Halkan ka daawo Shirkii Midowga Afrika oo maanta furmay iyo waxyaabaha lagaga wada-hadlay

Addis-Ababa (Somaliland.Org)- Shirkii Midowga Afrika ayaa maanta ka furmay Magaalada Addis-Ababa ee xarunta u ah dalka Itoobiya, halkaas oo lagaga hadlay arrimo kala duwan.

Shirkan oo ay ka qayb-galeen Madaxweynahayaasha dalalka Afrika oo dhan, isla markaana lagaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya iyo Sudan, ayaa sidoo kale lagula kala wareegay Madaxnimada Ururkaas oo lagu wareejiyay Madaxweynaha dalka Malawi.

Halkan ka daawo Warbixin ku saabsan shirkaas;

Somaliland.Org

Hargeisa News Desk