Nin Ruush ah oo lagu eedeeyay inuu qalanayay Gabadh yar oo ka hadlay eedaynta loo jeediyay

Hargeysa (Somaliland.Org)- Nin u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeeyey inuu gabadh yar ka soo xaday magaalada Qardho ee Maamul-goboleedka Puntland, haddana ku sugan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa markii u horraysay faahfaahin ka bixiyey xidhiidhka ka dhexeeya isaga iyo gabadha yar iyo waxa ka jira inuu qabo cudurka halista ah ee Juudaanka, isla markaana ka ganacsado xubnaha jidhka bani’aadamka…….

Yooyootanka Culimadu ma noqon karaa bilowga ku-baratanka Jid ay hore u eedday Soomaaliya?

Marxalado kala duwan ka dib, waxa Dawlad iyo Shacab-ba Somaliland looga xadhko-xidhay ka soo doogashada dhib kasta oo ay keeneen waqtiga iyo waayuhu, balse Bani’aadam dhinac kastaba ha ka soo jeedee uu sabab u ahaa. Shirar, wada-tashiyo iyo kulamo ka dib, waxa qaranimo lagu dhisay in meel looga wada jeedo wax kasta oo dadka iyo dalkaba geyeysiin kara dhib hore dadka waqtigu u baray…..