kala yimid UK, Gudida Xisbiga Europe iyo xubno ka socod gudida sare ee xisbiga Imaaradka