Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Kasoo jeeda gobolka saaxil oo Shir balaadhan Ku Qabsaday dalka uk

Caasimada labaad ee dalka uk magaalada Birmingham dhawaan waxaa ka dhacay shirbalaadhan oo ay isugu yimaadeen dhamaan taageerayaasha xisbiga kulmiye ee kasoo jeeda Gobolka Saaxil( beelaha Ciise Muuse).Shirkaas oo si weeyn loosoo agaasimay,waxaa kasoo qaybgalay dadweyne aad u badan oo isugu jira qaybaha bulshadu ka kooban tahay. Shirkaas oo habsami usocodkiisu ahaa mid qodobaysan,ayaa wuxuu […]

Maanso: Madaxwayne Waa Kee..?

Maansadan oo la yidhaaho Maso waxay jawaab u tahay tixdii cabdillaahi geeljire ee Madaxweyne waa kee. waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Nur qoorubaxay. Halkan Ka dhegayso http://www.saraarnews.com/maso.wav Wuxu yidhi milgaha gabay Murtidiyo sarbeebaha Maahmaahda lagu ladhay Micnihiyo naxwaha culus Ninkastaa ha mariyee Waxa uu ku mudan yahay Maansada hogeediyo Suugaanta muulka ah Sida loogu meel deyey […]

Soo dhaweyntii wafdiga udub ee Minnesota

Waxaa ka dhacdey Magaalada Minneapolis, Minnesota ee cariga maraykanka xaflad aad loo soo agaasimey oo lagu soo dhaweynayey wafdigii udub ee uu hogaaminayey wasiirka arrimaha gudaha ee soomaaliland mr. Cabdillaahi Ciro maanta oo taariikhdu tahay march-28-2010 laguna qabtey hotel Ramaada.