Riyaha Iga Eeg! Qabtii 2aad By Cabdilaahi Geeljire

DALJIRE Riyaha Iga Eeg….. qabtii 2aad By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama […]

“Wada-shaqayn la’aanta Hay’adaha Dawladda iyo tamar-darrada Baarlamaanku waxay keeni kartaa…”

Hayaankii Dheera ee Dooorashada Madaxtooyada I. Hordhac Kooxda aqoonyahanku shirkoodii caadiga ahaa oo ay 16kii February ku yeesheen Akademiyadda Nabadda iyo Horumarinta (APD) waxay kaga doodeen, isla markaana gorfeeyeen guud ahaan horumarka laga gaadhey heshiiskii 6da qodob ahaa. Shirka waxaa qabtay Machadka Daraasaadka iyo Horumarinta (SORADI). Kulanka waxaa daaddihinayey Ku-simaha Agaasimaha SORADI Dr. Haroon H […]

Daawo sawirada Shirkii-Jaraa’id ee Guddoomiyaha KULMIYE shalay qabtay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Akhristayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar ka mid ah Sawirada Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu shalay ku qabtay Hargeysa, kaas oo uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha tuhuno uu sheegay inay so waajahday Shir Saxaafadda laga horistaagay oo dhex martay Xukuumadda iyo Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah…

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka hadlay eriga Dhakhaatiirta iyo Shir Saxaafadda laga horjoogsaday

Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa cambaareeyay tallaabada uu Wasiirka Caafimaadku xilkii ay hayeen kaga eryay 11 Dhakhtar oo ka mid ah kuwa ugu caansan dalka, waxaanu sheegay in shaki ku gedaaman yahay Shir Saxaafadda loo diiday oo dhex maray Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamiga ah iyo Xukuumadda…..