Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off

Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
Mudane wasiir, waxaad muujisay inaad tahay masuul qaran oo xogogaal u ah sooyaalka taariikheed iyo halganka adag ee dalkeenna loo soo maray. Waxa aad caddeeysay inaad tahay nin aan ka dhiman damiirka iyo dareenkii wadaninimo, oo xumaan iyo xag-xagashoba u diiddan haldoorka iyo biri ma geydayda dalkan u soo halgamay, bulshada Somaliland-na magac iyo maamuusba ku leh.Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off

Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
Maalmihii u dambeeyay waxa jiray Warar soo baxayay oo sheegayay in Garaado ka soo jeeda Gobolka Sool oo ka mid ah kuwo hore uga qayb galay Shir ka dhan ah Somaliland oo lagu qabtay dalka Kenya ay damacsan yihiin in ay Shir ka dhan ah ku qabtaan Tuulada Holhol ee gobolka Sool. Waxaana dhawaan halkaa gaadhay Ciidamo ka tirsan Milatariga Somaliland ee jiidda hore, kuwaas oo la sheegay inay ujeedadoodu qayb ka ahayd ka hor-tagga Shirkaas.....Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
(HolHol, January 25, 2010 Ceegaag Online) Waxaa maant magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaadhay wafti wasiiro iyo xildhbaano ka soo jeeda magaalada Laascaanood, oo ka soo kicitimay magalada Hargaysa, waxaana maanta waftigaasi markii ay gaadheen magaalada Laascaanood ku haka deen gudaha magaalada Laascaanood kadibana magaaladaasi markiiba uga ambobaxeen dhinaca HolHol. Ceegaag Online ayaa heshay [...]Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
Sidaa darteed waxaa la farayaa cida ay khuseyso warqadani in ay u fududeeyaan Md ABDULAH OMAR HUSEIN Hawlihiisa shaqo.Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
Sida la ogyahay afka iyo farta Soomaaligu oo ah waxyaabaha faa’iidadooda aysan kala xigsan ummadda ku hadasha ee Soomaaliyeed; isla markaana ka haray burburkii Qarankii Soomaaliyeed ayaa waxaa soo baxaya khilaaf iyo jaahwareer loo yeelayo ciddii qortay iyo marxalladihii uu soo maray. Si haddaba aynu ummadda Soomaaliyeed ugu soo Bandhigno taariikh dhamaystiran oo xaqiiq ku [...]Tuesday, January 26th, 2010 Comments Off
Ku Simaha Guddoomiyaha Kulmiye Oo Ka Hadlay Xadhiga Lala Maagan Yahay Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Dilkii Ka Dhacay Wajaale “Marka La Dilo Dad Shacbi Ah Laba Odaybaa Loo Yeedhaa Oo La Yidhaa 5 Kun Oo Mag Ah Qaata Dawladaa Bixinaysee” “Maamulkan La Yaabi Maayo Oo Waa Ka Caqligoodu Siiyey Maxamed Xaashi Oo Ay Hore U [...]Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Aniga oo ku hadlaya magacayga, ka waxgaradka iyo qurba joogta beesha Muuse Cabdalle, Habar Yonis, ee uu ka dhashay ninka wasiir ku xigeenka ah, ee ku hadlay hadallada laga naxo, ee foolxumadu ku jirto, waxa aanu xaal marinaynaa dhamaan shacabka reer Somaliland.Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Of all the crimes against humanity attributed to him when he was the chief spy and an agent of death for Siyad Barre’s genocidal regime which allegedly took place in Berbera during the Saudi Arabia’s deportation of the undocumented Somalis!Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Laascaanood (Somaliland.Org)- Laba Askari ayaa dhintay, laba kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii ay magaalada Laascaanood kaga qaraxday waxyaabaha qarxa oo la sheegay in Ciidamadu geeyeen Saldhig ku yaala magaaladaas, taas oo ay markii hore ka soo qaadeen meel la dhigay oo magaalada ka mid ah.....Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Ciidanka qaranka Somaliland, ayaa la sheegay inay gaadheen tuulada Holhol oo ka tirsan degmada Xudun ee gobolka Sool.....Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Hargeysa (Somaliland.Org)- Dawladda Itoobiya ayaa muddo 48 saacadood ah xidhay xadka ay la wadaagto Somaliland, waxaanay joojisay gebi ahaanba isu-socodka gaadiidka ee u kala gudbi jiray labada dal, marka laga reebo Baabuurta Qaadka......Monday, January 25th, 2010 Comments Off
Dubbe:Iyada Arrintii Wasiir ku xigeenka Arrimahu ka hadlay waxba ku noqon mayno oo waxa masaxay hadalkii Wasiirka arrimaha Dibaddu uu ka yidhi hadalkaase waxaan idiin sheegayaa inta nooc ee ay u qaybsan yihiin warsaxaafadeedadu.Sunday, January 24th, 2010 Comments Off
Sunday, January 24th, 2010 Comments Off
Adal Resources & Development Assistance Association (ARDAA) Press Release: A Word of Appreciation to Amoud Foundation ARDAA is a non-profit, community-based umbrella organization established in 2007 in North America to support socio-economic development projects in the Adal regions, coordinate resources and efforts through fundraising, training, capacity building, leadership development, public relations and advocacy. ARDAA congratulates [...]Saturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Saturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Saturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Saturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Shacabka ayaa waxay door bideen in ay dhigaan mudaharaadyo salmi ah, isla markaana ay socod ku maraan wadooyinka iyo jidka hor-mara madaxtooyada Somaliland.Dareenka shacabka ayaa ilaa iyo abaaro 12:30 duhurnimo isa soo taraayey. Hase ahaatee wasiirka wasaarada arrimaha dibada Md C/laahi Maxamed Ducaae ayaa faro cidideed ku fashiliyeySaturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Saturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Saturday, January 23rd, 2010 Comments Off
Labada Xisbi mucaarid ee Somaliland UCID iyo KULMIYE ayaa war sxaafadeed kasoo saaray hadalkii uu dhawaan Wasiir kuxigeenka Khaarajiga Somaliland ku yidhi in Axmed-Siilaanyo laga horjoogsado inuu dalka ku soo laabto, hadaanu cafis waydiisan xukumada Riyaale.