Xil Magacaabis Xisbiga UCID

XISBIGA UCID OO U MAGACAABAY HUSEIN ABDI DAHIR GUDDOOMIYAHA DHALINYARA EE SWEDEN JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND http://www.ucidparty.com/calaamad.gif Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party ??? ??????? ??????? ‘’THE RIGHTS WE ENJOY REFLECTS THE DUTIES WE OWE’’ 25 Mar, 2010, Somaliland Og: :Xoghayha Guud ee Xisbiga UCID Hargeysa Og: Guddida Fulinta ee Xisbiga […]

Waxa La Ogeysiinayaa Dhammaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Kulmiye Ee Toronto

OGEYSIIS Waxa La Ogeysiinayaa Dhammaan Xubnaha Iyo Taageerayaasha Kulmiye Ee Toronto Iyo Hareeraheeda Inay Ka Soo Qaybgalaan SHIR MUHIIM oo Qabanqaabinayso Laanta Toronto. Shirkan waxa Xaaladda Dalkii Ka Jirta iyo Doorashada Madaxweynaha Inooga Xog Waramaya Xildhibaan Cumar Sanweyneh oo Booqasho Gaaban Inoogu Yimi. Waxa Kale oo Shirka Aynu Kaga Arrinsanaynaa Sidii Reer Toronto Uga Qayb […]

Kulan Jaaliyadda Somaliland Washington DC iyo Donald Payne

EAPI Warsaxaafadeed March 25, 2010 Waxa maanta saacadu markay ahayd 11kii subaxnimo magaalo madaxda Maraykanka ee Washington DC kulan ku yeeshay, Xildhibaan Donald Payne, oo ah gudoomiyaha gudida Africa u qaabilsan ee barlamaanka Maraykanka, iyo xubno ka kala socda Jaaliyada Somaliland ee Washington DC iyo Jaaliyada Columbus Ohio. Kulankanu wuxu u dhacay si waji furan, […]

Somaliland: America’s underestimated friend

Think about Somalia and all that jumps to mind is the image of a lawless country where extremist forces have turned it into killing fields, where people are butchered, maimed and their dignities and human rights are trampled on in the name of a mangled Islam, where piracy is a lucrative business that brings brides […]

US State Department Rebuked Somaliland Government On Human Rights

US STATE DEPARTMENT REBUKED SOMALILAND GOVERNMENT ON HUMAN RIGHTS US STATE DEPARTMENT REBUKED SOMALILAND GOVERNMENT ON HUMAN RIGHTS Ahmed Arwo For the second year running, US State Department strongly berated Somaliland government on human rights violations. It is lamentable rather than improving the malaise highlighted in the similar report in 2008, Riyale administration took the […]